
Gudoomiyaha Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Asoj ahna Xoghayaha guud ee Somali Investigative Journalists Association Mr Dahir Alasow ayaa sheegay in Mohamed Bakistan iyo Hassan Ali Geesey yihiin gacan ku dhiiglayaal sheegta Suxufiyiin hasse yeeshee dhawaan la horgeyn doono cadaalad.
"Hassan Ali Geesey wuxuu ka qeyb qaatay shirqoolo lagu khaarijiyay Wariyeyaal badan oo Somalia ,waxaa ugu horeeyay Wariye Mohamed Muhyadin Ali ,waxaana ugu dambeeyay Tifaftirahii Wararka English-ka ee Waagacusub Abdullahi Ali Hussein” ayuu yiri Dahir Alasow oo dhinaca kale sheegay inuu Hassan Ali Geesey dalka Sweden geeyay ninkii la fuliyay qaraxii lagu dilay Wariye Mohamed Muhyadiin Ali.
Mohamed Shidane dabaan oo ay isku reer yihiin Hassan Ali Geesey lix bilna Xabsiga Muqdisho ugu xirnaa inuu dilay Wariyahii weynaa Mohamed Muhyadiin Ali ayaa iska dhiibay dalka Sweden halka nin kale oo la xirnaana u baxsaday Saudi Arabia.
"Mohamed Shidane Dabaan wuxuu ahaan jiray Maleeshiyaadka dadka dila,wuxuuna gacanta midig uga go-ay isagoo ka dagaalamaya degmadda Xamarweyne ee Gobolka Banaadir sanadkii 1992-dii” ayuu yiri Dahir Alasow.
Somali Investigative Journalists SOMIJ oo baaris ku sameeysay Mohamed Shidane ayaa ogaatay inuu Hassan Ali Geesey geeyay Sweden.
"Dacwad ayaan biloownay,wuxuu Hassan Ali Geesey u soo diray Lawyerkeeyga Email hanjabaada oo cadeeyn ugu filan,waxaana loogu jawaabay inuu dimbi weyn galay sidaas darteed dhawaan bartamaha bisha November 2015 ayaan guda galeeynaa dacwadda Hassan Ali Geesey,Mohamed Shidane iyo Mohamed Bakistan,waxaan rajo weyn ka qabnaa inaan si degdega cadaaladda u horkeeno,haddii ay qaarkood la tahay iney ka baxsan karaan cadaaladda waxaa soo qaban doona Interpool marka ugu horeeyso ee jaanis lagu helo” ayuu yiri Xoghayaha guud ee SOMIJ Mr Alasow.
Alasow wuxuu sheegay iney dalka Holland ku nool yihiin qoyskii Wariye Mohamed Muhyadiin Ali kuwaas oo feeylkooda dacwadda ku cadeeyay magacyadda shaqsiyaadka dilay Mohamed Muhyadin.
"Mohamed Bakistan waa shaqsi liita oo laga eryay shaqadii Nusoj iyo IFJ ,waa dimbiile aan hubo inuu cadaaladda dhadhamin doono” ayuu hadalkiisa ku gabagabeeyay Dahir Alasow oo sidoo kale sheegay iney Hassan Ali Geesey iyo Mohamed Bakistab faafinayaan dacaayad ka dhana Wariyahii ay dileen iyo anigoo ah Dahir Alasow laakiin waxeey sameeynayaan oo dhan waxeey noo yihiin cadeeymo u muhiima dacwadda aan wadno”
Ugu dambeyn Ururadda Nusoj iyo Asoj waxeey qaadaceen Xeer ku sheega Wasaaradda Warfaafinta Somalia u sameeysay in lagu dhaqo Saxaafadda Madaxabanaan ee Somalia.
"Ma aqbali doono xeer la soo dhoodhoobay oo ka dhigan seeftii madaxa looga jari lahaa Xoriyadda Saxaafadda madaxabanaan” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka ay Wadajirka u soo saareen ASOJ iyo Nusoj.
Madaxda Idaacadaha Madaxabanaan ee Somalia ayaa sidoo kale beeniyay sheegashadda uu gacan ku dhiigle Hassan Ali Geesey ku sheegtay iney hoos tagaan NGO uu sameeystay.
"Radio Shabelle,Radio Sky FM,Radio Simba,Radio Qarandoon,Radio Daljir ,Radio Waagacusub,Horncable Tv,Somcable Tv,SBC Tv iyo Somalichannel Tv iyo dhamaan Website-yadda madaxabanaan ee Somalia midna ma hoos tagaan Hassan Ali Geesey sidaas darteed wuxuu ku hadli karaa kaliya afka idaacadda uu ganacsatadda iyo madaxda uga qaado baadda ee Dalsan Radio” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeed ay si wadajira u soo saareen Warbaahinta madaxabanaan ee Somalia.
The Associated Somali Journalists (ASOJ) has expressed concern over what it describes as growing pressure, intimidation, and suppression targeting independent media and freedom of expression in Somalia. Full Article
ASOJ.ORG - Associated Somali Journalists (ASOJ) is deeply concerned about the escalating violence against Somali journalists in the Gedo region, particularly in Beled Hawo district on the Somali-Kenyan border where a journalist was injured by security forces and another was arbitrarily imprisoned by the local authority. Full Article
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) today expressed grave concerns over hastily prepared revised media law as it is creating a chilling effect and undermining media freedom and journalists' rights. Full Article
6 May 2017: The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) strongly condemns the fresh efforts by the Ministry of Information of Somalia to control and undercut independent media through ministry-owned strategy. Full Article
Daawo Gudoomiye Jawaari oo si geesinimo iyo gobanimo leh u hadlay Full Article
hordhac Full Article
Daawo Saxaafiyad u dhalatay beesha Isaaq oo si gobanimo leh ula hadashay Cunsuriyiinta beeshaas sheegta ee caayda maciinsaday Full Article
Kooxda AlShabaab ayaa si lama filaan ah uga hadlay Doorashadii Madaxweyne Farmaajo, iyo Sababta ay shacabku ugu dabaal degeen. Full Article
Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa marki ugu horeysay Ka hadlay arrimo kala duwan oo ay kujiraan qorshihiisa 100-ka maalmood ee soo socda iyo Raysal wasaaraha uu soo Magacaabi doono. Full Article
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article
Hungary has ordered 10 Russian diplomats to leave the country over activities Budapest says were incompatible with their diplomatic status, triggering an angry response from Moscow and marking one of the clearest signs yet of Hungary's dramatic foreign-policy realignment. Full Article
BERLIN — September 8, 2026 — Germany has entered a new period of political uncertainty after the far-right Alternative for Germany, AfD, scored a historic landslide victory in Saxony-Anhalt, dealing a severe blow to Chancellor Friedrich Merz and his governing coalition. Full Article
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States. Full Article
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Ururadda Nusoj iyo Asoj oo ka hadlay gacan ku dhiiglayaal sheegta Suxufiyiin?
ASOJ.ORG - Xoghayaha guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Omar Faruk Osman ayaa sheegay in tilaabo sharciya laga qaadi doono Mohamed Ibrahim Bakistan iyo shaqsiyaad kale oo dilal,hanjabaad iyo dhibaato u geeystay Suxufiyiin Soomaaliyeed.