HEADLINES:

Topnews:- Ninkii Fanaanada Yurub Geenyo oo aroos ku dhigtay Jigjiga iyo Fanaaniintii Xidigaha Geeska oo ka tumay -Hinaase iyo Sawir xasuusa

3
Wednesday April 02, 2014 - 01:50:12 in Articles by Super Admin
  • Visits: 83094
  • (Rating 3.1/5 Stars) Total Votes: 9
  • 17 6
  • Share via Social Media

    Topnews:- Ninkii Fanaanada Yurub Geenyo oo aroos ku dhigtay Jigjiga iyo Fanaaniintii Xidigaha Geeska oo ka tumay -Hinaase iyo Sawir xasuusa

    Waagacusub.info- Seeygii dhawaan guursaday Fanaanada Yurub Geenyo oo lagu magacaabo Jacfar Cabdi Sayid ayaa aroos lama arag oo lama maqala ku dhigtay Magaalada Jigjiga ee degaanka Somalida Ethiopia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info- Seeygii dhawaan guursaday Fanaanada Yurub Geenyo oo lagu magacaabo Jacfar Cabdi Sayid ayaa aroos lama arag oo lama maqala ku dhigtay Magaalada Jigjiga ee degaanka Somalida Ethiopia.

Inkastoo Yurub Geenyo Maseeyr aawgiis Muqdisho u tagtay hadana falka la yaabka badan wuxuu noqday qaar ka mida Fanaaniintii Xidigaha geeska oo ka tumay arooska ninkii xumeeyay Fanaanada ka tirsan kooxdooda.

Fanaaniinta jigjiga tegay ee arooska Jacfar Cabdi Sayid ka qeybgalay waxaa ka mida Mohamed BK,Nimcaan Hilaac ,Axmed Wali Furanle iyo Asma Love,waxaana la sheegay inay arooskaas uga qeybgaleen ku xumeeynta Fanaanada Yurub Geenyo oo safar dhuumasho ah ku joogta 

Muqdisho.






Sawir ay Warbaahinta Waagacusub heshay ayaa muujinaya Arooskii Yurub Geenyo iyo Jacfar Cabdi Sayid kaas oo aan fogeeyn goortii ay dhigteen hasse yeeshee Jaceylka maanta waxaa lagu tilmaamaa JACEYLKII SHANTA MAALMOOD kaas oo nuxurkiisu yahay -ARBACAAN ISBARANAY,KHAMIISAAN IS MEHERSANAY,JIMCO AYAAN WADA AQALGALNAY,SABTI WAA ISKU BUUQNAY,AXADNA WAA KALA TAGNAY" {FIVE DAYS OF LOVE} 

"Sariirtii aan ku seexan jiray iyo qolkii aan ka deganaa guriga Axmed Weli Furinle ayaa lagu soo dhaweeyay Ninkii i xumeeyay ee Jacfar Cabdi Sayid,taasna waa godob u gaara Axmedweli iyo Asma Love"ayey tiri Yurub Geenyo oo Muqdisho kala soo hadashay Waagacusub.

Ninka xumeeyay Fanaanada Yurub Geenyo waa Carab Somali ,hooyadiina waa Abeesguul,wuxuu ka shaqeeyaa Laanta Socdaalka Jigjiga halka Yurub Geenyo u dhalatay qabiilka Isaaq gaar ahaan ARAB.

Yurub Geenyo waloow ay dumar tahay hadana waa gabadh cod macaan oo dabeecad wanaagsan sida ay sheegaan dadka yaqaan hasse yeeshee waxaa dhaqan cusub ah in fanaaniintii kooxda kula jirtay ay ka qeybgalaan aroos ujeedkiisu yahay in lagu xumeeyo fanaanaad ay isku jaal yihiin.

Fanaaniinta Xidigaha Geeska Somaliland waxaa ruxay khilaaf sababay inay kooxda iskaga baxaan Fanaan Mursal Muuse iyo gabadha uu qabo Khadra Sinimo ,iyadoo dhinaca kalena Abwaankii kooxdaas iyo fanaaniin kale iskaga tegeen Muqdisho oo safar qarsoodiyo ku joogaan Muqdisho.

Somalida waxay caan ku tahay tafaraaruq,midnimo xumo iyo isla weynin sabab looga dhigay qofkasta oo iskala sareeya qofka la shaqeeya.

sacab tunka bulshada ayaa lala xiriirshaa inuu Fanaanka is cajibiyo isagoon meel gaarin,sida Mursal Muuse ku dhacday.

Kooxda Xidigaha Geeska waxay bilahii u dambeeyay soo qaadeen heeso erayo fiican laakiin laxanka iyo muusikada iskaga mida,waxayna taasi ka marqaati kacday inay ku ciyaarayeen fanka ama ujeedkoodu ahaa waa la heesaa uun.

Fanaanka waa inuu heesta macaansado,laxan macaan la raadiyo,iskuna dayo inuu tunto music dhageystaha ku raaxeeysan karo halka ay badankood door bidaan qub qac inay bulshada uga dhigaan music macaan.

Share on Social Media

Topnews:- Akhri Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda cusub iyo kuwa xilalka waayey qabiiladooda ?

Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article

 

Topnews:- Wasiir ku kacay tilaabo geesinimo leh iyo tacadigii Flydubai

Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article

 

Topnews:- Qatar iyo Taakulaynta Argagixisadda

Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article

 

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 

Topnews:- Farmaajo oo Ciidanka Uganda fasaxay Amnigana ku wareejiyay Ethiopia .

Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article

 

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article

 

Somalia: Government's PR Strategy Mocked As Hashtag Igu Sawir Goes Viral

Waagacusub.net - Hip Hop Artiste IlKacase Song "Igu Sawir" Goes Viral As Somalia Govt is Mocked Over Photo PR Stunts. Full Article

 

Topnews:- Xildhibaan Dhuxulow iyo Gudoomiye Taabit oo rajo ka qabo kursiga Ra'isulwasaaraha "Socdaalkiisa Emirate-ka"

Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article