HEADLINES:

Waagacusub Tv

Daawo Ugaaska Xawaadle oo cadeeyay moowqifkiisa Maamulka HirShabeelle

Hits: 9255 | Sunday October 23, 2016 - 00:31:21
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa si cad u diiday inuu tago magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka cusub ee Hirshabeelle, isagoo beeniyay wararka sheegaya inuu u socdo, kaddib markii warar soo baxayay ay sheegayeen in Ugaaska aqbalay inuu ka qeyb galo xaflada caleema saarka Madaxweynaha Hirshabeelle.

Click here to watch

Daawo shacabkii Galkacyo ee reer Puntland oo daleesha daadsan iyo rafaadka uu Cabdiweli Gaas baday

Hits: 21913 | Thursday October 20, 2016 - 21:45:46
Daawo shacabkii Galkacyo ee reer Puntland oo daleesha daadsan iyo rafaadka uu Cabdiweli Gaas baday

Click here to watch

Daawo gabadh Somalia oo 26 sano hooyadeed raadineysay iyo qisadda xanuunka badan ee ay la kulantay

Hits: 37495 | Thursday October 20, 2016 - 20:05:01
Daawo gabadh Somalia oo 26 sano hooyadeed raadineysay iyo qisadda xanuunka badan ee ay la kulantay

Click here to watch

Daawo Hees Qiso Jaceyl Dhab Ah 17 Sano Tabalaysna dartaa

Hits: 9275 | Thursday October 20, 2016 - 02:17:44
Hees Qiso Jaceyl Dhab Ah "17 Sano Tabalaysna dartaa"

Click here to watch

Daawo cunsuriyiintii London ku casuumay Yurub Geenyo iyo Furinle oo isku dayay iney qariyaan qabyaaladooda

Hits: 30911 | Thursday October 20, 2016 - 00:53:04
Daawo cunsuriyiintii London ku casuumay Yurub Geenyo iyo Furinle oo isku dayay iney qariyaan qabyaaladooda

Click here to watch

Daawo taliska Daraawiishta Afgooye oo qarax lagu laayay Saraakiil caana iyo kala oradkii suuqa degmadda

Hits: 14927 | Tuesday October 18, 2016 - 19:53:18
Daawo taliska Daraawiishta Afgooye oo qarax lagu laayay Saraakiil caana iyo kala oradkii suuqa degmadda

Click here to watch

Daawo Madaxweynahii maqaar saarka ee Jowhar lagu doortay iyo Garguurte oo sheegay in Ugaaska Xawaadle sandule ku aqoonsan doono maamulkaas

Hits: 13541 | Monday October 17, 2016 - 21:21:13
Daawo Madaxweynahii maqaar saarka ee Jowhar lagu doortay iyo Garguurte oo sheegay in Ugaaska Xawaadle sandule ku aqoonsan doono maamulkaas

Click here to watch

Daawo ceebtii ka dhacday Doorashadii Jowhar iyo Musharax la soo baxay kumanaan kun oo dollar

Hits: 36298 | Monday October 17, 2016 - 21:06:01
Daawo ceebtii ka dhacday Doorashadii Jowhar iyo Musharax la soo baxay kumanaan kun oo dollar

Click here to watch

Daawo Prof Abaaja oo dagaalkii ugu adkaay ku qaaday Ogaadeen Majeerteen iyo Abgaal

