HEADLINES:

Wardegdega:Ciidanka Dowladda oo saqdhexe guryahooda ku weeraray Siyaasiyiin caana iyo dagaal culus oo Muqdisho ka socda?

3
Friday August 15, 2014 - 05:28:54 in Articles by
  • Visits: 7674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wardegdega:Ciidanka Dowladda oo saqdhexe guryahooda ku weeraray Siyaasiyiin caana iyo dagaal culus oo Muqdisho ka socda?

    Waagacusub.net - Guutadda Ciidanka Ruuxaanta Damujadiid ee ka tirsan Nabadsugida Somalia ayaa saq barkii sedex jiho ka weeraray guryo ay degan yihiin Laba siyaasi iyo Xildhibaan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Guutadda Ciidanka Ruuxaanta Damujadiid ee ka tirsan Nabadsugida Somalia ayaa saq barkii sedex jiho ka weeraray guryo ay degan yihiin Laba siyaasi iyo Xildhibaan .

Siyaasiyiinta guryahooda degmadda Wadajir lagu weeraray oo kala ah Cabdullahi Sheekh Xasan,Axmed Daaci iyo Xildhibaan Cumar Finish ayaa dhamaantood u dhashay qabiilka Hawiye gaar ahaan Beesha Daa-uud Abgaal.

Dagaalka dhexmaray Ilaaladda Sedexda Siyaasi iyo Ciidanka Nabadsugida Dowladda Villa Somalia ayaa la isu adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan,waxaana Ciidanka Ruuxaanta Damujadiid laga gubay gaari dagaal.sida uu Waagacusub u sheegay Wariye ku sugan Degmadda Wadajir.

Dagaalka oo  lagu jibiyay Ciidanka Ruuxaanta Dowladda wuxuu weli ka socdaa agagaarka Korontada .

Siyaasigga Cabdullahi Sheekh Xasan oo aan telefoon kula xiriirnay wuxuu sheegay inay ka badbaadeen weerarkii la rabay in lagu khaarijiyo.

Dowladda Villa Somalia wali kama hadlin sababaha ay Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada beesha Hawiye ugu weerarayaan guryahooda .

Ra’isulwasaare Cabdiwali iyo Wasiirka Cadaaladda Faarax Cabduqadir ayaa amar ku bixiyay in hubka dhigis lagu sameeyay 63 Masuul oo iskugu jira Ganacsato iyo Siyaasiyiin u dhashay beesha Hawiye.

Inkastoo wax lala yaabo tahay in beesha Hawiye oo kaliya lagu sameeyo hubka dhigis hadana tani waxay sawir fool xun ka bixisay sida Dowladda Villa Somalia ka talisa ugu fashilintay hogaaminta dalka Somalia.

Sikastaba ha haatee,Degmadda Wadajir waxay noqotay degaan Dowlada ka caagan,oo aysan cag dhigi karin  maadama ay tahay degmo ay si gaara ugu badan yihiin beesha Siyaasiyiinta la weeraray ee Daa-uud Abgaal.

Share on Social Media

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 

XOG: Xildhibaano Odayaal Waxgarad Ku heyb ah RW Khayre oo Qorshe ka dhan Muqdisho ka wada?

Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article

 

Topnews:- Fadeexadii 4aad oo hareeysay Gudoomiyaha Dowladda Fudeed Farmaajo ?

Waagacusub.net - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi oo Muqdisho looga bixiyay Taabit Gorgoro ayaa fadeexadii afaarad wajahay kadib markii uu ku hungoobay ,oo shaqeeyn waayey amar uu ku mamnuucay in shacabka lacag ku galaan Beerta loo dalxiis tago ee Beerta Nabadda Muqdisho. Full Article

 

Sirculus:Xubnaha Urur Diimeedyadda ee ku milmay Dawladda Somalia?

Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article

 

Sirculus qorshahii Farmaajo +Kheyre+Fahad Yaasiin u degeen Habargidir iyo Abgaal +fashilka ?

23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo Qatar la safatay iyo sababta ?

Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaaraha Somalia ayaa markii ugu horeeysay si wadajira ula saftay Dowladda Qatar sida ay Waagacusub u sheegeen saraakiil ka hoowlgasha Villa Somalia iyo laba ka mida la taliyeyaasha Farmaajo. Full Article

 

MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?! Maqaal uu qoray Xildhibaan caana

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article