HEADLINES:

Waagacusub Radio

Dhageyso: Xasan Sheekh "Dowlada Farmaajo hal way igaga wanaagsan tahay, labana way igaga liidataa"

Hits: 5967 | Thursday October 18, 2018 - 04:41:16
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey idaacadda VOA, isaga oo ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo xisbi siyaasadeedkii uu dhowaan sameystay. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda madaxweyne Farmaajo ku dhaliilay arrimo badan, sida amniga, khilaafka maamul goboleedyada iyo qaabka ay u wajahday xiisadda Turkiga iyo Sacuudiga ee ka dhalatay weriyaha la la'yahay. Madaxweyen Xasan Sheekh ayaa sheegay in marka uu qiimeeyo dowladda Farmaajo ay dowladdiisa kaga liidato dhinaca sugidda amniga iyo qaabka ay u wajahday iyo sida ay ula macaamisho maamul goboleedyada, balse waxa uu sheegay inay kaga wanaagsan tahay kobcinta dakhliga dowladda usoo xarooda. Amniga Muqdisho ayuu sheegay inuu ku xiran yahay amniga gobollada ku xeeran, wuxuuna shaaca ka qaaday in ayada oo aan Al-Shabaab laga sifeyn labada Shabeelle, aysan Muqdisho ammaan noqon doonin. Mar uu ka hadlayey xisbiga uu dhowaan sameystay ee UPD, waxa uu sheegay inuu la mid yahay xisbiyada kale ee dalka laga sameeyey, islamarkaana ku dhawaaqista xisbi aanu macnaheedu ahayn inuu olole doorasho billaabay. "Dalka waxaa ka socda diiwaan-gelinta xisbiyada, qof walbana waxa uu la yimid weelkii uu wax ku shuban lahaa, markii Xasan Sheekh xisbi sameystay maxaa loo yiri olole ayuu billaabay, kuwii kaleba lama dhihinee" ayuu yiri Xasan Sheekh.

Click here to listen »

Dhageyso Xoghayaha guud ee Rugta Ganacsiga Somalia oo kashifay sababta loogu xanibay Muqdisho Airport xilli uu ku socday Jubaland

Hits: 3225 | Tuesday October 16, 2018 - 19:16:32
Xoghayaha Rugta Ganacsiga iyo Warshedaha Soomaaliya sidoo kalena ah Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha Maamulka Jubaland Shaafi Raabi Kaahin ayaa maanta lagu xannibay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Xoghaye Shaafi, oo la hadlay Saxaafadda isaga oo ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Muqdisho gaar ahaanna Garoonka Aadan Cadde maanta loogu xiray hadal uu ka jeediyay shir ka dhacay Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga.

Click here to listen »

Dhageyso Dowladda Somalia oo heshiiskii uga baxday Mukhtar Roobow iyo Wasiirkii qaabilsanaa oo qiray

Hits: 4503 | Thursday October 11, 2018 - 10:31:10
Dowlada federaalka ee Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtey in aysan sax ahayn in Sheekh Mukhtoor Rooboow oo horey uga tirsanaan jirey Al-Shabaab, marna noqdey ku xigeenka hogaanka jabhada, uu u tartamo madaxweynenimada Koonfur Galbeed. Arrintaas iyo waqtiga ay dowladu ka hadashey ayaa hadal hayn bulshada ka dhexdhalisey, maadaama uu mudaba caddaa qorshaha Sheekh Mukhtaar Rooboow. Inkasta oo ay dowlada iyo Sheekh Mukhtaarba ka hadleen is-afgaradki ay gaareen sanad ka hor, hadana ma jirin wax faah faahin ah oo warbaahinta laga siiyey heshiiska, sida uu xiriirkooda ku biloowdey iy waliba qorshahooda. Cabdirishiid Cabdullaahi Maxamed waa wasiirki hore ee Wasaaradda Difaaca ee xukuumadda Ra'iisul Wasaare Xassan Cali Khayre, horeyna usoo qabtey xilka gudoomiyaha gobolka Bay. Sida uu VOA la wadaagey, isaga ayaa billaabey wadahadalada wadaxaajoodka, waxana uu sheegay in dawladdu ayna ku saxsaneyn go'aankeeda

Click here to listen »

Dhageyso biloowga Cod sira - Qiso dhexmartay Wasiir Hirshabelle iyo gabadh uu qabay oo London UK ka tagtay

Hits: 7930 | Wednesday September 05, 2018 - 01:09:36
Dhageyso biloowga Cod sira - Qiso dhexmartay Wasiir Hirshabelle iyo gabadh uu qabay oo London UK ka tagtay