Hits: 30183 | Monday October 17, 2016 - 01:43:12
Nin magaciisa inagu baray Prof Abaaja ayaa yidhi, #Ogaadeenku waa Ismaaciil Jabarti, waxa ayna la dhasheen kuwa Eritrea iyo Itoobiya haysta oo waxa ay is la yihiin #Reer_Abraha, oo ay ku soo dagtay Alamtara. Waxa uu yidhi, #Ogaadeenku waa cadowgii Ilaahay. Waxa uu yidhi, Cabdi Ilayna waa Abu-Jahal oo waxaa ku soo degtay Tabat. "Dagaalka Mudug ka dhacay ee #Majeerteenka lagu cunay, waxaa joojisay #Sheekhaal oo degta #Gaalkacayo," ayuu sidhi Prof Abaaja, "Sheekhaas ayaa joojisay oo tidhi dhiiga Muslimiintu xaaraanweeye,...Sheeka Xariir baa ka dhashay oo diintaba u keenay #Hawiyae iyaga oo qaawan oo gacanta midigta isaga tira (saxarada), Fal-yumnaa, fal Yusrtaa." Prof Abaaja waxa uu rabaa in kuraas laga siiyo Jubaland #Sheekhaal, kuwaas oo ay uga soo baxaan #Kismaayo. "Kiinyaan iyo Ogaadeen is la socda ayaan miina u dhignay baabuurtoodii, #Sheekhaal Al-Baqra ayay ku akhriday, ka dib baabuurkii miinada ayaa la qaraxday," ayuu yidhi. Abaaja ayaa ku dhaliilay Ogaadeenka Jigjiga jooga in ay dhaantada tuntaan oo TV-ga aan laga soo deyn wax Diin ah. Waxa uu dusha ka saaray masuuliyada dagaalkii Sokeeye ee Waqooyiga dowladii Maxamed Siyaad Barre. Waxa uu sheegay in #Ogaadeen Kililkii qabsaday oo #Reer_Qudub iyo reeraha kale waxba ku laheyn askarta. "Liyuu Police baan sameysaneynaa oo #USC iyo #SNM ayaa la is ku darayaa oo 300,000 ayaa is qoray oo Koonfurta ayaan qabanaynaa,waayo Daarood ayaa noo bilaabay oo ku duulay Hawiye iyo Isaaq," ayuu ku soo gaba'bageeyay.

Click here to watch

Daawo doorashadii aqalka sare iyo shaqsiyaadkii ugu adkaay Hawiye oo la doortay

Hits: 17370 | Saturday October 15, 2016 - 23:09:00
Daawo doorashadii aqalka sare iyo shaqsiyaadkii ugu adkaay Hawiye oo la doortay

Click here to watch

Dhageyso Cod sira oo laga duubay Taliyaha Ciidanka Liyuu Booliska oo ku hanjabay iney qabsanayaan Galkacyo ilaa Cadaado ?

Hits: 23592 | Saturday October 15, 2016 - 03:57:45
Dhageyso Cod sira oo laga duubay Taliyaha Ciidanka Liyuu Booliska oo ku hanjabay iney qabsanayaan Galkacyo ilaa Cadaado ?

Click here to watch

Daawo Madaxweynaha Nigerian oo si adag uga jawaabay fadeexadda Xaaskiisa "Xaaskeeyga waxeey xukuntaa Jikadda iyo Sariirta Jiifka"

Hits: 11828 | Friday October 14, 2016 - 22:59:25
Nigerian President: My wife belongs to my kitchen -

Click here to watch

Daawo Ciidankii Ethiopia oo si hab qana uga baxay Hiiraan iyo cabsida hareeysay

Hits: 17508 | Friday October 14, 2016 - 06:58:58
Daawo Ciidankii Ethiopia oo si hab qana uga baxay Hiiraan iyo cabsida hareeysay

Click here to watch

Daawo Ciidanka Galmudug oo dagaal ku qabsaday Maxjarkii Galkacyo iyo meydadka tuban

Hits: 51732 | Friday October 14, 2016 - 01:17:39
Daawo ceebta ka dhacday dagaalkii Gaalkacyo iyo sida Ciidanka Galmudug u qabsadeen Maxjarkii Puntland ka dhiseeysay Galkacyo - Tolaayeey aaween Saciid Harti ayaa ka dhacday

Click here to watch

Daawo Ciidanka Galmudug oo qabsaday Maxjarkii Puntland iyo dagaalkii lagula wareegay

Hits: 1150 | Friday October 14, 2016 - 01:14:09
Daawo ceebta ka dhacday dagaalkii Gaalkacyo iyo sida Ciidanka Galmudug u qabsadeen Maxjarkii Puntland ka dhiseeysay Galkacyo - Tolaayeey aaween Saciid Harti ayaa ka dhacday kkkkkkkkkkkkkk

Click here to watch

Daawo qosolkii aduunka Wasiirka Arrimaha dibadda Russia oo Wariyahii CNN anfariir ku riday

Hits: 21827 | Thursday October 13, 2016 - 08:41:29
Daawo qosolkii aduunka Wasiirka Arrimaha dibadda Russia oo Wariyahii CNN anfariir ku riday Lavrov on Trump tapes: "so many pussies around your pres. campaign on both sides that I prefer not to comment."

Click here to watch

Daawo Madaxweyneyaasha Kenya iyo South Africa oo qoob ka ciyaar isu baxay ?

Hits: 9576 | Thursday October 13, 2016 - 07:38:55
Daawo Madaxweyneyaasha Kenya iyo South Africa oo qoob ka ciyaar isu baxay ?

Click here to watch

Daawo ceebta Cabdiweli Gaas oo naf biday inuu Rag u dhashay Majeerteenkiisa u xiro dharka Ciidanka NISA

Hits: 36957 | Thursday October 13, 2016 - 06:07:53
Daawo ceebta Cabdiweli Gaas oo naf biday inuu Rag u dhashay Majeerteeniya u xiro dharka Ciidanka NISA

Click here to watch

Daawo Mareykanka oo sheegay iney si xoog leh u qaateen eedeeyntii duqeynta Galkacyo

Hits: 10795 | Wednesday October 12, 2016 - 06:30:03
War ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Nairobi, waxaa lagu sheegay "in dowladda Mareykanku ay si dhow ula shaqeyneyso dowladda federalka ee Soomaaliya, Maamulada Galmudug iyo Puntland si looga hadlo walaacii la xiriiray dhacdadii 28 September ee weerarkii isdifaacidda ahaa ee Mareykanku ka geysteen Galkacyo". War saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in Mareykanku ay ka war hayaan wararka dhimashada iyo dhaawaca Galkacyo iyagoo eedeymahaasi si xooggan u qaatay. Wasaaradda difaaca waxay bilowday inay qiimeyso cadeymaha rasmiga ah. Safiirka Mareykanka ee Somaliya oo kulamo kula yeeshay, bishan October 6,7, iyo 8 Muqdisho, odoyaasha qabiilka, hoggaanka sare ee bulshada iyo siyaasadda Koonfurta Galkacyo, iyo madaxweynaha Galmudug ee Guled. Waxaa sidoo kale wada hadal uu la yeeshay Madaxweynaha Puntland Gaas iyo ciidanka qaranka Soomaaliya. Wada hadaladaasi danjiraha Mareykanku waxa uu ku nuuxnuuxsaday "in Mareykanku doonayo inuu horumariyo xiriirka iyo wada shaqeynta ay la leeyihiin ciidanka ammaanka Galmudug iyo kuwa qaranka Soomaaliya si loola dagaallamo al-Shabaab". Dowladda Mareykanku waxay ku boorisay maamulada Galmudug iyo Puntland "inay wada hadal dhab ah galaan oo lagu xalinayo khilaafka ka dhex jira si loo gaaro xaalad nabadeed iyo dib u heshiisiin balaaran". Mareykanka waxaa ka go'an "inay la shaqeeyaan dhammaan Soomaalida si Soomaaliya ay u gaarto nabad, barwaaqo iyo ammaan" ayuu intaas ku daray warka ay soo saartay safaarada Maraykanka.

Click here to watch

Daawo Yaa ka dambeeya Colaadda Galkacyo ?

Hits: 14631 | Tuesday October 11, 2016 - 22:32:45
Daawo Yaa ka dambeeya Colaadda Galkacyo ?

Click here to watch

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article