HEADLINES:

Somali News

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

0 Visits: 6109 | Friday December 15, 2017 - 01:31:51
Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso…

Read More »

DEG DEG DHAGEYSO: XILDHIBAANO LAGU XIRAY BAYDHABO IYO XIISAD AAD U KACSAN OO LAGA DAREEMAYO?

0 Visits: 3531 | Thursday October 19, 2017 - 16:22:13
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Topnews:- Akhri Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda cusub iyo kuwa xilalka waayey qabiiladooda ?

0 Visits: 29212 | Wednesday August 30, 2017 - 11:11:33
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay.

Read More »

Topnews:- Wasiir ku kacay tilaabo geesinimo leh iyo tacadigii Flydubai

0 Visits: 3995 | Friday August 25, 2017 - 16:56:08
Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland.

Read More »

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

0 Visits: 8885 | Friday August 18, 2017 - 19:38:49
Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye.

Read More »

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

0 Visits: 16687 | Friday August 11, 2017 - 22:31:49
Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose .

Read More »

XOG: Xildhibaano Odayaal Waxgarad Ku heyb ah RW Khayre oo Qorshe ka dhan Muqdisho ka wada?

0 Visits: 3891 | Friday August 11, 2017 - 09:06:44
Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa.

Read More »

Topnews:- Farmaajo oo Ciidanka Uganda fasaxay Amnigana ku wareejiyay Ethiopia .

0 Visits: 10755 | Tuesday August 08, 2017 - 00:35:50
Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen…

Read More »

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

0 Visits: 10134 | Sunday July 30, 2017 - 06:14:34
Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan.

Read More »

Topnews:- Xildhibaan Dhuxulow iyo Gudoomiye Taabit oo rajo ka qabo kursiga Ra'isulwasaaraha "Socdaalkiisa Emirate-ka"

1 Visits: 13079 | Thursday July 27, 2017 - 07:34:42
Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre.

Read More »

Akhri Xildhibaan Mahad Salad oo si adag uga jawaabay hanjabaadii Wasiirka Amniga ugu hanjabay ganacsatadda Muqdisho ?

0 Visits: 10511 | Sunday July 23, 2017 - 06:54:39
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED!

Read More »

TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

0 Visits: 5261 | Sunday July 23, 2017 - 05:30:57
Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw.

Read More »

Topnews:- Kudladda Horusocod oo shuruudo adag ku xirtay Ansixinta Miisaaniyada 2017

0 Visits: 5792 | Friday July 21, 2017 - 01:48:17
Waagacusub.net - Xildhibaanada Xisbiga Horusocod ayaa Gudiga Maaliyada ee Baarlamaanka oo haatan gacanta ku haya dib u eegida Miisaaniyada 2017 ayaa ka dalbaday inay Miisaaniyadaa u soo badhigaan Shacabka iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed si ay ula arkaan qaladaadka iyo ku takri falka ka muuqda Miisaaniyada…

Read More »

Topnews:- Fadeexadii 4aad oo hareeysay Gudoomiyaha Dowladda Fudeed Farmaajo ?

0 Visits: 15239 | Thursday July 13, 2017 - 07:47:11
Waagacusub.net - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi oo Muqdisho looga bixiyay Taabit Gorgoro ayaa fadeexadii afaarad wajahay kadib markii uu ku hungoobay ,oo shaqeeyn waayey amar uu ku mamnuucay in shacabka lacag ku galaan Beerta loo dalxiis tago ee Beerta Nabadda Muqdisho.

Read More »

DIB U DHIS CIIDAN MISE BOOB DADBAN!

1 Visits: 8916 | Sunday July 09, 2017 - 04:55:26
Dib u dhiska ciidanka xooga dalka Soomaaliya qof kasta Soomaali ah oo awooda inuu wax ku darsado ka qeyb qaato way tahay balse ciidamada xooga dalka la dhisayo ma kuwa haatan golaha amniga qaranka Muqdisho ku shiraya isku heystaan qaab qabiil haloo qeybsado iyo qaab maamul goboleed haloo qeybsado miyaa?

Read More »

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

0 Visits: 7841 | Tuesday July 04, 2017 - 20:34:15
Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo.

Read More »

Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

0 Visits: 9670 | Tuesday June 20, 2017 - 10:25:23
Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa.

Read More »

Wardegdega:Midowga Yurub oo ansixiyay in sharcigga la siiyo qaxootigga dibna loo celin karin

0 Visits: 5523 | Tuesday June 20, 2017 - 10:15:44
Midowga Yurub oo ansixiyay in Qaxootiga la aqoonsaday oo idil la siiyo degganaansho 5 sanadood ah.

Read More »

Sirculus:Xubnaha Urur Diimeedyadda ee ku milmay Dawladda Somalia?

0 Visits: 13184 | Saturday June 17, 2017 - 06:42:09
Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia.

Read More »

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article