HEADLINES:

Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

0
Friday December 15, 2017 - 01:31:51 in Articles by Nur Ismail
  • Visits: 10450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Cabdiweli Qanyare oo ka digay Fadwooyinka Beenta ee wadaadada Qaar?

    Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabdi weli Maxamed Qanyare ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Wadaadada ku fadwoonaya Xildhibaanada iyo Siyaasinta mucaaradka, isagoo oo tilmaamay in hadaan Siyaasada laga heshiin oo madaxda aqligooda soo noqon aay imaan karto Hurumar la,aan Amni xumo,laalush iyo is qabqabsi joogta taaso lagu maareyn karin siduu hadalka u dhigay wadaadada la soo kireestay ee beenta fadwooda.
Xildhibaan Cabdi Weli Qanyare ayaa qoraalo uu soo dhigay bartiisa Twittarka ku yiri ,dalkaan sharci lagu kala danbeeyo oo qeexan baa ka jira nimanka koofiydaha gashtay ee rabitaankooda Umadda inay Diin ugu dhigaan raba oon og nahay inay qayb ka yahiin burburka,Xagjirnimada iyo qaraxyada dalkeena afeeyay maryo nooma soo hugan karaan.

Xildhibaanka oo hadalkiisa sii wata ayaa sidoo kale yiri' Siyaasadda Soomaliya halka dhib oo hadda ka jira waxaa isugu yimi kuwa Badda maceeya oo wadaadana u isticmaala si qaldan taasna waxay laba jibaaraysa dhibta Umadda ee Amni iyo in fara taag taaga uu bato.

Dhanka kale Xildhibaanka ayaa shaki ka muujiyay Wadaadada Xildhibaanada ku fadwoonaya isaga oo yiri,ma waxay ka mid yahiin Garabka aan hubaysnayn ee Alshabaabka iyagoo horayna ugu fadwoon jiray rabida Al shabaab taasona lagu baneestay dhiiga shacabka iyo hantidooda dhibaatada weli dalkaan hayasta iyaga ayaa u horseeday Shabaab iyo iyaga waxaay ku kala duwan yahiin oo aay dalkaan u haayan ma jirto lamana haayo meel aay horey cafis ugu waydiisteen shacabka Soomaaliyeed.

"Hadalada Xildhiban Cabdiweli waxaa ka mid ahaay Dalkaan Xisbiyo laguma kala adkaan, Barlamaanka Dowladda Federaalka waa mid ka mid ah hey’adaha saddexda ah ee dawladda waana saldhigga dawladnimada, iyaga ayaana soo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Madaxweynaha sidoo kalana meelmariyay Ra'isulwasaaraha iyo golahiisa Wasiirada ma fahmi Karo meesha ay ka soo galaan siyaasadda wadaadadan yar ee fara ku tiriska ah ee ku fadwoonaya waxaan ummadda iyo dalka aan danta u ahayn ee keliya ku salaysan dano shaqsiyadeed.

Hadalka Xildhibaan Cabdi Weli Maxamed Qanyare ayaa imaanaya, xili tiro laba jeer ah Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka hadlayay munaasabado kala duwan ka sheegay in cidii mooshin wada meelaha ay joogaan uga galayaan, isla markaana ayaga iyo shacabka garaacayaan taaso ka caraysiisay Xildhibaano badan.


Share on Social Media

DEG DEG DHAGEYSO: XILDHIBAANO LAGU XIRAY BAYDHABO IYO XIISAD AAD U KACSAN OO LAGA DAREEMAYO?

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article

 

XOG: Xildhibaano Odayaal Waxgarad Ku heyb ah RW Khayre oo Qorshe ka dhan Muqdisho ka wada?

Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article

 

Topnews:- Xildhibaan Dhuxulow iyo Gudoomiye Taabit oo rajo ka qabo kursiga Ra'isulwasaaraha "Socdaalkiisa Emirate-ka"

Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article

 

Topnews:- Xildhibaan Abtidoon Yare oo dilay Nabadoonkii Reer Faarax Rooble !

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Somalia ee NISA Iyo Amniyaat-ka Al-Shabaab ayaa si wadajira ugu xog waramay in Xildhibaan Abtidoon Yare abaabulay dilkii lagu khaarijiyay Nabadoonka beesha Reer Faarax Rooble, Saleebaan Habargidir Shire Jimcale Aakhiro oo 13 April 2017 lagu dilay Xaafadda Labadhagax ee Degmadda Wardhiigleey Muqdisho. