Qof la socda Cabdikariim Guled ayaa yiri "Waxaa lagu hayaa qolka ICU .wuxuuna jiifaa isbitaal ku yaal Haydarbad”
Madaxweynaha Galmudug ayaa horey loogu sheegay iney xaaladiisa Caafimaad halis ku jirta kadib markii cinjiro dhiiga xireen wadnahiisa 95%.
Lama ogga siduu noqon doono Caafimaadka Madaxweyne Cabdikariim laakiin wuxuu xanuunkiisa ku beegan yahay xilli uu siyaasiyiinta iyo ganacsatadda beesha Habargidir u sheegay iney kala dhinteen isaga iyo Saaxiibkiis Madaxweyne Garguurte oo ay ka wada tirsan yihiin Urur diimeedka Damujadiid
.
Alasow Medical Center – Overview Alasow Medical Center is a specialized medical facilitation organization that supports Somali patients seeking treatment in India. The center operates under the vision of improving access to quality healthcare for Somali citizens through professional guidance, affordable assistance, and compassionate care. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article
Wasaaracda shaqada ee dowlada federaalka ayaa noqotay meel uu hareeyay musuq maasuq ba'an. Tan iyo markii uu yimid Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa soo wajahay wasaarada jahawareer dhaqaale iyo xatooyo lacageed. Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article
Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article
Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article
The Somali-led watchdog organization Solda Safety Network has filed a formal request with Swiss authorities to investigate Mohamed Mohamud, a Somali national living in Lausanne who is known on TikTok as "Khalid Mula."
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
The International Crisis Group (ICG) has urged the European Union (EU) to play a more proactive role in ending Somalia's escalating political standoff, warning that prolonged instability could undo years of fragile progress and allow Al-Shabab to regain strength. Full Article
Although artificial intelligence (AI) currently plays only a small role in fact-checking, its potential to generate highly convincing fake news remains deeply concerning. Experts warn that as AI tools become more powerful and accessible, journalists and fact-checkers must remain alert—especially during elections, when misinformation can most easily distort public opinion. Full Article
For over two decades, Waagacusub Media has stood as a pillar of integrity, truth, and independence in East Africa's media landscape. Established in 2003, the organization has earned a distinguished reputation as the most trusted source of independent news and information, serving Somali and global audiences with credibility and courage. Full Article
Waagacusub Media is the most trusted source of independent news and information in East Africa, serving audiences worldwide with credible journalism. As the definitive source for news, Waagacusub's reporting, photography, interactives, audio, and video content are published and broadcast by Somalia's leading newspapers, TV channels, apps, radio stations, websites, and magazines. Full Article
Cairo, Egypt – Turkish President Recep Tayyip Erdoğan has once again demonstrated his political mastery on the global stage. His decision to withhold his plane's landing in Sharm el-Sheikh until Israel's Prime Minister Benjamin Netanyahu was excluded from the Gaza Peace Summit was not just a reaction — it was a calculated diplomatic strategy. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-] Madaxweynaha Galmudug oo lagu qalay India Hospital "Xaalad halisa"
Waagacusub.net - Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen Guled ayaa wadnaha looga sameeyay qaliin socday 7 saac iyo bar .iyadoo dadka la socdana Waagacusub Media u sheegeen iney xaaladiisu tahay garaabito ama mid liidata.