HEADLINES:

Waagacusub Radio

Fanaanad Cod Macaan oo Muqdisho ka soo baxday iyo hees qiso dhabba xambaarsan

Hits: 9722 | Thursday June 29, 2017 - 05:40:31
Fanaanad cod macaan oo la yiraa Shaadiya Sharaf ayaa hees cajiiba ka soo qaaday Muqdisho. Tabashadda Ooridaada Tusan baa loo dhaqaaye Inaad ka tilaabsataa Talaahi Jaceylku maaha

Click here to listen »

Milicsiga indhaha , kala mudan dhulkee, Miyi daaqsi wacan Magaalo iyo xeeb Mohashada runtaa , Waa Muqdishoow

Hits: 9901 | Sunday June 25, 2017 - 04:28:07
Milicsiga indhaha kala mudan dhulkee Miyi daaqsi wacan Magaalo iyo xeeb Mohashada runtaa Waa Muqdishoow. ----- Maax iyo Udgoon Malaay nuuc kastaa Caana iyo malab Xoolo hilib macaan meesha lagaa helaa Waa Muqdishoow -------------------- Hooris. Hobeey Marwo toosanoo Hobeey Reerka maamushiyo Hobeey Hooyo hadal macaan Hobeey Gabdha muunad wacan. Maashaa allee Meesha lagu yaqaan Waa Muqdishoow 2aad:- Maciin iyo xaqdhowr Milgo iyo deris Dad la magansadoo Marti soor yaqaan meesha ay degaan Waa Muqdishoow,. ---- Maamus Xornimo Dhul Macruuf ahoo Madaxbanaani taal Maamulada dhamaan Mudan Hooyadeed Waa Muqdishoow

Click here to listen »

Farxiyo Fiska oo hees cajiiba uga qeybgashay dabaaldegga Ciidda

Hits: 9532 | Sunday June 25, 2017 - 04:20:09
Fanaanadda Farxiyo Fiska ayaa soo saartay hees kala xiran dabaal degga ciidda

Click here to listen »

Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo sandulle ku aqbalay in Banaadir State la dhiso iyo in gogosha Balcad la dhigo

Hits: 11531 | Monday June 05, 2017 - 21:02:47
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo oo sandulle ku aqbalay in Banaadir State la dhiso iyo in gogosha Balcad la dhigo

Click here to listen »

Dhageyso maxaa kala qabsaday Wariyaha beesha Daarood ee BBC Somali iyo Gudoomiye Axmed Daaci ?

Hits: 30458 | Friday June 02, 2017 - 08:28:07
Dhageyso maxaa kala qabsaday Wariyaha beesha Daarood ee BBC Somali iyo Gudoomiye Axmed Daaci ?

Click here to listen »

Dhageyso Taliyaha Ciidanka Melleteriga Guuto 3aad oo shaaciyay inuu Farmaajo faraha uga guban doono qorshahiisa hubka dhigista qabiil beegsigga

Hits: 20602 | Monday May 29, 2017 - 19:36:14
Dhageyso Taliyaha Ciidanka Melleteriga Guuto 3aad oo shaaciyay inuu Farmaajo faraha uga guban doono qorshahiisa hubka dhigista qabiil beegsigga

Click here to listen »

Dhageyso Shirkii Abgaal Cismaan oo lagu shaaciyay iney taladda Banaadir State ka go'do Hiraab oo kaliya

Hits: 17767 | Saturday May 13, 2017 - 13:38:35
Dhageyso Shirkii Abgaal Cismaan oo lagu shaaciyay iney taladda Banaadir State ka go'do Hiraab oo kaliya

Click here to listen »

Dhageyso hees Fanaaniinta ugu caansan Yurub u qaadeen Madaxweynaha Galmudug Mr Xaaf

Hits: 12472 | Friday May 12, 2017 - 12:01:54
Dhageyso hees Fanaaniinta ugu caansan Yurub u qaadeen Madaxweynaha Galmudug Mr Xaaf

Click here to listen »

Dhageyso Nin fagaarahii xalay ku bahdilay Farmaajo oo beesha Banaadiriga u dhashay

Hits: 13433 | Friday May 12, 2017 - 07:08:38
Dhageyso Nin fagaarahii xalay ku bahdilay Farmaajo oo beesha Banaadiriga u dhashay

Click here to listen »

Dhageyso Khudbadahii Siyaasiyiinta iyo dhaqanka Abgaal ka jeediyeen shirkii maqaanka Banaadir iyo Siyaasiga weyn Joon Fiidow oo dayaacadda Sanbaloolshe iyo Farmaajo si adag ugu jawaabay

