HEADLINES:

Waagacusub Radio

Fanaanka weyn Nuur Daalacay oo Arooska Fanaanadda Xaawo Kiin hees cajiiba uga qeybgalay

Hits: 11398 | Friday February 23, 2018 - 06:30:41
Hanaan qurux iyo Asluub Marwo lagu hagoogayoo Dhaqankiyo hiddihii ka tegin Hadaad heshay waa hubaal ———————— Naga hano , Naga hanoo Hambalyo iyo ducaba Naga hanoo Xaawo Kiin ducadda naga hanoo Hambalyo iyo Salaan naga hano Naga hano , Naga hanoo Cabdirisaq Ducadda naga hanoo ——————————— Hankaagii waad heshoo Hamigaagii wuu hirgelay Halyeey lagu dhaadan karo Hadaad hooy wada gasheen

Click here to listen »

Dhageyso Wasiir Beyle cadaawaddiisa fog ee burburinta ganacsiga iyo dhaqaalaha Muqdisho

Hits: 4054 | Tuesday February 20, 2018 - 22:54:58
Dhageyso Wasiir Beyle oo cadaawaddiisa fog ee burburinta ganacsiga iyo dhaqaalaha Muqdisho

Click here to listen »

Dhageyso Taliye Sanbaloolshe "Dhiibistii Qalbi dhagax iyo Sir culus ka hadlay" Wareeysi 25 daqiiqo soconata kadib markii uu afka furtay

Hits: 20488 | Thursday February 01, 2018 - 20:38:37
Dhageyso Taliye Sanbaloolshe "Dhiibistii Qalbi dhagax iyo Sir culus ka hadlay" Wareeysi 25 daqiiqo soconata kadib markii uu afka furtay

Click here to listen »

Dhageyso VOA - Sanbaloolshe oo afka furtay "Farmaajo iyo Kheyrlawe waxaa ka hoos shaqeeya nin Mulkiilaha Dowladda isu heeysta oo la yiraa Fahad Yasin laakiin dhinaca kale Waraabaha ilmahiisa iyo kuwa kale kalama yaqaan waa cunaa"

Hits: 5733 | Thursday February 01, 2018 - 15:32:59
Agaasimihii hore ee hay'adda nabad-sugidda Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbloolshe, ayaa dhalliilay qaabkii ay u dhacday doorashadii dhowaan ka dhacay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ee looga guulaystay kursigiisii hore ee baarlamaanka. Sanbaloolshe, ayaa ku eedeeyey dawladdu in ay faragelin ku samaysay doorashadaasi isla markaana ay dhaqaale ku taageertay musharraxa ku guulaystay doorashadaasi ee Nuur Iidow Bayle. Haaruun Macruuf aya akula xiriiriy khadka telefoonka Muqdisho, waxaana uu uu weydiiyey sida uu u arko doorashadaasi. Dhinaca kalena, waxaa eedddaa kasoo yeertay Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe beeniyey, Nuur Iidow Bayle oo isagu jagadaasi ku guulaystay. Weriyahayaga Jamaal Axmed Cismaan ayuu u warramay.

Click here to listen »

Dhageyso Cod Sira Salman Jamal oo lacag ka dhacay Faiza Wadani iyo ninkii soo diray oo oohin afka furtay

Hits: 24781 | Sunday December 24, 2017 - 07:04:54
Dhageyso Cod Sira Salman Jamal oo lacag ka dhacay Faiza Wadani iyo ninkii soo diray oo oohin afka furtay

Click here to listen »

Dhageyso fadeexada ka taagan Lacagtii Mareykanka ka goostay Ciidanka Melleteriga Somalia

Hits: 5313 | Saturday December 16, 2017 - 07:00:11
Dhageyso fadeexada ka taagan Lacagtii Mareykanka ka goostay Ciidanka Melleteriga Somalia

Click here to listen »

Dhageyso Wasiirka Amniga oo u hanjabay siyaasiyiinta Mucaarada Farmaajo iyo Kheyrlawe -Warbaahinta madaxabanaan

Hits: 3097 | Saturday December 02, 2017 - 16:24:48
Dhageyso Wasiirka Amniga oo u hanjabay siyaasiyiinta Mucaarada Farmaajo iyo Kheyrlawe

Click here to listen »

Xidigta cusub Rasmi Rays oo heestii ugu shidneed sanadka soo saartay - Sidee isu guursanaa ?

Hits: 1632 | Monday November 13, 2017 - 06:13:23
Waxaad tahay laba godlee, sideen isu guursanaa. Heesta sanadka ee Rasmi Rays soo saartay

Click here to listen »

Dhageyso Gudoomiyaha baarlamaanka iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo sheegay iney Xabsi guri ku jiraan oo lagu xukumay shan maalmood iney halkaas ka bixi karin

Hits: 1608 | Tuesday September 26, 2017 - 14:23:38
Dhageyso Gudoomiyaha baarlamaanka iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo sheegay iney Xabsi guri ku jiraan oo lagu xukumay shan maalmood iney halkaas ka bixi karin

Click here to listen »

Dhageyso beenta Safiirka Somalia u fadhiya Qaramadda Midoobay oo beeniyay in cod loo diiday Dowladda Somalia

Hits: 193 | Thursday September 21, 2017 - 07:35:59
Dhageyso beenta Safiirka Somalia u fadhiya Qaramadda Midoobay oo beeniyay in cod loo diiday Dowladda Somalia

Click here to listen »

Fanaanad reer Hargeysa ah oo Garowe iyo Muqdisho shiday - Xidig cajiiba oo cod macaan

Hits: 6466 | Friday August 18, 2017 - 23:00:07
Fanaanadda -xidigta Najmo Afqurux oo qabsatay suuq Fanka

Click here to listen »

Caweyska Sabtiga iyo Fanaan Khadar Keeyow oo kal iyo laab u soo qaaday heestii Indha deeraleey

Hits: 8530 | Friday August 18, 2017 - 22:40:59
Caweyska Sabtiga iyo Fanaan Khadar Keeyow oo kal iyo laab u soo qaaday heestii Indha deeraleey

Click here to listen »

Banaanbixii Habargidir iyo Duduble ee Huriwaa oo aan loo kala harin iyo Wadooyinka Xamar oo shacab gadoodsan xireen

Hits: 10722 | Friday August 04, 2017 - 15:04:50
Banaanbixii Habargidir iyo Duduble ee Huriwaa oo aan loo kala harin iyo Wadooyinka Xamar oo shacab gadoodsan xireen

Click here to listen »

Dhageyso Banaanbaxayaashii Habargidir oo ku hanjabay iney dilayaan Gudoomiyaha Maxkamadda Sare "Farmaajoow sidii aan adeerkaa Siyad Barre uga jiidnay Madaxtooyadda ayaan kuu jiideeynaa"

Hits: 18382 | Friday August 04, 2017 - 14:51:09
Dhageyso Banaanbaxayaashii Habargidir oo ku hanjabay iney dilayaan Gudoomiyaha Maxkamadda Sare "Farmaajoow sidii aan adeerkaa Siyad Barre uga jiidnay Madaxtooyadda ayaan kuu jiideeynaa"

Click here to listen »

Dhageyso Beesha Abgaal oo ku dhawaaqday iney dagaal la geli doonto beesha Murusade

Hits: 19143 | Saturday July 29, 2017 - 23:46:54
Dhageyso Beesha Abgaal oo ku dhawaaqday iney dagaal la geli doonto beesha Murusade

Click here to listen »

Dhageyso beesha Sacad Habargidir oo ku hanjabtay in dagaal faraha looga gubto la geli doonaan Majeerteenka Mudug

Hits: 18312 | Thursday July 27, 2017 - 09:13:43
Dhageyso beesha Sacad Habargidir oo ku hanjabtay in dagaal faraha looga gubto la geli doonaan Majeerteenka Mudug

Click here to listen »

Dhageyso Dowladda Farmaajo oo ku hanjabtay iney hantidda ganacsatadda Hawiye la wareegayaan -hubka dhigistii-xilka dhigistii waxaa xigtay Hanti ka dhigis sidaan horey u sheegnay