Click here to listen »

Dhageyso Taliye ku xigeenkii NISA oo sir culus kashifay - Cabdalla Tarbiici

Hits: 4004 | Thursday August 30, 2018 - 08:49:13
Taliye xigeenkii Jeneraal Cabdalla Cabdalle Maxamed ayaa xog badan ku soo bandhigay wareysi uu bixiyey isagoo ka hadlay arrimo fara badan oo ku xeeran hay'adda NISA iyo dhacdooyinkii qabsaday. Taliye ku xigeenkii koowaad hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa sheegay in xafiiskiisa la jabsaday, loona diiday inuu galo, iyadoo lagala baxay sir Qaran oo muhiim ah, isagoo mas'uuliyadda arrintaasi dusha u saaray madaxdii Hay'adda, wuxuuna ku tuhmay inay ka danbeeyeen xubno Alshabaab ka tirsan oo ku dhex jira Hay'adda Jeneraal Cabdalla Cabdalla Maxamed oo wareysi siiyey VOA ayaa sheegay in laga goostay mushaarkii iyo gunadii, isla markaana halis loo geliyay caddow uu muddo badan la dagaalameyay, wuxuuna baaq u diray madaxda sare ee dowladda iyo Baarlamaanka Soomaaliya.

Click here to listen »

Dhageyso Amiirka cusub ee Al-Shabaab oo sir culus shaaciyay iyo qiyaanadda Farmaajo -Ethiopia la damacsan yihiin Somalia ?

Hits: 8362 | Thursday July 12, 2018 - 01:45:42
Dhageyso Amiirka cusub ee Al-Shabaab oo sir culus shaaciyay iyo qiyaanadda Farmaajo -Ethiopia la damacsan yihiin Somalia ?

Click here to listen »

Dhageyso Wareeysi Qalbidhagax sii deeyntiisii iyo la kulankiisa Ra'isulwasaaraha Ethiopia oo codsaday

Hits: 8359 | Friday June 29, 2018 - 02:25:40
Dhageyso Wareeysi Qalbidhagax sii deeyntiisii iyo la kulankiisa Ra'isulwasaaraha Ethiopia oo codsaday

Click here to listen »

Dhageyso Wariye Harun Macruuf oo soo bandhigay Dilkii askarta Somalia 1978

Hits: 10010 | Monday June 25, 2018 - 19:09:39
Horraantii sannadkii 1978-kii ciidamada Soomaaliya ayaa waxay gudaha ugu jireen weerarkooda ay horey ugu sii socdeen Itoobiya, oo markaas dagaal uu kala dhaxeeyey Soomaaliya. Dhinaca kale adawladda Itoobiya oo ay taageerayaan xulafadii Ruushka, Cuba, Yemen iyo waddamo kale waxay weerarro ku qaadayeen fadhiisimada safka hore ay ku leeyihiin ciidamada Soomaaliya. Ciidamada cirka ee Itoobiya ayaa duqeeyey saldhig ku yaalla meel ku dhow Jigjiga, iyagoo waxyeello culus gaarsiiyay ciidankii iyo taangiyo ay Soomaaliya lahayd. Intii uu dagaalkan socday waxa dhacay fal ay saraakiisha sare ee ciidamada dawladda Soomaaliya ku khaarajiyeen askartii ugu badnayd ee Soomaali ah ee hal mar lagu laayo goob keliya.

Click here to listen »

Dhageyso VOA oo dood adag ka qabatay heshiiskii Ethiopia iyo Dowladda Farmaajo -Wasiir Dahir Geelle-Abukar Arman iyo Abdiwahid Khaliif

Hits: 4274 | Saturday June 23, 2018 - 13:44:57
Barnaamijka faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay heshiiskii ay Muqdisho ku gaareen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra'iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed. Heshiiskaas oo dhowr qodob ka koobnaa waxaa ugu muhiimsanaa qodobka ka hadlaya in la wada maal-gashto afar ka mid ah dekadaha Soomaaliya. Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya barnaamijka.

