HEADLINES:

Topnews:- Qatar iyo Taakulaynta Argagixisadda

0
Friday August 25, 2017 - 02:23:01 in Articles by Super Admin
  • Visits: 9283
  • (Rating 2.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- Qatar iyo Taakulaynta Argagixisadda

    Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah.

Awooda dabacsan iyo Warbaahinta

Sheekh Xamad wuxuu furay warbaahinta Aljazeera oo lagu soo uruuriyey xubno mucaarad ku ahaa dawladaha dalkooda oo isugu jira Islaamiyiin iyo Qowmiyiin. Waxay Jazeera ka dhigteen minbar laga dumiyo dawladaha Carabta, gaar ahaan kuw Khaliijka. Aljazeera waxay wax ka sheegtaa dawladaha Carbeed oo idil marka laga reebo Qatar. Wax xil ah iskama saaran xirfada iyo mihnada looga baahnaa warbaahin. Taasi waxay sababtay iney isku dhacaan dhamaan dawladihii Carbeed. Jazeera waxay kaloo buunbuunisaa aadna u baahisaa fariimaha iyo ficilada kooxaha argagixisada sida Alqaacida, Daacish, Shaabaab, Jabhatul Nusra iwm. 


Awooda adag iyo Kooxaha Argagexisada 


Qatar si ay saamayn u yeelato waxay taageero buuxda siisaa kooxaha Argagixisada ah, sida Alqaacida, Daacish, Alshabaab, Nusra, Jamaacatul Islaam. Arrinkaas Qatar waxay ku raadinaysaa in ay saamayn ku kasbato. 

Madaxda Ururka Alshabaab ee Soomaaliya Waxaa geed fadhi u ah dalka Qatar. Qoysaska madaxda Alshabaab iyo ninkii ka baxaba waxay ku sugan yihiin dalka Qatar. Arrimaha xiriir ka Alshabaab iyo Qatar waxaa saldhig u ah Fahad Yaasiin oo u shaqayn jiray taleefishanka Aljazeera haatana ah Agaasimaha Xafiiska Madaxweyne Farmaajo. Fahad wuxuu ku qasbay Farmaajo in uu Amiirka Qatar ka codsado in ay dhexdhexaadiyaan Dawladda iyo Alshabaab. Shirkii ay dawladaha Masar, Sacuudiga, Imaaraadka Carabta iyo Baxrayn ku yeesheen magaalada Qaahira 5tii Bishii July ee 2017 waxay ka soo saareen bayaan ay ku cadaynayaan in Qatar ay taakulayso ururada Xagjirka ah ee dalalka Ciraaq, Suuriya, Liibiya, Yemen iyo Soomaaliya. Dhamaan dawladaha kale jawaab buuxda ayey arrinkaas ka bixiyeen, marka laga reebo Dawlada Soomaaliya oo ka gaabsatay arrinkaas. Taasi waxay cadayn u tahay in Dawlada Soomaaliya aysan ku dhiiran karin Dawladda Qatar oo aysan runta u sheegi karin. 


Qatar waxay taakulayn dhaqaale, tababar iyo xiriirba siisa Kooxda Alshabaab. Dhinaca warbaahinta ayey Qatar ka caawisaa Alshabaab, iyadoo u tababarta isla markaana maalgelisa warbaahinta Kooxda Alshabaab. Warbixino kala duwan oo laga helayo ilo sirdoon ah ayaa tilmaamaya in ay  Qatar bil walba siiso Alshabaab lacag ku dhow 2 Milyan oo doolar. 


Dadwaynaha Soomaaliyeed waxay aad ula yaabeen sababta keentay in Dawlada Soomaaliya ay la safato Dawlada Qatar oo taakulaysa Alshabaab. Taas macnaheedu waa in ay Dawlada Farmaajo doonayso in dhibka, dilka iyo xasuuqa Shacabka Soomaaliyeed sii socdo. 


Dawladaha Masar, Sacuudiga iyo Imaaraadka waxay Soomaaliya u soo direen Safiiro buuxa, halka ay Dawlada Qatar ilaa hataan  u quuri waysay in ay Soomaaliya u soo dirto Safiir. Waxay kaloo dawladahaasi dhaqaale iyo taageero diblomaasiyadeed la garab taagan yihiin Dawlada Soomaaliya, halka Qatar ay Aragagexisada taageerto. Ugu yaaraan 500 milyan ayaa Soomaaliya ka soo gasha xoolaha ay Sacuudiga u dhoofiyaan, halka 2bilyan ee lacagaha xawaaldaha ay marin u tahay dalka Imaaraadka Carabta. Waxaa maalmahan isi soo taraya baaqyo kala duwan oo bulshada Soomaaliyeed ka imaanaya kuwaasoo ku baaqaya in Dawlada Soomaaliyeed ay xiriirika u jarto Dawlada Qatar .



Share on Social Media

Qatar Hosts Somali Presidential Envoy as Mogadishu Cuts Cooperation With UAE

Somalia's political reorientation in the Gulf region is becoming increasingly visible, as Qatar's Ministry of Foreign Affairs confirmed a high-level meeting in Doha with Somali officials — just days after the Somali government announced it had terminated key security and cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE). Full Article

 

Qatar Charity Implements Health Projects in Somalia during First Half of 2018

Qatar Charity Implements Health Projects in Somalia during First Half of 2018 Full Article

 

UAE funds media "propaganda" to destabilise Turkish, Qatari development missions

Waagacusub.net - The operation of the UAE into Somalia has taken a new turn when the wealthy gulf country, desperately seeking to influence Somalis over the gulf crisis, came up with new strategy, by using Somali media to mount pressure on the Somali government and its main ally Turkey. Full Article

 

Topnews:- Akhri Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda cusub iyo kuwa xilalka waayey qabiiladooda ?

Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article

 

Topnews:- Wasiir ku kacay tilaabo geesinimo leh iyo tacadigii Flydubai

Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article

 

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 

Topnews:- Farmaajo oo Ciidanka Uganda fasaxay Amnigana ku wareejiyay Ethiopia .

Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article

 

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article