HEADLINES:

Waagacusub Radio

Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kashifay sir culus - Madaxweyne Baarleex maxaa ka raacay Galkacyo?

Hits: 1208 | Thursday February 06, 2014 - 20:32:33
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Tooyo ayaa shir uu qabtay ku kashifay sir fara badan sida wixii ku dhacay Madaxweynaha Ximin iyo Xeeb markii uu Galkacyo tegay

Click here to listen »

Dhageyso Al-Shabaab oo laba garab u kala jabay -Hawiye Vs Dir

Hits: 9735 | Tuesday February 04, 2014 - 23:12:49
Dhageyso:Maleeshiyadii Al-Shabaab oo laba garab u kala jabay - Hawiye Vs Dir -Kuwii Hawiye oo gaar u baxay iyo Cali Dheere oo dil ka badbaaday kadib markii la isku qabtay xayiraada Hormuud Telecom

Click here to listen »

Dhageyso Faysal Cali Waraabe oo ku hanjabay inuu dharbaaxyo kala daali doono Wasiir Somaliland

Hits: 9179 | Monday February 03, 2014 - 19:19:22
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa cambaareeyay xayiraada la saaray Universal Tv

Click here to listen »

Dhageyso Saraakiil ka tirsan Dowladda Somalia oo Hargeysa lagu xiray - BBC Somali

Hits: 2595 | Sunday February 02, 2014 - 21:33:47
Saraakiil ka tirsan Dowladda Federalka Somalia ayaa lagu xiray Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland.

Click here to listen »

Dhageyso Hees hooyo -ilmada cesho uurkana xeji -Fanaan Xasan Cagaaran

Hits: 3799 | Friday January 31, 2014 - 01:31:49
Hees Hooyooy ----- Hilibkiyo Jiirkiyo Halkii leeyga beeraay Hanraadiyo dhibaatiyo Hanfidiiga dhoowrtaay hooyooy. Weeynu kala hayaanoo Hoowlaha aduunkiyo Waqtigeey na heeree Hooyooy ------- Hooyo halacsigaagii Hab abaabintaadii Ma hilmaami doonee Allahayoow ku hoodee Hooyooy, Allahayoow ku hoodee Hooyooy Allahayoow ku hoodee Hooyooy Allayahoow halkii roon Hooyooy Hilimada udgooniyo Harahii Janada udug Hooygaaga laga yeel Hooyooy ---------------- Heeybadii dadnimadaay Ifka hiilki noloshaay Harac lagu hirtaayoo Guusha ii horseedaay Hooyooy Waan kuu hilooboo Hadya jeer aduunbaan Kuu hawaawiraayaa Hooyooy Dhamaaaaaaaaaad Erayo: Dahir Alasow Laxan: Xasan wado

Click here to listen »

Sagal Radio's Director Shares About Georgia's Growing Cultural Awareness

Hits: 661 | Wednesday January 29, 2014 - 18:18:31
Hussein Mohamed shares with listeners about his experience of Georgia's growing cultural awareness What's in a name? Apparently a lot, according to Sagal Radio's director Hussien Mohamed. In the United States, it is custom to put the father's last name as a newborn's surname on the birth certificate, but this is not the norm for all cultures. In certain African countries such as Somalia and Ethiopia, a child's surname reflects a family's lineage. When an upset father shared with Hussien about an error in his child's birth certificate over a year ago, it prompted Hussien to contact the Georgia Department of Health and Human Services and the Office for Civil Rights. He has been involved with this issue for the past year, and he shares how his discussions resulted in a series of initiatives aimed at growing awareness and sensitivity of cultural practices in hospitals. The Office of Vital Records sent out a bulletin to area hospitals about the important considerations in entering a child's surname on birth certificates. It would normally cost a family $250 to correct a mistake on the birth certificate, but now parents can send a copy of the birth certificate with the changes they wish to make and send it to the address below for correction free of charge: Changes Unit, Office of Vita Records 2600 Skyland Drive NE Atlanta, GA 30319

Click here to listen »

