HEADLINES:

Topnews:-Website Waali iyo Hurdo la-aan ku riday Madaxweynaha Kililka 5-aad oo 150 qof loo xiray ?

2
Saturday May 09, 2015 - 23:41:28 in Articles by Dahir Alasow
  • Visits: 9088
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Topnews:-Website Waali iyo Hurdo la-aan ku riday Madaxweynaha Kililka 5-aad oo 150 qof loo xiray ?

    Waagacusub.info - Maamulka Dowlad degaanka Somalida Jigjiga ayaa Xabsiga dhigay dad kor u dhaafay boqol iyo konton qof kuwaas oo lagu tuhmay iney wax ku qoraan Website hurdo la-aan iyo neerfis ku riday Madaxweyne Cabdi Ileey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info - Maamulka Dowlad degaanka Somalida Jigjiga ayaa Xabsiga dhigay dad kor u dhaafay boqol iyo konton qof kuwaas oo lagu tuhmay iney wax ku qoraan Website hurdo la-aan iyo neerfis ku riday Madaxweyne Cabdi Ileey.
Website-kaan oo lagu magacaabo Firimbi.net ama ddspost.com ayaa wuxuu maalin walba faafiyaa sirta iyo sawiradda Madaxweyne Cabdi Cumar .
Cabdi Ileey wuxuu ku guuleeystay inuu gudaha Ethiopia ka xanibo booqashadda Website-yadda DDSPOst.com iyo DDSPost.net hasse yeeshee waxaa ku adkaatay Faadumofirimbi.com iyo Firimbi.net.
Firimbi.net waxyaabaha uu qoro iyo sawiradda uu soo bandhigo dhamaan waxeey ka turjumayaan xaqiiqooyin dhaba oo xog ogaalnimo huwan.
Inkastoo DDSPost.com uu yahay Website ay sameeysteen koox mucaaradsan siyaasadda Cabdi Ileey hadana waxaa la ogaaday iney sawiradda iyo xogta ugu badan bixiyaan Qaar ka mida masuuliyiinta isaga dad ugu xiga.

Ciidanka Nabadsugidda Jigjiga waxeey habeen walba guryaha ugu daataan dadka wata Computer-ka gacanta ama ay ku tuhmayaan iney wax qori karaan.
Nin ku Xeeldheer sida loo burburiyo Website-yadda iyo Emailadda ayey Muqdisho ka casuumeen kooxda Cabdi Ileey laakiin ninkaas oo ay ku shaqeeysanayeen laba bilood kadib waxeey u qoreen fariin ay ugu sheegeen inuu Jigjiga uga baxo 48 saacadood.
Ninka Sirdoonka u qaabilsan Madaxweyne Cabdi Ileey oo lagu magacaabo Deeq Laba Go'le ayaa Xeeldheerahii ay Xamar ugu yeerteen oo ka sugaayay lacagtii uu shaqeeystay wuxuu u qoray " Jigjiga qofka soo galo isagoo Nabad qabo kama laabto,waan xirnaa laakiin adiga nin Maskiina ayaad tahay sidaas darteed degdeg uga bax Magaaladda"
Xeeldheeraha ku taqasusay Cilmiga loo yaqaan Information Technology ayaa markii uu Xamar ku laabtay u sheegay kooxdiisa wuxuu kala kulmay kooxda Jigjiga.
Khubaradda oo ka carooday sidii foosha xumeeyd ee Jigjiga loogu bahdilay waxeey dhex galeen Emailadda Madaxda DDSI gaar ahaan Madaxweyne Cabdi Cumar, Wasiir Deeq Laba Go'le iyo Wasiir Axmed Shukri.
Warbaahinta Waagacusub waxeey bilaabeeysaa faafinta codad iyo Emailadaas macluumaad laga dhex helay.sidoo kalena waxaan ka sheekeeyn doonaa muxuu yahay Deeq Laba Go-le? Yaase xogta siiya Firimbi.net ama DDSPost.com ,Halkaan ka booqo Website-ka Firimbi.net
Share on Social Media

DEG DEG DHAGEYSO: XILDHIBAANO LAGU XIRAY BAYDHABO IYO XIISAD AAD U KACSAN OO LAGA DAREEMAYO?

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article

 

[Daawo] Boliiska Holland oo xiray Wasiirad Turkiya

Dutch police detained Turkish Family and Social Affairs Minister Fatma Betül Sayan Kaya on late Saturday to deport her to Germany after declaring her "undesirable alien." TV video showed the standoff between the ministerial convoy and the Rotterdam police, which was translated between an officer and the minister. After being told to return with her convoy, Kaya retorted sharply, saying "I will go to the consulate building. That is a building belonging to my country and I am a minister of that country." She continued that "there is no such international practice. I don't accept that decision, I reject it and I won't return to Germany." Close to the consulate, a protest of about thousands of Turkish demonstrators continued despite Dutch police used guard dogs and batons to disperse the crowd. On Saturday, Dutch government canceled Turkish foreign minister's flight permit and blocked family minister's convoy from entering the Turkish consulate in Rotterdam. The ministers were due to meet Turkish society ahead of April 16 referendum which will see a constitutional amendment. Turkish foreign ministry asked duty-off Dutch ambassador in Ankara who was on leave not to return 'for a while'. Dutch police dispersed Turkish citizens who took to the streets to protest police's treatment of Turkish family minister. In Turkey, hundreds of people flocked to Dutch missions in Ankara and Istanbul to protest the Dutch government's moves. President Recep Tayyip Erdogan described the move as a measure by "Nazi remnants and fascists". Full Article

 

[Daawo] banaanbaxii ugu weeynaay ee lagu diiday qabyaaladda Madaxweynaha HirShabelle

Daawo banaanbaxii ugu weeynaay ee lagu diiday qabyaaladda Madaxweynaha HirShabelle Full Article

 

[Topnews:-] Madaxweynaha boqol kun - Taliyaha NISA toban kun ? madax aan iska warqabin oo kala socota iyo ceebta hareeysay

Waagacusub.net - Madaxweynaha Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Taliyahiisa Ciidanka NISA Jeneral Gaafow ayaa qaraxii kadib hadalo iska hor imaanaya u sheegay shacabka. Full Article

 

[Daawo] sidii loo xiray Wariye Coldoon oo Hargeysa ka degay

Daawo sidii loo xiray Wariye Coldoon oo Hargeysa ka degay Full Article

 

War deg deg ah: Farmaajo oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

Musharax Xasan Sh Maxamuud ayaa haatan ku dhawaaqay inuu katanaasulay Musharaxnimadiisii, taas ayaana cadeneysa in Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya Full Article

 

[Daawo Live] doorashadda Madaxweynaha Somalia ee Muqdisho ka socota

Watch Live Somali presidential election from Mogadishu Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.

The killer,the kidnapper of Somalia, entered in the US as a migrant

In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Somalia army and Jubaland forces edge closer to conflict

Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article

 

Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article

 

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article

 

The killer,the kidnapper of Somalia, entered in the US as a migrant

In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article

 

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article