
1:- Jaamac Cabdi Salaan (Majeerteen, Cumar Maxamuud), waa ninka ugu da'da weyn, waana ninkii u qaabilsanaa Maxaakimtii Islaamka deegaanada Puntland, waxa uuna ka tirsanaan jiray ururkii bur-buray ee Al-Itixaad Al- Islaami ee dagaalada ka galay Puntland sanadkii 1992.
2:- Cadowyo Qowtalax (Majeerteen, Cumar Maxamuud).
3:- Saacid Kaaratee (Majeerteen, Ciise Maxamuud).
4:- Xasan Takar (Daarood, Leelkase). Ninkani waa nin qurbaha ka yimid, waxaana jiray wiil uu isagu dhalay oo ka tirsanaa argagixisada Alshabab oo Dowladda Puntland toogatay waqtigii dowladii C/Raxmaan Faroole, ka dib markii uu ka qeyb qaatay dilkii lagu dilay Sheekh C/Qaadir Gacamey. Xasan Takar waxa uu ka tirsanaan jiray ururkii Al-Itixaad Al-Islaami, waxa uuna ka soo baxay Jaamacada Madiina Al-Munwara ee Sucuudiga. Waxa uu ka mid yahay ragga u fatwooda kooxda argagixisada khawaarijta Alshabab.
5:-Fuad Mohamed Khalaf {Ina Shongole} oo horey uga tirsanaan jiray Saraakiisha sare ee Al-Shabaab hadana ku biiray Daacish.
Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article
Liiska Wafdiga u xilsaaran Mashaariicda Saudi Arabia ka fulineyso Soomaaliya: Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
Waagacusub Media waxeey idiin soo gudbineysaa Liiska Wasiiradda cusub ee loogu magacdaray Liitayaasha beelaha Soomaaliyeed, magacyadooda iyo qabiiladda. Full Article
Dhageyso Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota Full Article
Daawo xogtii Dahir Alasow 22 Augusto 2016 ku sii sheegay weerarka Village Hotel Bosaso oo argagixisadda gudaha u gashay dad badana ku xasuuqday Saakay Full Article
Daawo qosolka waxa kala qabsaday Wariye Dulyar oo Shariif Axmed ku qasbay inuu koofidda iska qaado Full Article
Police Chase Reckless Driver In Stolen SUV Los Angeles Full Article
allrunta Full Article
Dhageyso Askarigii NISA ee shalay Wareeysiga bixiyay oo xabsiga loo taxaabay iyadoo telefoonkana xoog looga qaaday intuu wareeysiga ku jiray Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union is moving toward one of the world's toughest child-safety regimes for social media, with the European Commission proposing to prohibit children under 13 from holding social media accounts and impose strict safeguards on teenagers. Full Article
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Sirculus:Magacyadda iyo qabiiladda Saraakiisha horkaceyso argagixisadda Daacish ee qabsaday Garacad iyo Kulub ?
Baaris Warbaahinta Waagacusub sameeysay ayey ku xaqiijisay iney argagixisadda Daacish hub kala degayeen degaanka Garacad ,waxaana argagixisadda ka degay degaanadaas horkacaya Saraakiil caana oo u dhashay beesha Daarood kuwaas oo kala ah.