Hits: 16039 | Thursday May 11, 2017 - 22:59:47
Dhageyso Khudbadahii Siyaasiyiinta iyo dhaqanka Abgaal ka jeediyeen shirkii maqaanka Banaadir iyo Siyaasiga weyn Joon Fiidow oo dayaacadda Sanbaloolshe iyo Farmaajo si adag ugu jawaabay

Click here to listen »

Dhageyso Cod sira Taliyaha NISA Sanbaloolshe oo sheegay inuu Mudulood yahay isagoo tibaaxay ineysan Dowladda Somalia sii jiri doonin haddii Abgaal ku kaco

Hits: 38584 | Thursday May 11, 2017 - 20:38:51
Dhageyso Taliyaha NISA Sanbaloolshe oo sheegay inuu Mudulood yahay isagoo tibaaxay ineysan Dowladda Somalia sii jiri doonin haddii Abgaal ku kaco

Click here to listen »

Hees Madaxweyanaha cusub ee Galmudug Axmed Geelle Xaaf loo sameeyay oo soo dhaweeyntiisa London loogu tala galay

Hits: 16048 | Tuesday May 09, 2017 - 04:24:20
Hees Madaxweyanaha cusub ee Galmudug Axmed Geelle Xaaf loo sameeyay oo soo dhaweeyntiisa London loogu tala galay

Click here to listen »

Dhageyso Fadeexo Garyaqaanka guud ee Dowladda Somalia oo Ra'isulwasaare Kheyre ku eedeeyay inuu ku kacay xatooyo xoolo Qaran iyo musuqmaasuq baahsan

Hits: 13713 | Tuesday May 02, 2017 - 23:15:13
Dhageyso Fadeexo Garyaqaanka guud ee Dowladda Somalia oo Ra'isulwasaare Kheyre ku eedeeyay inuu ku kacay xatooyo xoolo Qaran iyo musuqmaasuq baahsan

Click here to listen »

Dhageyso Idaacadaha Xamar oo Riwaayado ka sameeyay Seediyaasha Vs Farmaajo oo qaati laga joogo

Hits: 10675 | Saturday April 29, 2017 - 05:49:35
Dhageyso Idaacadaha Xamar oo Riwaayado ka sameeyay Seediyaasha Vs Farmaajo oo qaati laga joogo

Click here to listen »

Dhageyso Fadeexadda Nin Xaaskiisa Xildhibaan ka xoogay oo Xamar Shir Jaraa'id ku qabtay

Hits: 11291 | Friday April 28, 2017 - 19:34:18
Ahmed Ali waxa uu ku nool-yahay Magaalada Muqdisho waxa uu ka sheekeynayaa qisada xanuunka badan ee ka heysata nolosha xilihiisa ama gabadha udhexdo.. Maaraaye oo ahaa wasiirkii hore ee warfaafinta xukuumadii Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke hadane ka tirsan Baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku qabsaday haweeneyda udhaxdo oo uu la sheegtay inuu qabo taasi oo sharaf dhac ku ah xasaanadda xildhibaanimo ee qaranka soomaaliyeed, dhibane Ahmed Ali oo aan heyn wax xil dowladeed ah ayaa ay udhaxdaaa gabadha Huda Ahmed Ali oo ka tirsan xildhibaanada Aqalka Sare waxaa qaba dhibanaha, waxa ay qaraaba ahaan is xigeen gabdha xildhibaan maaraaye oo isaga Ahmed ALI ku heysto xaaskiisa. Xildhibaan maaraaye ayaa dacawadiisa lageeyay xeer ilaalinta qaranka isagoo xildhibaanka amaray in kiiska dacawadaas la xiro taasi oo sharaf dhac ku ah xeerka qaranka islamarkaasna tilmaameysa awood u sheegashada dadka rayidka ah ee aan heysan xasaanad ay ku difaacan gal dawacdoodkooda sida dhibane AHMED ALI. Dhibane AHMED ALI waxa ay xaaskiisa u sidaa caruur mataana ah oo ay leedahay uurkeeda, xildhibaan maaraaye ayaa dibadda u kaxeeyay gabadha udhaxda dhibane Ahmed Ali taasi ugu awood sheegtay xasaanadda xildhibaanimo, dhibane ahmed ali ayaa codsaday in ay ka jawaabaan cidda ay qoseyso masuuliyadda ku tagri falka reerkiisa oo loogu awood sheegtay awooda xasaanadeed ee xildhibaanku leeyahay, waxa uu intaas ku daray wixi xumaan ka yimaada in ay ka jawaabi doonaan hey'adaha ay qoseyso arrintaas. Dhibane Ahmed Ali waxa uu sheegay in xaaskiisa iyo isaga dacwa dhex tiilay iyo rag kale oo sheeganaya in ay la qabaan ey taali dacawadooda xafiiska xeer ilaalinta qaranka, in ku dhaw 45 cisha oo ay tiilay galka dacwadda xafiiska xeer ilaalinta wax laga qaban waayay, ninka maaraaye la dhaho Ayaan kala baxsan waayay xaaskeyga . Iyadoo xaaskeyga ay xaamila tahay sidane laba canug ayaa maaraaye dalka dibadiisa u kaxeeyay, waxana markale codsanayaa hadii aan sharciga nagula kala saarin wixii dhib ah ka yimaado waxaa masuuliyadd qaadanayo cidda masuuliyadaas iska leh,

