HEADLINES:

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

0
Friday August 18, 2017 - 19:38:49 in Articles by Super Admin
  • Visits: 4936
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

    Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beels

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye.

Nabadoonka Qabiilka Abgaal ee gobolka Shabeeladda hoose Nabadoon Feyte oo Waagacusub Media u waramay ayaa sheegay iney Amisom madaafiic ku garaacday kadib markii ay dagaal ku jibiyeen Maleeshiyaad u dhashay Biyomaal oo dagaal ooge Abdullahi Waafow watay.

Nabadoonka wuxuu sheegay iney u diyaar garoobayaan sidii ay gobolka Shabeeladda hoose uga saari lahaayeen Ciidanka AMISOM ee Jeneral Subagle wato maadama uu ku biiray dagaal qabiileedka ka socda Shabeeladda hoose isagoo la saftay kuwa beesha uu ka dhashay ee DIR.


Afhayeenka dhalinyaradda Hawiye ee Shabeeladda hoose Mr Mohamed Abdi Ali [Qoslaaye] ayaa tilmaamay inuu Jeneral Subagle hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyadda Biyomaal ee Abdullahi Gaafow hogaamiyo ,taas oo ka dhigan inuu Jeneral Subagle noqday nin qabiilkiisa DIR la saftay.

Sawir Warbaahinta Waagacusub heshay ayaa wuxuu muujinayaa dagaal ooge Abdullahi Waafow oo la fadhiya Taliyaha AMISOM ee Shabeeladda hoose Kayunga Mahinga.

Maleeshiyadda qabiilka Biyomaal u dhalatay waxeey Shabeeladda hoose ku xasuuqeen dad u dhashay qabiilka Hawiye ,sidoo kalena waxeey gubeen beerro iyo guryo ay leeyihiin.

Dadka la xasuuqay waxaa ka mida Gudoomiyahii u horeeyay ee Markacadeey Amb Ahmed Gure Mamuun iyo wiil uu awoowe u yahay oo lagu gubay aqal mudul ku yaal beer ay deganaayeen degaanka Janaale.

Dagaal ooge Abdullahi Gaafoow oo Tv Royal ka hadlay wuxuu sheegay inuu xasuuqa wadi doono ,inta qof Hawiye ah joogo Shabeeladda hoose.

Sikastaba ha ahaatee, Dhalinyaradda Hawiye ayaa inta badan Magaaladda Markacadeey la wareegay gacan ku heeynta kadib dagaal qaraar oo ay la galeen kuwa Biyomaal oo hadda ku hoos nool Ciidanka AMISOM.

Share on Social Media

Somalia: Journalists cannot report rape cases

Independent media raise concerns that because of fear, they cannot interview women who have been regularly raped soldiers and government officials, and Al-Shabab as well, after a number of journalists were punished badly and some of them killed while their work stations have been looted. Full Article

 

Somalia:List Document retrieved from house of AlShabaab leader

Waagacusub.net– An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history. Full Article

 

Somalia violated domestic and international law in extraditing Qalbi Dhagah

Waagacusub.net - The government grossly violated the Constitution and International Laws in handing over ONLF senior leader Qalbi Dhagah to Ethiopia, an international legal expert has said noting the government failed to study the relevant laws before acceding to Ethiopia's request to surrender the embattled leader. Full Article

 

MPs sign impeachment motion against Somalia president because of treason

Waagacusub.net - 110 MPs and senators have signed motion that asks removal of Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo, whom they accuse of treason after he violated article 36 & 37 of the Somali constitution. Full Article

 

Somalia: The Illegal Detention and Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia

Thus the Somali government has forcefully transferred a political refuge to Ethiopia which is known to torture and humiliate its opponents. Full Article

 

Topnews:- Akhri Liiska isku shaandheeynta Wasiiradda cusub iyo kuwa xilalka waayey qabiiladooda ?

Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article

 

Somalia's army chief: Raid killed civilians, not extremists

Waagacusub.net — Somalia's army chief says civilians, not extremists, were killed in a military operation Friday that both the United States and Somalia say they will investigate. Full Article

 

Somalia: US Troops killed 10 civilians -Real Genocide

Waagacusub.net - A Somalia official says a raid by foreign and Somali forces on a farm has killed 10 civilians, including a child. Full Article

 

Topnews:- Wasiir ku kacay tilaabo geesinimo leh iyo tacadigii Flydubai

Waxaa qoray Cali Hassan (Cali Mareexaan), Wasiirka Howlaha Guud ee Somaliland. Full Article

 

Topnews:- Qatar iyo Taakulaynta Argagixisadda

Qatar Waa dawlad yar oo dadkeedu 300 oo kun yahay. Laakiin waxay leedahay dhaqaale aad u fara badan. Waxaa kaydkeeda dhaqaale lagu qiyaasaa 300 oo bilyan oo dollar. Waxay leedahay Gaas Dabiiciga kan labaad ee Aduunka ugu badan marka laga tago Ruushka. Sanadkii 1995 ayaa talada dalka waxaa Afganbi kula wareegay Sheekh Xamad oo ah odayga dhalay Amiirka hataan xilka haya ee Sheekh Tamim Bin Xamad. Sheekh Xamad wuxuu dalkiisa u jeexay siyaasad ka duwan siyaasadaha dawladaha kale ee Khaliijka. Si uu saamayn ugu yeesho loona maqlo magaca dalkiisa aadka u yar ee Qatar wuxuu ka hawl galay siyaasad labo dhinac ah. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter.

Somalia:List Document retrieved from house of AlShabaab leader

Waagacusub.net– An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history.

Somali President true scandal "violation of law"

Waagacusub.net - The presidency of Somalia's Mohamed Abdullahi Farmaajo is only eight months old but already his administration faces its first crisis - and it is one of their own making.

MPs sign impeachment motion against Somalia president because of treason

Waagacusub.net - 110 MPs and senators have signed motion that asks removal of Somali president Mohamed Abdullahi Farmajo, whom they accuse of treason after he violated article 36 & 37 of the Somali constitution.

Somalia: The Illegal Detention and Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia

Thus the Somali government has forcefully transferred a political refuge to Ethiopia which is known to torture and humiliate its opponents.

Journalist Alasow "Somalische Minister houdt Amsterdamse rechter vals bewijs Voor"

Volgens de rechter zou de minister hebben aangetoond dat afpersingspraktijken van Somalische journalisten een bekend probleem zijn en stelde de bewindsman daarmee een ernstige misstand aan de kaak. Dat is een kwestie van algemeen belang en de minister moet daarover in de openbaarheid kunnen treden, overwoog de rechter. Full Article

 

Somalia: Journalists cannot report rape cases

Independent media raise concerns that because of fear, they cannot interview women who have been regularly raped soldiers and government officials, and Al-Shabab as well, after a number of journalists were punished badly and some of them killed while their work stations have been looted. Full Article

 

Somalia:List Document retrieved from house of AlShabaab leader

Waagacusub.net– An American unmanned drone launched a missile attack on one of Alshabab's most cold-blooded leaders on Sunday, 30 July 2017 in southern Somalia. The drove attack killed a man, who is dubbed the cruelest terror mastermind in the Mogadishu's history. Full Article

 

Somalia violated domestic and international law in extraditing Qalbi Dhagah

Waagacusub.net - The government grossly violated the Constitution and International Laws in handing over ONLF senior leader Qalbi Dhagah to Ethiopia, an international legal expert has said noting the government failed to study the relevant laws before acceding to Ethiopia's request to surrender the embattled leader. Full Article

 

Somali President true scandal "violation of law"

Waagacusub.net - The presidency of Somalia's Mohamed Abdullahi Farmaajo is only eight months old but already his administration faces its first crisis - and it is one of their own making. Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. Full Article

 

Suspected Shabab Security officer elected by Somali senate.

Sunatimes.com - The vast majority of the Somali people were dismayed by the selection of Abshir Mohamed Bukhari who is well known for his radical views and unlimited support for the terrorist group Al-Shabab, a Somali based terror group that have links to Al-Qaeda and newly founded ISIS. Full Article

 

As ISIS Struggles for Influence in Somalia, al-Shabab Remains the Main Threat

The so-called Islamic State received some modest good news recently from Somalia, in what has otherwise been a dismal stretch of losses for the jihadi group. In October Full Article

 

Amid dwindling donor support, one million displaced Somali refugees grow hopeless, UN agency warns

UNHCR Special Envoy Mohamed Abdi Affey (second, right) listens to a Somali refugee in Dadaab, Kenya, who has opted to return home under a voluntary repatriation programme. Photo: UNHCR/Modesta Ndubi Full Article