HEADLINES:

Topnews:Qabyaalada Godane: Internetka iyo adeega Zaad Muqdisho waa ka xaaraan-Hargeysana waa ka xalaal? Hawiye akhri sheekadaan ?

4
Sunday January 19, 2014 - 12:26:19 in Articles by Super Admin
  • Visits: 10207
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 2 2
  • Share via Social Media

    Topnews:Qabyaalada Godane: Internetka iyo adeega Zaad Muqdisho waa ka xaaraan-Hargeysana waa ka xalaal? Hawiye akhri sheekadaan ?

    Qabyaalada ina Godane: Internetka, adeega Zaad, Shaqaalaha Hay,addaha iyo Qurba Joogta Muqdisho waa xaaraan iyo Gaalnimo! Hargeysana waa ka xalaal iyo Muslimnimo? Hawiye iyo Digil iyo Mirifle ha akhriyaan sheekadaan?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qabyaalada ina Godane: Internetka, adeega Zaad, Shaqaalaha Hay,addaha iyo Qurba Joogta Muqdisho waa xaaraan iyo Gaalnimo! Hargeysana waa ka xalaal iyo Muslimnimo? Hawiye iyo Digil iyo Mirifle ha akhriyaan sheekadaan?

Qurba joogta waxay Somaliland iyo Puntland ku laabteen shan iyo toban sano ka hor waana dhiseen degaanadooda waxayna ku joogaan si nabad ah laakiin Al-Shabaab-ka ilaaha ka dhigtay Ina Godane ma gaaleeysiin kamana hadlin hase yeeshee qurbajoogta Hawiye iyo Digil/Mirifle markeey ku laabteen Muqdisho iyo Gobolada Koofureed waxay Al-Shabaab ku sheegeen gaalo mudan In la laayo!

Adeegga Zaad Service waxaa Somaliland iyo Puntland laga hirgelshay muddo shan sano ka hor iyadoo ganacsatadu adeega Zaad isugu kala gudbin karaan lacag gaaraya boqolaal kun Doolar hase yeeshee Al-Shabaab-ka Ina Godane Caabuda ee u badan Hawiyaha iyo Beelaha Digil iyo Mirifle waxay ka mamnuuceen kaliya koofurta Somalia,iyagoo Shirkaddii bixisa adeegaas ugu hanjabay inay qarxin doonaan ama shaqaalahooda leyn doonaan hadii aysan amarkooda u hogaansamin! Mamnuucida Adeega Zaad ee Muqdisho iyo Koofurtya Soomaaliya oo uu Mukhtaar Rooboow diiday inuu ku dhawaaqo waxaa ku dhawaaqay Ninka lagu Magacaabo Xuseen Fiidow oo Kasoo Jeeda Beesha Hawiye/Murursade/Habar Maxamed/Hilibi!
 
Shan sano ka hor waxaa adeega Internet-ka ee Viber optic la geeyay Somaliland gaar ahaan Magaalada Hargeysa, Adeegaa Viber optic waxaa dadweynaha hargaysa loo sameeyay waxa loogu yeero civic education, dadka ayaa la baray iyada oo siminaaro waaweyn oo adeegaas lagu barayo loo sameeyay Al-Shabaab internet-kaas kama hadal ilaa hada hase yeeshee markii ganacsato u dhalatay beesha Hawiye geeysteen Viber optic-ka Muqdisho wuxuu Axmed Godane soo saaray Warsaxaafadeed uu ku mamnuucay adeegaas, isaga oo adeegsanayoTacbanayaal u dhashay beelaha Hawiye gaar ahaan Cali Dheere oo Murusade ah iyo Cali Jabal oo Reer Mantaan ah!
 
hadana waxaa laga yaaba inaysan marnaba beelweynta Hawiye isweydiin maxaa horumarka iyo ganacsiga Muqdisho ka dhigay Xaaraan iyo Gaalnimo,maxaase ganacsiga Somaliland iyo Puntland ka dhigay xalaal?
 
Axmed Godane wuxuu Warsaxaafadeed ku sheegay in shaqaalaha Hay’adaha samafalka ee Koofurta Somalia yihiin gaalo lana dili doono hasse yeeshee kuwa Somaliland iyo Puntland waxay ku shaqeeystaan si nabada ah iyada oo aan la gaaleysiin.
Beelweynta Hawiye iyo Digil/Mirifle miyaanay wali garwaaqsan in Axmed Godane yahay qabiiliiste dagaal kula jira horumarka degaanada Koofurta Soomaaliya oo Kasoo Bilaawda Magaalada Gaalkacyoilaa Xuduuda Kenya, Deegaanadaas oo ay degaan Beelweynta Hawiye iyo Beelaha Digil/Mirifle iyada oo ay deegaanadaas ku wehliyaan labadaan Beelood Beesha Mariixaan, Ogaadeen, Dirta Koofured, Beelaha Banaadiriga iyo Jareerta iyo Beelo kale oo yar yar.
Beelweeynta Hawiye iyo Digil iyo irifle ma waxay garan waayeen inay gumeeyaan horjoogayaasha u dhashay qabiilka ee fuliya danaha Ina Godane?
 
