HEADLINES:

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

0
Wednesday August 16, 2017 - 00:50:32 in Articles by Super Admin
  • Visits: 20255
  • (Rating 4.4/5 Stars) Total Votes: 5
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

    Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir.

Qorshahaan shaqaalo qaadashada habka beeleedka ku qotonta ayaa ah mid Madaxda Dowladda Federaalka ku dooneyso kordhinta shaqaalaha Dowladda iyo kan maamulka Gobolka Banaadir ee beel ahaan ka soo jeeda Puntland iyo Jubbland ka dib markii Madaxda Puntland iyo Jubbland ay u soo gudbiyeen Madaxweyne Farmaajo cabashooyin ah in mudanaan aanan laga siin dadka beel ahaan ka soo jeeda Puntland iyo Jubbland shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamulka Gobolka Banaadir.


Ra"iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo markii hore diidana qorshahaan lagu shaqaaleynayo labada qof oo ka soo jeeda beesha Madaxweynaha ayaa markii dambe lagu qanciyey ka dib markii laga aqbalay sharuud uu ku xiray oo ah in loogu kordhiyo 5,00 shaqaale (Shan boqol) oo iyana ka soo jeeda beesha uu R'iisul Wsaaraha ka dhashay.


Ra'iisul Waaaraha oo hatan ku qanacsan qorshaas ayaa Warqad ku diray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo amar ku siiyey in uu gobolka ka shaqaaleeysiiyo 1,00 qofood ( hal Kun ) oo shaqan Boqol noqon doonaan Beesha Ra'iisul Waaaraha iyo Shan Boqol oo iayana ah beesha Madaxweynaha , waxaana hadda socda Wajiga hore qoshahaan lagu shaqaaleysiinayo dadka ka soo jeeda Puntland iyo Jubbland.


Wajiga labaad ee qorshaan oo ah kun iyo shan boqol ayaa iyana lagu kordhin doonaa shaqalaaha Dowladda Federaalka. 


Qorshahaan ayaa la aaminsan yahay inuu yahay mid ay adag tahay inuu fulo maadaama uu ku kooban yahay mid ka mid ah Afarta belood iyo Bar ka ee ay Qabaa'ilada Soomaaliyeed wax ku qeybsadaan, waxaa iyana la ogeyn sida laga yeelayo dadka ka soo jeeda beelaha, Dirta, Hawiye, Raxaweyne iyo beesha Shanaad.


Dhanka kale, waxaa la sheegayaa in durba siyaasiyiin ka ka soo jeeda ay ka biyo diidsan yihiin in Gobolka Banaandir laga shaqaaleysiiyo  kunka qof ka soo jeeda beesha Darood iyo iyo beesha Murusade maadaama Dowladda Federaalka ay hortaagan tahay in la sameeyo maqaamka caasimada si dadka ku nool ay mataalaad u helaan.


Si kastaba ha ahatee dhowaan ayey ahayd markii Wasaaradda Haweenka Dowladda Federaalka ku soo darto foomka fursado shaqo ay soo bandhigtay in lagu soo qoro qabiilka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee shaqooyinkaasi daneeynaya.

Share on Social Media

Somalia: Puntland Court Orders Urgent Hearing Without Mental Health Assessment, Raising Concerns of Possible Injustice

The First Grade Court of Mudug Region in Gaalkacyo has issued an order mandating the immediate court appearance of two defendants: Hodan Maxamud Diiriye (34) and Cabdicaasiis Nuur Xaashi Calas (65). Both individuals are accused in a case filed by complainant Marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdille Wees & DPL and her family. Full Article

 

Former Somali President Farmaajo Returns to Mogadishu After Long Stay Abroad

Mogadishu (Waagacusub Media) – Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo arrived in Mogadishu on Thursday morning, marking his first visit to the capital in several months. Farmaajo and his delegation landed at Aden Adde International Airport, where they were received by members of parliament, political figures, and sections of the public who had gathered to welcome him. Full Article

 

Puntland president sacks officials after deadly attack on presidential guard

Puntland president sacks officials after deadly attack on presidential guard Full Article

 

Regional Leaders Set Conditions For Meeting Farmaajo

Regional Leaders Set Conditions For Meeting Farmaajo Full Article

 

Topnews:- Akhri Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda cusub iyo kuwa xilalka waayey qabiiladooda ?

Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article

 

Topnews:- Wasiir ku kacay tilaabo geesinimo leh iyo tacadigii Flydubai

Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article

 

Topnews:- Qatar iyo Taakulaynta Argagixisadda

Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article

 

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Europe on High Alert as NATO Warns Russia, EU Imposes Sweeping Sanctions and Ukraine Ceasefire Comes Under Strain

NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts.

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

DR Congo Faces New Political Crisis as Former President Joseph Kabila Forms Alliance With M23 Rebels Against Tshisekedi

Former President Joseph Kabila announces a new opposition coalition involving armed groups, raising fears of renewed conflict and threatening fragile peace efforts in eastern Congo. GOMA, DEMOCRATIC REPUBLIC OF CONGO — October 13, 2026 The Democratic Republic of Congo is facing a potentially dangerous political and security confrontation after former President Joseph Kabila announced the creation of a new coalition bringing together political opponents and armed groups, including the powerful M23 rebel movement. Full Article

 

US Federal Agents Search Congresswoman Ilhan Omar's Washington Home, Sparking Political Controversy Ahead of Midterm Elections

The Somali-American lawmaker denounces the federal investigation as politically motivated, while authorities confirm a court-authorised search amid growing tensions over immigration, congressional independence and the November elections. Full Article

 

EU Leaders Face Critical Brussels Summit as Energy Crisis, Budget Disputes and Security Threats Deepen

European Union leaders prepare for high-stakes negotiations on soaring energy prices, a controversial long-term budget, support for Ukraine and Europe's economic future. Full Article

 

Europe on High Alert as NATO Warns Russia, EU Imposes Sweeping Sanctions and Ukraine Ceasefire Comes Under Strain

NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts. Full Article

 

EU Raises Alarm Over Reported US Diesel Export Ban

The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article