HEADLINES:

Topnews:- 10-kii qalad ee Farmaajo galay iyo heerkeey gaartay beentiisa aan qiilka laheyn ?

0
Sunday May 28, 2017 - 03:32:47 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 10428
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- 10-kii qalad ee Farmaajo galay iyo heerkeey gaartay beentiisa aan qiilka laheyn ?

    Waagacusub.net 1- Farmaajo wuxuu baarlamaanka uga khudbeeyay iney dhaqan xun tahay Madaxweyne iyo Ra'isulwasaare maalin kasta diyaarad saaran oo bishii seddex mar baxaayo,wuxuu ballanqaaday ineysan taas dhici doonin oo safaradda dibadda u diri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net 1- Farmaajo wuxuu baarlamaanka uga khudbeeyay iney dhaqan xun tahay Madaxweyne iyo Ra'isulwasaare maalin kasta diyaarad saaran oo bishii seddex mar baxaayo,wuxuu ballanqaaday ineysan taas dhici doonin oo safaradda dibadda u diri doono Wasiir Khaarijiga laakiin isagga toban safar ayuu galay seddex bil gudahood ?

2-Farmaajo wuxuu baarlamaanka hortiisa ka sheegay inuu boqol kun dollar siin doono qofkii qarax sheego, inuu dadka dhaawacmay dibadda u qaadi doono,inuu dhisi doono guryaha la qarxiyay maadama masuuliyadda dowladda tahay iney amaanka sugaan,.seddex ballanqaad hal mid kama fulin.

3- Farmaajo Wuxuu khudbadiisii ugu horeeysay ku sheegay in dalka Somalia dowlad laheyn 26 sano taas oo ka dhigan adeerkeey Siyad Barre kadib wixii dowlad dalkaan ka jiray ma aqoonsani.

4- Farmaajo wuxuu 33 qof oo u dhashay Hawiye kuna dhamaaday qarax ku tilmaamay Waxmagarato ,isagoon cudur daar ka bixin ilaa iyo hadda,sida uu ku sheegay khudbadiisii Caleemasaarka.

5- Farmaajo wuxuu Ra’isulwasaaraha Somalia u magacaabay nin la yiraa Xasan Kheyre oo ka mida Saamileeyda Soma Gas & Oil ,kuna eedeeysan inuu Al-Shabaab maalgelin dhaqaale siin jiray sida ku cad Warbixinta Qaramadda Midoobay soo saartay iyo Warbaahinta Caalamka.

6- Farmaajo wuxuu Gudoomiyaha gobolka iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Thabit Abdi oo ahaay qunsulkii Safaaradda Somalia ee Mareykanka,isagoo gacantiisa ku saxiixay in dib loo celsho boqolaal dhalinyaro Somalia oo dalkaas tahriib ku galay,weliba wuxuu ka xaday lacagtii sahayda loo siiyay sideey afkooda ku sheegeen.

7- Farmaajo wuxuu la taliyahiisa dhinaca Amniga u magacaabay Xuseen Damuumaaye oo ahaay Xogheynta gaarka ee Jeneral Gabre ,kana tirsan Basaasiinta Ethiopia.

8- Farmaajo wuxuu Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia u magacaabay Abdullahi Sanbaloolshe oo ka mida basaasiinta Ethiopia kaas oo horey baarlamaanka Somalia u diiday inuu ka mid noqdo gollaha Wasiiradda ama Taliye Sirdoon kadib markii uu xiray Xildhibaano Qaran oo xasaanad leh.

9- Farmaajo mudadii uu joogay Villa Somalia waxaa gubtay Suuqa Bakaaro, Suuq Bacaad ,waxaa dhacay 30 qarax,waa ku dhintay,la dilay 503 qof laakiin maalin qura kama dirin tacsi, mana ka hadlin.

10 - Farmaajo iyo Naagtiisa waxeey xirteen Tuutaha Ciidanka,wuxuuna ku dhawaaqay xaalad dagaal laakiin maalin kadib ayuu Emirate-ka u duulay iyadoo aysan jirin ilaa maanta tilaabo uu qaaday .

Tobankaas dhacdo ee ku qoran Sooyaalka maalmahiisa Madoow qofkasta oo isku daya inuu dafaro ama qiil u raadsho wuxuu ka dhigan yahay Qalfoof maran oo laabtiisa qabyaalad iyo naxli madoobeysay.

Inaan runta sheegno, inaan shacabka Soomaaliyeed iyo beesha Caalamka la wadaagno xaqiiqooyinka jira waxaan ugu dhawaanaa alle Swt,waxaana ugu samafalnaa shacabka la dulmay.

Ugu dambeeyn nasiibdaradda Somalida heeysato waxeey tahay iney  u sacbiyaan qof ay og yihiin inuu musuqmaauq ku soo baxay kaas oo ugu khudbeeynaa inuu musuqmaasuqa la dagaalami doono.

Ogoow DABEEYSHU GEEDDAHA UMMA RUXDO INEY CIYAARSIISO

By Dahir Alasow 

Share on Social Media

Former Somali President Farmaajo Returns to Mogadishu After Long Stay Abroad

Mogadishu (Waagacusub Media) – Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo arrived in Mogadishu on Thursday morning, marking his first visit to the capital in several months. Farmaajo and his delegation landed at Aden Adde International Airport, where they were received by members of parliament, political figures, and sections of the public who had gathered to welcome him. Full Article

 

Regional Leaders Set Conditions For Meeting Farmaajo

Regional Leaders Set Conditions For Meeting Farmaajo Full Article

 

Topnews:- Akhri Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda cusub iyo kuwa xilalka waayey qabiiladooda ?

Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article

 

Topnews:- Wasiir ku kacay tilaabo geesinimo leh iyo tacadigii Flydubai

Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article

 

Topnews:- Qatar iyo Taakulaynta Argagixisadda

Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article

 

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 

Topnews:- Farmaajo oo Ciidanka Uganda fasaxay Amnigana ku wareejiyay Ethiopia .

Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article