HEADLINES:

Topnews:-Saleebaan iyo Ceyr oo ku kala booday wada hadalo u socday iyo Garguurte oo fashiliyay + Mahad Salaad?

1
Monday March 23, 2015 - 04:37:50 in Articles by Super Admin
  • Visits: 5670
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Topnews:-Saleebaan iyo Ceyr oo ku kala booday wada hadalo u socday iyo Garguurte oo fashiliyay + Mahad Salaad?

    Waagacusub.info- Wafdi uu horkacayo Madaxweyne Garguurte ayaa lagu wadaa iney khamiista uga dhawaaqaan Magaaladda Cadaado inuu furmay shirkii goboladda dhexe kadib markii uu fashil ku dhamaaday wada hadalo hoose oo Muqdisho uga socday guddiyo kala me

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info- Wafdi uu horkacayo Madaxweyne Garguurte ayaa lagu wadaa iney khamiista uga dhawaaqaan Magaaladda Cadaado inuu furmay shirkii goboladda dhexe kadib markii uu fashil ku dhamaaday wada hadalo hoose oo Muqdisho uga socday guddiyo kala metelayay beelaha beelaha Saleebaan iyo Ceyr, kaasoo la xiriira arimihii la isku hayey ee caasimada maamulka ka dhismi doona gobolada dhexe.

Qodobada la isla soo qaadey waxaa ka mid ah in la kala qaado caasimada gobolka Galgaduud iyo tan dawlad goboleedka, ayadoo reer Cadaado ay soo jeediyeen iney qaataan caasimada gobolka Galgaduud halka Dhuusamareeb ay noqoneyso Caasimadda dawlad goboleedka Mudug iyo Galgaduud, shirkana lagu qaban doono halkii lagu heshiiyey ee Cadaado.

Dood iyo muran dheer kadib Waa lagu kala boodey wada hadalkii labada dhinac, qolo walbana shirkeeda ayey qabsaneysaa.

Madaxweyne Garguurte oo aad ugu faraxsan khilaafka shirka goboladda dhexe ayaa isku fiirsaday labada dhinac .Beesha Reer Xaaji Saleebaan waxeey baxayaan Arbacadda ,iyagoo uga dhawaaqi doono Cadaado inuu shirka furmay.

Madaxweyne Garguurte wuxuu doonayaa inuu shirka goboladda dhexe fashilmo si waqti kordhin loogu sameeyo laakiin hadii fashilintiisa ku guuldareeysto wuxuu damaciisu yahay inuu Madaxweyne ka noqdo Cabdi Kariim Xuseen Guuleed.

Fashilinta shirka goboladda dhexe wuxuu Madaxweyne Garguurte u adeegsanayaa Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Mahad Mohamed Salaad oo loogu magacdaray calooshiis u shaqeeyste hoobiye ku garaacay guryahii ehelkiisa deganaayeen.

Dhuusamareeb waxaa ku sugan Odayaashii dhaqanka labada gobol lamana ogga go-aanka ay ku dhawaaqi doonaan.

Si kastaba ha ahaatee, Bulshadda goboladda dhexe waxeey u baahan tahay maamul ,iyadoo aan la gelin gorgortan iyo xisaab daneeystayaal isku dhifsanayaan taas oo ka dhigan iney iyaga dantooda ka dhex fushadaan maamulka.

Share on Social Media

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article

 

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

XOG: Xildhibaano Odayaal Waxgarad Ku heyb ah RW Khayre oo Qorshe ka dhan Muqdisho ka wada?

Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article

 

TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw. Full Article

 

[Daawo] Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday

Daawo Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday Full Article

 

[Daawo] Magacyadda Liiska Wasiiradda Cusub oo Al Itixaad laga wada dhigay

1- Fahad Yaasiin Xaaji Dahir - Reer Aw Xasan. 2- Cabdullahi Carab - Dir Surre 3- Cabduqadir Cosoble ,Hawiye Abgaal Warsengeli 4- Cali Xaaji Shirwac ,Daarood ,Majeerteen 5- Axmed Gaboobe, Dir Gaadsan 6- Saciid Ciid , Carab Saalax 7- Jamac Caydiid - Daarood Dhulbahante 8- Nur Faarax, Dir, Isaaq Habaryoonis 9- CabdiNur Sheekh Maxamed, Hawiye Xawaadle 10-Cabdifitaax Geesey, Mirifle , Leesaan Sii Daawo Full Article