Click here to listen »

Dhageyso Qatarta iyo khiyaanooyinka Qaran ee ku jira qodobadii Farmaajo iyo Abiy kala saxiixdeen

Hits: 2986 | Monday June 18, 2018 - 15:19:22
Hadaba maxay yihiin heshiisyada jiray oo lagu xusay war murtiyeedka, maxay ka dhigantahay maalgahsiga dekadaha iyo furashada qunsuliyado – su'aalahaas ayaa VOA weydiisay Dr Axmed Maxamed Kheyre oo shahaada PHD ka haysta Qawaaniinta Caalamiga ah. Dr. Axmed Maxamed ayaa ugu horeyn sheegay in heshiiska labada dowladood qodobada uu ka koobnaa ay jiraan qodobo u baahnaa in la fasiro lana caddeeyo ujeedka laga leeyahay, isagoo sii raaciyey inay jiraan kuwa kale oo dhalinayo su'aalo badan, Sidoo kale Dr. ayaa sheegay inay isaga la tahay inay heshiiskaas ku jiraan qodobo kale oo qatar ku noqon kara Madaxbanaanida Soomaaliya isla markaasa uu mid mid u kor istaagayo. Ugu horreyntii wuxuu sheegay in heshiisyada hadda la kala saxiixday ay daba socdaan safar hore oo uu Farmaajo ku tagay Adis Ababa 3- 5 Bishii March sanadkii 2017, kulankaas waxaa laga soo saaray war murtiyeed, war murtiyeedkaas waxaa kamid ahaa inay labada dal isku raaceen in la hirgeliyo heshiisyadii hore ee la saxiixday, lana dardargeliyo nidaamyadii iskaashiga ay jiray. Dr. Axmed ayaa tilmaamay inaan la caddeyn heshiisyadaas cidda lala galay isagoo yiri " Ma heshiisyadii dowladihii hore galeenaa, ma heshiisyo Maamul Goboleedyada galeenaa, mise waa heshiisyo ay galeen hoggaamiye kooxeedyadii lama caddeyn, marka laga hadlayo arrimaha caalamiga waxaa muhiim in la caddeyo waxa laga hadlayo iyo waxa laga heshiinayo, iyadoo aan intaas la caddeyn ayaana la sameeyey guddi heer sare ah labada dhinac ah oo heshiisyada dhameystira. Dr. Axmed oo sii hadlayey ayaa yiri " marka aad u timaado, war muriyeedka ay labada hoggaamiye soo sareen, waxaa ku jiro qodob arrintaas xoojinayo ama daba socdo, tusaale ahaan qodobka seddedxaad ee heshiiska ku jiro ayaa ah 3 – Labada mas'uul waxay soo dhaweeyeen dhismaha guddi ka shaqeeya iskashiga labada dal oo horey loogu heshiiyay, kaasi oo ah heer wasiiro, kaasi oo ka shaqeyndoona horumarinta ilaaqaadka diblomaasiyadeed iyo midka ganacsi ee labada dhinacaba leh. Marka midda in la caddeeyo u baahan waa heshiisyadaas waxa ay yihiin iyo cidda lala galay" Dr. Axmed ayaa dowladda iyo Baarlamaanka ugu baaqay inay dib ugu noqdaan heshiisyadaas waxa ay yihiin iyo cidda lala galay si looga fiirsado go'aanada ay qaadanayaan labadada guddii ee la sameeyey si looga fogaado in la saxiixo heshiisyo dalka wax dhimayo. Wuxuu ka digay inay soo bixi karaan heshiisyo halis ah oo ay saxiixeen hoggaamiye kooxeedyadii, Maamul Goboleedyada iyo dowladihii hore ee midaan madaxweyne Farmaajo kaga horreeyey xukunka.

Click here to listen »

Dhageyso Puntland oo si adag uga hadashay taageeradda Farmaajo siiyay Maamulka Hargeysa

Hits: 3142 | Wednesday June 06, 2018 - 07:31:35
Dhageyso Puntland oo si adag uga hadashay taageeradda Farmaajo siiyay Maamulka Hargeysa

Click here to listen »

Dhageyso Farmaajo oo weeraray Gudoomiyaha Maxkamadda sare oo diiday xilka qaadistiisii sharci daradda aheyd

Hits: 4505 | Tuesday May 29, 2018 - 07:02:19
Dhageyso Farmaajo oo weeraray Gudoomiyaha Maxkamadda sare oo diiday xilka qaadistiisii sharci daradda aheyd

Click here to listen »

Dhageyso VOA oo dagaalka Tukaraq dhinac la safatay

Hits: 14204 | Friday May 25, 2018 - 01:47:16
Dagaal culus ayaa maanta mar kale ka qarxay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland. Dagaalka oo saacado badan qaatay ayaa labada dhinacba ay xaqiijinayaan in khasaare uu dhaliyay inkastoo aysan tirada saxda ah faahfaahin karin. Somaliland ayaa ku eedeysay Puntland inay dagaalkaasi soo qaaday, guulana ay ka gaartay. Dhinaca kale, Puntland ayaa inayana dagaalka ku eedeeysay Somaliland, iyadoo sheegtay in ciidamadeedu ay guulo ka gaareen. Wariyayaasha VOA-da Sagal Mustafe Xassan iyo Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixino dagaalka ku saabsan noo soo diray.