Hits: 9377 | Saturday July 22, 2017 - 23:48:39
Dhageyso Dowladda Farmaajo oo ku hanjabtay iney hantidda ganacsatadda Hawiye la wareegayaan -hubka dhigistii-xilka dhigistii waxaa xigtay Hanti ka dhigis sidaan horey u sheegnay

Click here to listen »

Dhageyso Jeneral Jamac M Qaalib "Ma noqon karo Guulwade waana la yaabay lacagta anigga haleey keeno markuu Farmaajo yiri iyo Hanjabaadii Xildhibaanadda uu Sheekha u Jeediyay"

Hits: 10576 | Monday July 10, 2017 - 21:48:18
Dhageyso Jeneral Jamac M Qaalib "Ma noqon karo Guulwade waana la yaabay lacagta anigga haleey keeno markuu Farmaajo yiri iyo Hanjabaadii Xildhibaanadda uu Sheekha u Jeediyay"

Click here to listen »

Dhageyso Gudoomiyaha Banaadir oo Maxkamad looga yeeray iyo maamulka Beerta Nabadda oo waxba kama jiraan ku sifeeyay amarkii Maamulka Taabit

Hits: 6158 | Friday July 07, 2017 - 21:02:12
Dhageyso Gudoomiyaha Banaadir oo Maxkamad looga yeeray iyo maamulka Beerta Nabadda oo waxba kama jiraan ku sifeeyay amarkii Maamulka Taabit

Click here to listen »

Dhageyso Fadeexadda Senator Cumar Xalweyste oo cadeeystay inuu calooshiis u shaqeeyste ka dhintay damiirka yahay

Hits: 14209 | Friday July 07, 2017 - 20:33:15
Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, kana tirsan mudanayaasha aqalka sare, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ka qayb-galaya barnaamijka Martida Makarafoonka ayaa sheegay in maslaxadda Soomaaliya aysan marnaba ku jirin mawqifka dhexdheaaxdnimo ee dawladda Soomaaliya ay ka qaatay xiisadda carabta. Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay in mawqifkaasi laga noqdo isaga oo sheegay in maslaxadda Soomaaliya ay ku jirto in lala safto dalalka Sucuudiga, Imaaraadka iyo Masar oo uu sheegay in ay mar walba usoo gurmadaan Soomaaliya. Ugu horrayn waxaa uu ka jawaabayaa sida uu u arko mawqifka dawladda ee ku aadan xiisadda dalalka carabta, waxaana wareystay weriye Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Click here to listen »

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Union for National Dignity: Inside Somalia's New Political Power Bloc Ahead of 2026 Elections

By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."

Somali Police Chief General Asad Diyaano Praised for Security Reforms and Close Coordination With President Hassan Sheikh

LAS ANOD, Somalia/Somaliland contested area — Somali Police Force Commander General Asad Diyaano has emerged as a nationally respected security figure, praised for professional leadership, discipline, and measurable reforms within the Somali Police Force, while also maintaining close operational coordination with President Hassan Sheikh Mohamud amid heightened security challenges. Full Article

 

Qatar Hosts Somali Presidential Envoy as Mogadishu Cuts Cooperation With UAE

Somalia's political reorientation in the Gulf region is becoming increasingly visible, as Qatar's Ministry of Foreign Affairs confirmed a high-level meeting in Doha with Somali officials — just days after the Somali government announced it had terminated key security and cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE). Full Article

 

Somalia's Break with the UAE Signals a New Gulf Power Equation — and a High-Risk Reset

By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article

 

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article

 

Libya's Army Chief and Senior Officers Die in Plane Crash After Departing Ankara, Turkey

ANKARA, Turkey — Libya's Chief of Staff, General Mohammed Ali Ahmed Al-Haddad, along with four senior military officials, was killed Tuesday night when the private jet carrying them crashed shortly after taking off from Ankara's Esenboğa Airport in Turkey, Libyan and Turkish authorities confirmed. Reuters +1 Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article