

Markabka la qabtay oo lagu magacaabo MV-LIBERTY ayaa lagu kireeyay magaca Xildhibaan Faarax Sheekh Cabduqadir iyadoo sidoo kalena ay shixnadda saaran sheegatay Hay'ad uu leeyahay Xildhibaan Faarax Cabduqadir taas oo lagu magacaabo Islamic Charity Foundation.
Markabka oo ka baxay markiisii hore Dekadda Mombasa waxaa iska leh Ganacsade Xuseen Cali Salaad,wuxuuna Madaxweyne Garguurte si degdega u diray Xeer ilaaliyaha guud Ahmed Ali Dahir oo ka degay Jibouti 2 duhurnimo.

" Ceebtii aduunka ayaa taagan,waxaana kaaga baahanahay maanta inaad badbaadiso Saaxiibkeey Faarax Cabduqadir” ayuu Madaxweyne Garguurte ku yiri Xeer ilaaliyaha Qaranka Somalia .
Markabka shixnadda saaran iney hub tahay iyo iney adeeg kale tahay lama ogga laakiin waxaa lagu xiray Dekadda Jibouti,waxaana la tuhunsan yahay iney shixnadaas u socotay Alqaeda Yemen ama Xuutiyiinta dagaalka qaraar kula jira Isbaheysiga Sunniyiinta.
Sikastaba ha ahaatee,waa arrin yaab badan in Xeer ilaaliyahii Qaranka loo diro dimbi uu galay shaqsi la saaxiiba Madaxweyne Xasan Sheekh.

Allow Peaceful Protests, Protect Media Freedom Djibouti's authorities should impartially investigate alleged mistreatment of a detained former air force pilot and ensure that his due process rights are respected, Human Rights Watch said today. The authorities have repressed peaceful protests that broke out in response to the pilot's detention. Full Article
Hamarweyne DC Arrested After Audio Criticising Corruption In Govt Goes Viral Full Article
Ethiopia, Somalia urge dialogue to resolve Eritrea, Djibouti dispute Full Article
Hassan Sheikh "SFG Leadership Should Review Its Stance on The Djibouti-Eritrea Dispute Full Article
Ethiopia Working to Resolve Eritrea-Djibouti Impasse Full Article
Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda. Full Article
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article
Daawo Video CCTV Fadeexadii doorashadii Gudoonka Wakiiladda Somaliland oo la helay Full Article
Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article
Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union is moving toward one of the world's toughest child-safety regimes for social media, with the European Commission proposing to prohibit children under 13 from holding social media accounts and impose strict safeguards on teenagers. Full Article
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Wardegdega:-] Xildhibaan Faarax Topaz oo lagu helay dimbi weyn iyo Xeer ilaaliyaha oo Jibouti orad ku tegay ?
Waagacusub.net - Markab siday shixnad aan la ogeyn waxeey tahay balse lagu sheegay Gargaar bini-aadamnimo ayaa laga soo celshay Magaalada Xudayda ee Wadanka Yemen kadib markii ay gacanta ku dhigeen Ciidanka badda Saudi Arabia.