Click here to listen »

Dhageyso Mooshinkii baarlamaanka ee Dekadda Berbera oo laga laabtay kadib markii Laaluush la siiyay Farmaajo iyo Jawaari

Hits: 7618 | Wednesday April 19, 2017 - 21:58:39
Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta kullan ka yeeshay arrinta muranka badan dhalisay ee saldhigga milatari ee Imaaraadka Carabta ay ka dhisayaan magaalada Berbera. Doodda ka dib ayaa xildhibaanada waxey dowladda ku wareejiyeen mooshinkii laga keenay saldhigga si ay faahfaahin uga bixiso eedaha ku qoran. Arrintan ayaa sidoo kale imaneysa ayada dhowaan wafti uu hogaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ay tageen dalka Imaaraadka Carabta, inkasta oo aan la ogeyn in labada dowlad ay ka wada-hadleen arrintan. Wariyeheenna Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan goor dhow inoo soo diray.

Click here to listen »

Dhageyso Abukar Goobdoon Vs Ceebta ka taagan Wasaaradda Warfaafinta oo noqotay Wasaarad qabiil

Hits: 22636 | Wednesday April 19, 2017 - 20:48:52
Abukar Goobdoon ayaa afka furtay,wuxuuna si adag uga hadlay ceebta ka taagan Wasaaradda Warfaafinta oo noqotay Wasaarad qoys.

Click here to listen »

Dhageyso Lawyer la ilma adeera Farmaajo oo kashifay halista Somalia wajahday iyo sida loo iibsaday Qaranka Somalia

Hits: 8905 | Sunday April 16, 2017 - 08:07:28
Dhageyso Lawyer la ilma adeera Farmaajo oo kashifay halista Somalia wajahday iyo sida loo iibsaday Qaranka Somalia

Click here to listen »

Dhageyso Puntland oo burburisay guryo Galmudug iyo Colaad ka aloosan Galkacyo

Hits: 10495 | Friday April 14, 2017 - 22:30:03
Dhageyso Puntland oo burburisay guryo Galmudug iyo Colaad ka aloosan Galkacyo

Click here to listen »

Dhageyso Xildhibaano ku ceebeeyay Farmaajo dhaqankiisa fudeedka iyo beenta "Qaraxyadda isagaa ka masuula oo iclaamiyay dagaal uusan tabar u heyn"

Hits: 16709 | Tuesday April 11, 2017 - 02:49:35
Dhageyso Xildhibaano ku ceebeeyay Farmaajo dhaqankiisa fudeedka iyo beenta "Qaraxyadda isagaa ka masuula oo iclaamiyay dagaal uusan tabar u heyn"

Click here to listen »

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Union for National Dignity: Inside Somalia's New Political Power Bloc Ahead of 2026 Elections

By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."

Qatar Hosts Somali Presidential Envoy as Mogadishu Cuts Cooperation With UAE

Somalia's political reorientation in the Gulf region is becoming increasingly visible, as Qatar's Ministry of Foreign Affairs confirmed a high-level meeting in Doha with Somali officials — just days after the Somali government announced it had terminated key security and cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE). Full Article

 

Somalia's Break with the UAE Signals a New Gulf Power Equation — and a High-Risk Reset

By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article

 

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article

 

Libya's Army Chief and Senior Officers Die in Plane Crash After Departing Ankara, Turkey

ANKARA, Turkey — Libya's Chief of Staff, General Mohammed Ali Ahmed Al-Haddad, along with four senior military officials, was killed Tuesday night when the private jet carrying them crashed shortly after taking off from Ankara's Esenboğa Airport in Turkey, Libyan and Turkish authorities confirmed. Reuters +1 Full Article

 

Online Blackmail Escalates Within Somali Diaspora, Prompting Calls for Independent Digital Protection

Across Europe, North America, and other regions, Somali communities living in the diaspora are increasingly confronting a serious and troubling challenge: the widespread use of online blackmail and digital abuse targeting women and children on social media platforms. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article