Dhageyso Nabadsugida Ethiopia oo Kenya ka afduubatay Saraakiil ONLF

Hits: 768 | Tuesday January 28, 2014 - 11:39:42
The Ethiopian security abducted Mr Sulub Ahmed and Ali Hussein, two senior ONLF leaders from Nairobi yesterday afternoon. The leaders, who were members of the ONLF negotiation team, were in Nairobi for a proposed third round of talks. This is not the first time that the Ethiopian government has acted in an unethical and uncivilised manner by killing or abducting ONLF delegates engaged in peace talks. In 1998, the Ethiopian Army killed three members of an ONLF delegation team and abducted two members, who were coming back to ONLF base after participating in bilateral negotiations with the Ethiopian government inside the Ogaden. Two years ago, the Ethiopia government assassins killed another senior leader in Nairobi too.

Click here to listen »

Dhageyso hees suuqa qabsatay oo qisa dhaba laga sameeyay -gabadha maad la hadashaan toloow?

Hits: 6210 | Saturday January 25, 2014 - 17:13:34
Todobada ayaamood,bilahaan is daba tixan,sanad waliba taariikh ayaa lagu turjumayoo,teeyda uma horeeysee

Click here to listen »

Xasuus-Dhageyso Khudbadii taariikhiga aheyd ee Ra'isulwasaare Saacid - taariikh qoran

Hits: 1273 | Thursday January 23, 2014 - 23:13:16
Khudbadii Raisulwasaare Saacid jeediyay intaan xilka laga qaadin ka hor ayaa noqoneysa mid gashay diiwaanka taariikhda

Click here to listen »

Dhageyso Hees Seenyaala Aamina dhool iyo Odaygeeda Mahdi dheere

Hits: 6007 | Thursday January 23, 2014 - 04:15:45
Waa cajiibe waxaa aamina dhool la soo heesay odaygeeda Mahdi Dheere

Click here to listen »

Dhageyso hees cusub Caabudwaaq iyo Gelinsoor -Fanaan Xuseen Shire

Hits: 3668 | Wednesday January 22, 2014 - 19:53:33
Fanaan Xuseen Shire Jamac Ciyaarjecel ayaa todobaadkaan u meeyracday Caabudwaaq -Gelinsoor iyo Dhabad

Click here to listen »

Dhageyso Fanaanka King Khaalid oo heestiisii laga mamnuucay Hargeysa ee Goboleysi uga jawaabay hees lama arag lamana maqal - Muqdishaay

Hits: 3680 | Tuesday January 21, 2014 - 09:10:27
Fanaanka King Khaalid oo heestiisii laga mamnuucay Hargeysa ee Goboleysi uga jawaabay hees lama arag lamana maqal - Muqdishaay

Click here to listen »

Dhageyso Afhayeenka Al-Shabaab"Dadka Koofur degan Habargidir ayaa indho u ah -hadaad kicisaana waa kacayaan-hadaad seexisaana waa seexanayaan"

Hits: 10688 | Sunday January 19, 2014 - 11:41:14
Afhayeenka Al-Shabaab oo Habargidir ka codsaday inay la galaan dagaalka

Click here to listen »

Dhageyso Hees cusub -Caad iyo Miroon - Iidle Yare

Hits: 3512 | Sunday January 19, 2014 - 02:18:43
CIRKOO HOORAYOO XAREED CIIDA DHIGAY CAAD IYO MIROON DHULKUNA AY CALEEN COSOB IYO UGBAAD CURUB MIRAALE TAHAY WAA CARASANTAAN CARUURNIMADI HIORE KAA CAASHAQEE CUDOONEEY FARTUUN CALAF IYO JACEYL MEEYSKU CAABINAA

Click here to listen »

Dhageyso Hees Dahir Alasow u sameeyay marwadiisa Sahra- Barwaaqo

Hits: 6296 | Saturday January 18, 2014 - 23:04:28
Hees Dahir Alasow u sameeyay marwadiisa Sahra dagaladeenoo Daa-iman barwaaqaa Dirir ceelka geeyoo Intuu dooxa mudug Ka onkoday dushii hoowd Dacalada biyaha dhigay

Click here to listen »

Dhageyso Siyaasiga CabdiShukri oo sheegay in Galmudug qarka u saaran tahay halis

Hits: 1212 | Monday January 13, 2014 - 09:48:46
Wareeysi Abdishukri Ali Hersi

Click here to listen »

Dhageyso Beelweynta Hawiye oo Madaxweyne Garguurte u gudbisay dacwad ka dhana heesta Samadiidow oo laga saaray Telefishinka Qaranka

Hits: 9518 | Friday January 10, 2014 - 19:22:20
Siyaasiyiin iyo oday dhaqameedyo kasoo jeeda koonfurta Soomaaliya ayaa si weyn uga soo horjesstay dhaliilayna heestii la saaray TV-ga qaranka ee SNTV iyaga oo kutilmamay wax laga xumaado arintaasi,Falkan qas qaasta ahaa oodhacay 7 bishan January sanadan 2014-ka. Heestaas oo ahayd Samadiidow dabinbaa kudhigan lagugu dili doono waxaana laqaaday 1972-kii sadaxdii bishii marso xiligaasi oo loqaday allaha unaxariistee General Salad Gabayre Kadiye iyo General Maxamed Caynanshe Guuleed iyo Col: Cabdulqadir Dheel Cabdulle oo soqabtay xilal kala duwan waxana uu ahaa shaqsigii ugu horeeyay ee dhaliya fikirka kacaanka waxa uuna noqday wasiirka gashandhiga ahna madaxweyne kuxigeenka kowaad 1969-kii oo ahayd habeenkii kacaanku dhashay. Marxun General Salad Gabayre waxa uu ahaa ookale masuulkii horkacayay dagaalkii ciidamada Soomaaliya ay lagaleen dowlada Ethiopia 1964-kii isaga oo kuqatay bilad geesinimo iyo haldarajo oo ahayd in lasiiyay darajada gashanle dhexe.

Click here to listen »

Dhageyso Gudoomiye ku xigeenkii Togdheer oo Xabsiga Hargeysa lagu wareeystay

Hits: 2653 | Friday January 10, 2014 - 17:40:26
Guled Dahir ayaa Wareysi looga qaaday gudaha Xabsiga Hargeysa

Click here to listen »

Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo fadeexeeyay Dagaal ooge Qeybdiid

Hits: 2067 | Monday January 06, 2014 - 10:56:27
Dagaal ooge Qeybdiid ayaa wajahay fadeexo iyo waji gabax kadib markii uu ku hungoobay Maamulka Galmudug

Click here to listen »

Dhageyso khilaafkii Galmudug oo jufo iyo qabyaalad salka la galay - Qeybdiid oo Sacad kala qeybiyay

Hits: 7999 | Thursday January 02, 2014 - 15:05:21
Khilaafkii Galmudug oo sidii la filaayay qabyaalad iyo jufo ku aakhirsaday

Click here to listen »

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Union for National Dignity: Inside Somalia's New Political Power Bloc Ahead of 2026 Elections

By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."

Somali Police Chief General Asad Diyaano Praised for Security Reforms and Close Coordination With President Hassan Sheikh

LAS ANOD, Somalia/Somaliland contested area — Somali Police Force Commander General Asad Diyaano has emerged as a nationally respected security figure, praised for professional leadership, discipline, and measurable reforms within the Somali Police Force, while also maintaining close operational coordination with President Hassan Sheikh Mohamud amid heightened security challenges. Full Article

 

Qatar Hosts Somali Presidential Envoy as Mogadishu Cuts Cooperation With UAE

Somalia's political reorientation in the Gulf region is becoming increasingly visible, as Qatar's Ministry of Foreign Affairs confirmed a high-level meeting in Doha with Somali officials — just days after the Somali government announced it had terminated key security and cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE). Full Article

 

Somalia's Break with the UAE Signals a New Gulf Power Equation — and a High-Risk Reset

By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article

 

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article

 

Libya's Army Chief and Senior Officers Die in Plane Crash After Departing Ankara, Turkey

ANKARA, Turkey — Libya's Chief of Staff, General Mohammed Ali Ahmed Al-Haddad, along with four senior military officials, was killed Tuesday night when the private jet carrying them crashed shortly after taking off from Ankara's Esenboğa Airport in Turkey, Libyan and Turkish authorities confirmed. Reuters +1 Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article