HEADLINES:

Waagacusub Radio

Dhageyso taliyahii Al-Shabaab uga dagaalami jiray buuraha Galgala oo Dowladda Somalia isu dhiibay

Hits: 4461 | Saturday June 07, 2014 - 18:36:49
Hogaamiyahii argagixisada Puntland oo isu dhiibay Dowladda Somalia. Anigoo ah Sheikh Maxamed Siciid Maxamed (Atom), waxaan u hayaa shacabka Soomaaliyeed farriin muhiim ah. Waxaan in muddo ah u dulqaadanayey qaladka Axmed Cabdi Godane iyo shabakadiisa ay ku hayaan shareecada Islaamka iyo dadka muslimiinta ah. Waxaan maanta go'aansaday inaan iskaga tago Xarakada Al-Shabaab arrimo badan awgood. Waxaa dhalinyarada loo sheegay in loo dagaalamayo iskuxirka shareecada islaamka, dadkana waxbay ka xukumaan, haddana Axmed iyo shabakadiisu shareecada ma qabato umana hogaansamaan. Waxey baneysteen dhiiga shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah, sidaas darteed waxey ku laayaan suuqyada, jidadka ilaa masaajidka. Waxey baneysteen dhiiga Culumada Muslimiinta iyo qof kast oo muhiim ah oo ay mas'alo isku khilaafaan, ilaa culumada ku dhex laayaan masaajida dhexdeeda. Jihaadku waa Cibaado Allaah baa iska leh, waa wax laga doonaayo muslimiinta oo dhan, weliba iyagoo isku duuban. Axmed Cabdi waxa uu ka dhigtay wax uu isaga iska leeyahay, sidaas daraadeed, waxuu amar ku bixiyey in la laayo, hubkana laga qaato cidii kale ee hub qaadata, waxeyna ka dhigaan mid ay dilaan, mid ay xiraan, mid ay duleeyaan iyo mid iskaga carara. Xagga shacabka qaxa iyo rafaadka ay ku jiraan wax naxariis ah uma hayaan, waxeyna ku sameeyaan, cunaqabateyn dad maato ah oo muslimiin ah oo tabaaleysan. Waxaan u sheegayaa dhalinyarada qofka shabaab ka tagay, ma aha qof islaanimada ka tagay, qofkii fikirkooda dhaliilana ma aha qof diinta islaamka wax ka sheegay. Maxaa yeelay, islaanimadu waa diin ee ma aha dad gaar ah fikirkood. Dadka muslimiinta ah waa ay is khilaafi karaan, laakin ilaahay waxuu amray inay kitaabka iskula noqdaan iyaguna midoobaan, labadaas arrimood Axmed iyo shabakadiisa waa lagala quustay. Midnimo umadeed iyo marjac kitaab midna ma rabaan, Sidaas daraadeed, waxaan tuhunsanahay inaanay ka marnayn dano shisheeye. Haddaba waxaan cadaynayaa inaan maanta waxii ka danbeeya aan mabaadiidayda iyo fikirkeyga aan ku gudbisan doono qaab nabadeed iyo Isfaham, arrinkaasna waxaan isla garanay dowladda Soomaaliyeed. Waxaanan uga mahadcelinayaa sida la ii soo dhoweeyey.

Click here to listen »

Hees Kalsooni -Fanaan Xasan wado-Erayadii Faarax Xayir iyo Laxankii Dahir Alasow

Hits: 1265 | Saturday June 07, 2014 - 11:12:29
Fanaan Xasan Wado iyo heestiisa Kalsooni,waa erayadii Khaliif Faarax Xayir iyo Laxankii Dahir Abdulle Alasow ,Music By Maxamed Ceynba Ceyn

Click here to listen »

Dhageyso Qeybaha bulshada Galmudug oo taageeray Shirka Cadaado ee beelweynta Habargidir

Hits: 1157 | Saturday May 31, 2014 - 00:36:55
Odayaasha iyo Culumaa'udiinka beelweynta Galmudug state oo taageeray shirka Cadaado

Click here to listen »

Dhageyso Shabelle oo bahdishay Wasiirkii iscasilay ee Amniga

Hits: 6421 | Tuesday May 27, 2014 - 04:53:50
Shabelle Radio

Click here to listen »

Dhageyso Sheeko Dikaan Jaceyl Part6 -Wariye Shakeeti

Hits: 3535 | Thursday May 22, 2014 - 09:19:21
Sheekada Dikaan Jaceyl qeybta lixaad

Click here to listen »

Dhageyso hees Muqdishana dhamaanteed dhankastood ka eegtaba -Ubax wada dhalaaliyo dhismayaal qurxoon beey-dhaayahu ku doogtaan

Hits: 6829 | Tuesday May 20, 2014 - 05:07:30
Muqdishana dhamaanteed dhankastood ka eegtaa,Ubax wada dhalaaliyo,dhismayaal qurxoon beey,dhaayuhu ku doogtaan

Click here to listen »

Dhageyso Fanaaniin caana oo Damujadiid hees ku weeraray -Hayaay Soomaaliyeey kaca

Hits: 11366 | Monday May 19, 2014 - 03:03:37
Hayeey Soomaaliyeey kacaay

Click here to listen »

Dhageyso hees cusub dhalanteed- Fanaanka codka macaan Ahmed Zaki

Hits: 2503 | Monday April 28, 2014 - 19:13:01
Ahmed Zaki

Click here to listen »

Dhageyso Orjinaal hees Beerkeey adaa ku weyn oo Fanaan Shamuuri qaaday 1998 Addis Ababa

Hits: 7083 | Friday April 25, 2014 - 20:32:34
Hees Beerkeey adaa ku weyn

Click here to listen »

Dhageyso hees hadiyad hooyo -

Hits: 3295 | Thursday April 24, 2014 - 10:42:57
hooyo

Click here to listen »

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article