HEADLINES:

Waagacusub Tv

Daawo Siilaanyo oo haweeneeydii SomaliWeek u magacaabay Safiirka Somaliland ee UK

Hits: 16225 | Wednesday December 07, 2016 - 19:16:41
Ayaan Cashuur oo ahayd Madaxii Barnaamijka Soomaali Week ee UK ayaa Axmed Siilaanyo wuxuu u magacaabay Wakiil u Fadhin doona Dalka Ingiriiska. Arintan ayaa waxay kusoo beegmaysaa iyadoo dhowaan uu buuq ka taagnaa, Sida ay ku Maamusho Barnaamijka Somali-Week oo Dawlada Ingiriisku ay dhaqaalaha ku siiso magaca Soomaaliya, Iyadoona lagu eedeeyay Barnaamijkaasi inuu Noqday Somaliland-week Arintan ayaa waxay kusoo beegmaysaa iyadoo dhowaan uu buuq ka taagnaa, Sida ay ku Maamusho Barnaamijka Somali-Week oo Dawlada Ingiriisku ay dhaqaalaha ku siiso magaca Soomaaliya, Iyadoona lagu eedeeyay Barnaamijkaasi inuu Noqday Somaliland-week.

Click here to watch

Daawo qosolka Riwaayadda qooto qooto iyo diyaarad loogu sameeyay

Hits: 13853 | Wednesday December 07, 2016 - 01:54:35
qosolka aduunka iidhehda Qooto qooto -Shakeeti Vs Deeyoo

Click here to watch

Daawo mucjiso Gabadh indhaheeda dhagxaan ay ka soo baxayaan

Hits: 7445 | Tuesday December 06, 2016 - 21:46:06
Daawo mucjiso Gabadh indhaheeda dhagxaan ay ka soo baxayaan

Click here to watch

Daawo Sacdiyo Siman iyo Cali Shariif oo dhaanto u tumay Galgaduud iyo Mudug -Dhuusamareeb

Hits: 8323 | Tuesday December 06, 2016 - 16:41:27
Fanaan caana oo hees shidan ku amaanay Galgaduud iyo Mudug.

Click here to watch

Daawo Fanaan boor ku qariyay Nimcaan Hilaac oo Muqdisho ka soo heesay

Hits: 29798 | Monday December 05, 2016 - 21:47:20
Daawo Fanaan boor ku qariyay Nimcaan Hilaac oo Muqdisho ka soo heesay

Click here to watch

Daawo Iimaamka Habargidir "Amisom lix saac ayaan dagaal ku qaadeeynaa ha ogaadeen"

Hits: 20409 | Monday December 05, 2016 - 02:30:59
Imaan Cabdullahi Khaliif Rooble iimaamka beesha Habargidir oo ku dhaartay iney Ciidanka Uganda ka bixi doonaan Somalia iyagoo jabay oo hab qana,wuxuuna iclaamiyay in dagaal toosa lala galo.

Click here to watch

Daawo Habargidir oo dagaal ka dhana AMISOM Iclaamisay iyo xiisadda Shabeeladda hoose

Hits: 16671 | Sunday December 04, 2016 - 17:12:44
Gudoomiyaha beesha Habargidir ee Shabeeladda hoose Cabdul Cilmi Shaambil

Click here to watch

Daawo Musharaxiintii Xildhibaanadda oo qol inta lagu xiro la sii daayo markii ergo beena u codeeysay qof Damujadiid ah

Hits: 11374 | Sunday December 04, 2016 - 16:16:55
Daawo Musharaxiintii Xildhibaanadda oo qol inta lagu xiro la sii daayo markii ergo beena u codeeysay qof Damujadiid ah

Click here to watch

Daawo Garguurte oo caay naf biday iyo waxa ka baxay afkiisa kadib markuu xaqiiqsaday in la nacay

Hits: 29117 | Sunday December 04, 2016 - 00:56:38
Daawo Garguurte oo caay naf biday iyo waxa ka baxay afkiisa kadib markuu xaqiiqsaday in la nacay

Click here to watch

Daawo Fanaaniinta Nairobi oo Chalenge adag ka dhex biloowday iyo Boqorka iyo boqoradda cusub ee Codka oo hees soo wada qaaday ?

Hits: 17211 | Friday December 02, 2016 - 15:58:52
Fanaaniinta IIdle Yare iyo Iqra Yareey oo hees soo wada qaaday iyo Challenge xoog badan oo ka dhex biloowday Fanaaniinta.