 

[Dhageyso] hees shanta Fanaan ee Xamar ugu caansan soo wada qaadeen oo noqotay Score taariikhiya

Waa heestii ugu horeeysay ee ay wada qaadayaan shan ka mida Fanaaniinta ugu shidan Somalia ? Heesta amaan maahee waa leeys garaacayaa,oo hilfahaa leeysu qaadayaa. Gabadh nin hore soo xumeeyay ayaa hal xiraale waxeey ku weeydiisay afarta wiil "Haddii ruux daacadoo,niyadda horey looga dilay,hadana dawadiisa helin,hadduu dadka kaala baxo,maxaad ku dabiibi leeyd"? Afarta wiil mid walba sibuu isu xariifinayaa laakiin gabadha mid walba jawaab ayey siineeysaa ? Waxaa ugu daran sheekadda Khadar Keeyow oo ku leh, dalxiiskaad jeceshahee, damaashaad iyo farax baan geli laheyn,dibadaan kuu dhoofin laa ? Mudo dheer ayaan raadinaayey Fanaaniinta ku haboon ee soo qaadi kara ? ugu dambeeyn wuxuu go-aanku noqday shantaan ka shidan Muqdisho. HABIQLEYSO. Full Article

 

[Topnews:-] Madaxweynaha boqol kun - Taliyaha NISA toban kun ? madax aan iska warqabin oo kala socota iyo ceebta hareeysay

Waagacusub.net - Madaxweynaha Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Taliyahiisa Ciidanka NISA Jeneral Gaafow ayaa qaraxii kadib hadalo iska hor imaanaya u sheegay shacabka. Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Ethiopia Strengthens Gulf Ties: Somali-Region Diplomat Jamal Bakar Named Ambassador to UAE

Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).

Union for National Dignity: Inside Somalia's New Political Power Bloc Ahead of 2026 Elections

By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."

Government Arrests Bajaj Drivers Protesting Rising Fuel Prices in Mogadishu

Security forces in Mogadishu have arrested several young Bajaj drivers who staged protests against rising fuel prices, reflecting growing frustration among Somalia's youth over economic hardship and unemployment. The demonstrations were organized by Bajaj drivers who depend on the three-wheel taxis as their main source of income. Drivers say the increasing cost of fuel has severely reduced their earnings, making it difficult to support themselves and their families. Full Article

 

AASHEEDGUURTA: The Calm Philanthropist Transforming TikTok Giving into Direct Humanitarian Aid

AASHEEDGUURTA, a Somali-American entrepreneur, has emerged as one of the most respected philanthropic figures on TikTok, widely recognized for her compassion, calm public demeanor, and consistent financial support to vulnerable Somali communities. Her name, "AASHEEDGUURTA," symbolically reflects moderation, patience, and a composed approach to society—qualities that many supporters say are clearly visible in her humanitarian work and online conduct. Full Article

 

Somali Cybersecurity Figure Yasmin Abdi Sparks Discussion on Merit, Representation, and Online Narratives

A Somali IT and cybersecurity professional, Yasmin Abdi Qaraare, has become a subject of growing discussion across social media and online tech forums, as her profile circulates widely within Somali communities and diaspora networks. Her reported involvement in cybersecurity and international technology events has led many to recognize her as part of a new generation of Somali professionals working in the global digital sector. Full Article

 

Horn and East Africa: War Crimes and Election Repression Deepen Human Rights Crisis

A new report by Human Rights Watch warns that civilians across the Horn and East Africa are facing escalating war crimes, widespread abuses, and shrinking civic space as governments and armed groups act with near-total impunity. In its World Report 2026, Human Rights Watch documents grave violations in Sudan, South Sudan, Ethiopia, Kenya, Tanzania, Uganda, Somalia, and other countries, where conflicts and political repression have severely undermined civilian protection, free expression, and democratic processes. Full Article

 

SOLDA Safety Network Submits Evidence to Egypt Linking Cairo to Somali Human Trafficking Routes

SOLDA Safety Network has submitted a comprehensive evidence-based report to the Government of Egypt detailing how Cairo has emerged as a key transit hub in human trafficking routes used to smuggle Somali migrants toward North Africa and Europe. According to the organization, the dossier contains testimonies, field intelligence, communication records, and documented trafficking patterns showing that Somali youth are routinely transported from Somalia to Egypt before being moved onward to Libya and other transit countries. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article