
Xildhibaanada Xisbiga Horusocod ayaa hoosta ka xariiqaya in aanay marnaba ansixinayn Miisaaniyada inta wax laga bedelayo Qodobada kala ah;
1-In Somaliland lagu soo daro Miisaaniyada, arintaa oo astaan u ah Midnimada Dalka iyo Dadka soomaaliyeed
2-In Mushaarka Ciidamada si aad ah kor loogu qaado oo lala simo Mushaarka Shaqaalaha Rayidka ah.
3-In Xafiisyada Madaxweynaha iyo R/Wasaaraha oo ay u qoran tahay lacag ka badan 11 Milyan oo Dollar si aad ah hoos loogu dhigo, lacagta laga dhimayna loogu daro Ciidamada Qaranka.
4-In Miisaaniyada lagu daro adeega shacabka loo qabanayo Sida Isbitaalo, Wadooyin, Iskuulo, Shaqo Abuur, Koronto, IWM
5-In Guddi loo saaro Daynta been abuurka ah ee la sheego in Dalka Somalia lagu leeyahay, lana hubiyo sida ay ku timid dayntaasi, waxa ay ku baxday iyo cidda qaadatay, waxaana muuqata inay tahay ifafaalo muujinaya inay tahay xirfad dalka lagu dhacayo.
6-In la cadeeyo Kororka dhaqaale ee Dalka ee ah 90% ee hore loo shaaciyey ee aan Miisaaniyadana ka muuqan.
7-In la cadeeyo lacagihii Dawladaha shisheeye bixiyeen isla markaana lagu soo cadeeyo Miisaaniyada
Xisbiga Horusocod ayaa ka codsaday Guddiga Maaliyadda ee Baarlamaanka inay Xaqiijiyaan wax ka bedelka Qodobadaasi si Miisaaniyada loo ansixiyo.
Waxaa xusid mudan in Miisaaniyada Dawladda ay soo bandhigtay anaanay haba yaraatee ku jirin wax ku saabsan Horumarinta Bulshada keliya Miisaaniyadu waa Mushaar, Guno, kiro, iyo Safaro kumana jiraan wax ku saabsan Horumarinta
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article
Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article
Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article
Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article
Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article
Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article
ANKARA, Turkey — Libya's Chief of Staff, General Mohammed Ali Ahmed Al-Haddad, along with four senior military officials, was killed Tuesday night when the private jet carrying them crashed shortly after taking off from Ankara's Esenboğa Airport in Turkey, Libyan and Turkish authorities confirmed. Reuters +1 Full Article
Across Europe, North America, and other regions, Somali communities living in the diaspora are increasingly confronting a serious and troubling challenge: the widespread use of online blackmail and digital abuse targeting women and children on social media platforms. Full Article
A routine investigation into the unexplained death of a woman in Voorburg has uncovered one of the largest stashes of illegal pharmaceuticals found in the Netherlands in recent years. The discovery has now led two suspects from Breda to face criminal charges for their alleged role in distributing the potentially lethal substances. Full Article
Waagacusub.net - As the world moves into 2026, journalism stands at one of the most critical turning points in its modern history. The rapid rise of artificial intelligence, collapsing business models, political intimidation, and shifting audience expectations are reshaping the profession faster than many newsrooms can adapt. While technological advances promise new possibilities, they also expose deep vulnerabilities within global media systems. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Topnews:- Kudladda Horusocod oo shuruudo adag ku xirtay Ansixinta Miisaaniyada 2017
Waagacusub.net - Xildhibaanada Xisbiga Horusocod ayaa Gudiga Maaliyada ee Baarlamaanka oo haatan gacanta ku haya dib u eegida Miisaaniyada 2017 ayaa ka dalbaday inay Miisaaniyadaa u soo badhigaan Shacabka iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed si ay ula arka