Click here to listen »

Dhageyso Duqa Muqdisho oo kooxda Farmaajo weerar ku qaaday kadib markii xilka qaadistiisa ogaaday

Hits: 7851 | Wednesday May 02, 2018 - 18:22:19
Dhageyso Duqa Muqdisho oo kooxda Farmaajo weerar ku qaaday kadib markii xilka qaadistiisa ogaaday

Click here to listen »

Dhageyso been abuur laga sameeyay Ciyaartooydii Bajaajka la saaray - Jilitaan beena idaacadaha

Hits: 4868 | Wednesday May 02, 2018 - 03:12:17
Dhageyso been abuur laga sameeyay Ciyaartooydii Bajaajka la saaray - Jilitaan beena idaacadaha

Click here to listen »

Dhageyso Taliyaha Ciidanka xooga dalka oo qirtay inuu lacagtii Emirate-ka fasaxay -horeyna loo keeni jiray

Hits: 10112 | Wednesday April 11, 2018 - 20:48:27
Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka ayaa ka hadlay lacagta 8-dii Bishan lagu qabtay Garoonka Magaalada Muqdisho ee Imaaraadku waday oo Qoraal uu ugu fasaxayo ay faafisay Imaaraadka ee Muqdisho. Lacagtaas oo gaareysay 9.6 Milyan oo Doolar ayuu sheegay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen (Gorod) inuu subaxdii Axadii qoray qoraalka, balse markii la rabay in la hubiyo ay diideen. Sida warqadda ay ku qornayd, Gorod, waxa uu ku sheegay inay uga imanaysay magaalada Boosaaso, looguna talagalay iney ku baxdo Ciidamda ay Gacanta ku hayaan Imaaraatka Carabta iyo Tasiilaadka ay u baahan tahay Safaaradooda ku taala Magaalada Muqdisho. Jeneraal Gorod, wuxuu ku doday inuusan ogeyn sababta loo baaray iyo sida markii hore loola macaamili jiray, isagoo sheegay in haatan baaris ay ku socoto lacagta la qabtay ee Sagaalka milyan iyo barka ah, lagana war sugo waxa ka soo baxa baaritaanada. DHAGEYSO WAREYSIGA TALIYAHA EE VOA-DA

Click here to listen »

Niikadii aduunka iyo Heesta Iyeeyoow Fanaan Xasan Adan Samatar

Hits: 430 | Sunday April 08, 2018 - 05:13:53
iyeeyow_iyeeyow_xasan_adan_samatar

Click here to listen »

Dhageyso Nin caana oo ku riyooday "Somalida ha akhriyeen Lag Quraan -boqol marro"

Hits: 8036 | Thursday March 22, 2018 - 02:03:44
Waa Riyo aan ku Riyooday Somalida oo La ii sheegay in ay akhristaan, Lag Quraan. Waa Boqol Mare ama Boqol Khidmo. Qofba sida uu u yaqaano.

Click here to listen »

Dhageyso Al-Shabaab oo Askartii Kenya dhameeyay debna qabadsiiyay Xaruntii Isgaarsiinta Safaricom

Hits: 6129 | Saturday March 03, 2018 - 12:42:52
Dhageyso Al-Shabaab oo Askartii Kenya dhameeyay debna qabadsiiyay Xaruntii Isgaarsiinta Safaricom

Click here to listen »

Dhageyso Ninkii isqarxiyay oo Noqday Mareexaan uu Farmaajo Gedo ka keenay iyo Codka laga duubay intuu isqarxin ka hor Cabdullaahi sheekh Aadan Sheekh Axmed Guure

Hits: 8116 | Monday February 26, 2018 - 10:06:08
Cabdullaahi sheekh Aadan Sheekh Axmed Guure oo Ku magac dheer Cadiyatullaah kanasoo jeedo beesha Mariixaan ee degto gobolka Gedo wuxuu ahaa Ninkii fuliyay weerarkii Naf-hurnimo ee ka dhacay Hoteelka Doorabin ee kaabiga ku haya xarunta Nabad sugidda DF-ka ee Habar Khadiijo loo yaqaan.

Click here to listen »

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article