Miyaa laga waayay Beesha Hawiye cid weydiiso Cali Dheere,Cali Jabal, Bashiir Qoslaaye, Gaagaale, Mahad Karatee, Xasan Afrax, Khaliif Cadale sababta ganacsiga iyo horumarka Xamarka ku noqday Xaaraan iyo Gaalnimo halka kan Hargeysa iyo Garowe ka yahay xalaal iyo islaanimo??
Habargidir iyo Xawaadle waxay Al-Shabaab ka sifeeyeen degaanadooda ay gaarka Sooca ah u degan yihiin hasse yeeshee Alshabaab waxay dhulka Hawiye uga dhuumaaleeysanayaan degaanada Murusade, Duduble, Gaaljecel iyo Beesha Abgaal Cismaan oo ah reerka Madaxweyne Xasan Garguurte ka dhashay, Beeshe Waceysle oo Madaxweyne Hassan Garguurte ka dhashay dhulka ay deegaan ahaan Gaarka ugu degen yihiin ayaa la sheegayaa in Al shabaabka haysta oo ka taliya uu yahay Tobonaan Wiil!! Sidoo kale Deegaanada Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha Hoose oo ay degaan beelweyna Hawiye, Digil/ Mirifle iyo Beesha Shanaad ayaa la sheegayaa shabaabka ka taliyaa inuu yahay mid aad u tabar yar, haatan dagaaladii goboladaas shabaabku uu haatan ugu jiro Qaab qabiil, isaga oo qabaailaadkii iska wada hor keenay.
 
Hadii Beesha Abgaal Cismaan oo talada Dalka heysay shantii sano ee ugu danbaysay garan weysay in Godane iyo kooxdiisa duulaan ku yihiin degaano gaara maxay ganacsatada Hawiye u sameeysan la yihiin Ciidan soo afjara kuwa maalin walba ay siiyaan Boqolaalka kun ee baadda ah?
 
Afhayeenka Al-Shabaab oo garwaaqsaday inuu lumiyay taageerada beesha Habargidir ayaa ku calaacalay "HABARGIDIR WAXAY INDHA U TAHAY DADKA DEGA KOOFURTA SOMALIA ,HADII AAD DADKA KICISAANA WAA KACAYAAN ,HADAAD DEJISAANA WAA DEGAYAAN”
Cali Dheere wuxuu hadalkiisa ku hantaaqay kadib markii Ahmed Godane balanqaaday inuu bixin doono magdhaw dhamaan dadkii kooxdiisa Al-Shabaab ka dishay beesha Habargidir.
Ballanqaadka Godane wuxuu qeyb ka yahay dhagartiisa cusub ee uu doonayo inuu beesha Habargidir ku xod xoto maadaama beesha Habargidir sedkii dawladda ku lahayd aan laga siinin, Beesha habargidir ayaa sheegtay inay muhiim tahay in maalin uun loo daldalo ina Godane iyo Kaba qaadyada Caabuda in loo daldalo waxgalkii beesha ee uu xaqdarada ku laayay.
 
Isku soo duube Cali Dheere, Cali Jabal, Xuseen Fiidoow, Mahad Karatee ayaa noqday kuwo loo isticmaali in Magaalada Muqdisho dadkeedu aysan ebid helin Nabad iyo Nolol iyaga oo dhamaan shaqaale u ah Ina Godane oo ay iyagu Xamar kusoo Dhoweeyeen.

Ina Godane ayaa Jagooyinka Muhiimka ah ee dhaqaalaha iyo amniyaadka u Dhiibtay rag ay isku beel Yihiin oo magacyadooda lagu sheegay Xudeyfa, Mahad, Sahal Iskudhuuq, Faruur iyo Dhalinyaro badan oo busaaradi ku qabatay Hargaysa balse markii Koofurta yimideen laga dhigay Madaxda sare ee Xarakada dad qalatada ee Alshabaab Dhalinyaradaas amniyaadka, Hubka iyo Dhaqaalaha gacanta ku haaya oo aan magacyadooda aad loo garaneyn maadaama ay magacyada bedeshaan.
By Abdullahi Ali Hussein Ano-Gel

Share on Social Media

Topnews:- Akhri Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda cusub iyo kuwa xilalka waayey qabiiladooda ?

Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article

XOG: Xildhibaano Odayaal Waxgarad Ku heyb ah RW Khayre oo Qorshe ka dhan Muqdisho ka wada?

Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article

Akhri Liiska qabiiladda Wafdiggii Saudi Arabia tegay iyo sida Hawiye looga ilaalshay.

Liiska Wafdiga u xilsaaran Mashaariicda Saudi Arabia ka fulineyso Soomaaliya: Full Article

Akhri Dad caana oo Muslim aheyn ayaa qiray in Nabbi Muxamad NNKH ahaay ?

Qoraalo ay sameeyeen dad caan dunidan ka ah laakiin aan Muslim ahayn ayaa waxay qirayaan in qofki ugu saameynta badnaa uguna waynaa xaga Caqliga, Maskaxda, Hogaaminta iyo Akhlaaqdaba uu ahaa Nabbi Muxamed ( SCW ) waxaana raggaas ay kala yahiin kuwan. Full Article

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article

Daawo Akhri taxanaha Jaajuus Ethiopia jago kama waayo Somalia qeybta 1-aad

Waa kuma Garyaqaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)..? Raysalwasaare Xigeenka Cusub ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ah nin Sharci yaqaan, macalin sharciga ka ahaa Jaamacada Hargeisa. Full Article

Akhri Liiska Wasiiradda cusub magacyadooda iyo qabiiladda

Waagacusub Media waxeey idiin soo gudbineysaa Liiska Wasiiradda cusub ee loogu magacdaray Liitayaasha beelaha Soomaaliyeed, magacyadooda iyo qabiiladda. Full Article

Ra'iisal Wasaare Kheyre oo cambaareeyey qaraxyada ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, March 13, 2017------Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada saaka ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agagaaraha Warshadii hore ee Nac-naca oo fariisin u ah ciidamo ka tirsan kuwa XDS iyo qaraxa labaad ee lala beegsaday hotelka Wehliye. Full Article

[Daawo] Fadeexadda Duqa Muqdisho oo tuuganimo weyn ku kacay

Daawo Fadeexadda Duqa Muqdisho oo tuuganimo weyn ku kacay Full Article

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article