Click here to watch

Daawo Wariyeyaal reer Waqooyi ah oo sheekadda iskuugu baxday iyo Lahjadda reer Xamarka wixii ka qabsaday

Hits: 19508 | Thursday December 01, 2016 - 23:08:38
Daawo Wariyeyaal reer Waqooyi ah oo sheekadda iskuugu baxday iyo Lahjadda reer Xamarka wixii ka qabsaday

Click here to watch

Daawo Fanaan cuuryaana iyo siduu u qaaday heestii Socdaalkaan dunida ku soo maray

Hits: 17048 | Thursday December 01, 2016 - 17:49:23
Daawo Fanaan cuuryaana iyo siduu u qaaday heestii Socdaalkaan dunida ku soo maray

Click here to watch

Daawo Wariyeyaasha Tv-yadda u guuray RTN TV iyo Saxaafiyad caana oo ku biirtay

Hits: 16374 | Tuesday November 29, 2016 - 18:43:20
Daawo Wariyeyaasha Tv-yadda oo u muuqda iney u guurayaan RTN TV iyo Saxaafiyad caana oo ku biirtay

Click here to watch

Daawo Fanaan Ilkacase Qeys oo hees ku garaacay fanaan loo bixiyay Kondhomka Xabashida

Hits: 24560 | Tuesday November 29, 2016 - 00:10:43
Daawo Fanaan Ilkacase Qeys oo hees ku garaacay fanaan loo bixiyay Kondhomka Xabashida

Click here to watch

Daawo fanaanadda weyn Ardishaad oo soo saartay muuqaalka hees shidan

Hits: 7720 | Tuesday November 29, 2016 - 00:09:00
Daawo fanaanadda weyn Ardishaad oo soo saartay muuqaalka hees shidan

Click here to watch

Daawo Fanaan Dayax dalnuurshe oo hees ku amaanay Puntland

Hits: 6984 | Monday November 28, 2016 - 23:46:28
Daawo Fanaan Dayax dalnuurshe oo hees ku amaanay Puntland

Click here to watch

Daawo doorashadii xooga iyo xaaraanta ee ka dhacday Kismayo iyo sidii ergadda loo qasbay

Hits: 7038 | Friday November 25, 2016 - 23:02:43
Daawo doorashadii xooga iyo xaaraanta ee ka dhacday Kismayo iyo sidii ergadda loo qasbay

Click here to watch

Daawo Odayaasha Hawiye oo afka furtay iyo xiisadii ugu xumeeyd oo Xamar ka aloosan

Hits: 5520 | Friday November 25, 2016 - 19:07:16
Waxgaradka, Aqoonyahanada iyo Dhallinyaradda beelweynta Hawiye oo maalmahan shir uga socday magaaladda Muqdishu kaasoo ay kaga tashanayeen xaaladda guud iyo tan siyaasadeed ee uu dalku marayo, Kulamadan ayaa waxa si qoto dheer looga hadlayay qaabka doorashooyinka dalka u socdaan.Gabagabdii shirarkan ayaa waxaa laga soo saaray baaq ka kooban dhowr qodob oo kale ah:- Beesha Hawiye waxay diidan tahay faragelinta tooska ah ee madaxtooyada Soomaaliya ay ku heyso soo xulista ergooyinka iyo xildhibaanada Soomaaliyeed iyadoo dowladda waqtigeeda dhammaadey isticmaalayso awood. Waa in madaxda dowladda ee waqtigeedu dhamaaday joojiyaan marin habaabinta geedi socodka doorashooyinka dalka.

Click here to watch

Daawo israel oo maalintii 4-aad gubaneysa iyo diyaaradaha Turkiga oo daminta ka qeybqaatay

Hits: 8919 | Friday November 25, 2016 - 18:09:05
Israel continued to battle fires in different parts of the country on Friday, with outbreaks reported in Beit Meir in the Jerusalem hills, near Kiryat Gat in the South of the country, next to Harashim in the Galilee, and across the wider Haifa region. In addition to the countries to respond to calls for help on Thursday, the US, Egypt, Jordan and Azerbaijan have committed to sending help in combating the flames: Azerbaijan has dispatched a fire plane, Egypt two helicopters, and Jordan fire trucks and crews. In addition to the Super Tanker arriving in Israel this evening, the US is sending 50 firefighters to Israel.

Click here to watch

Daawo Fanaan surwaal jeex jeexan ku soo heesahay

Hits: 11650 | Thursday November 24, 2016 - 02:48:02
Daawo Fanaan surwaal jeex jeexan ku soo heesahay

Click here to watch

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article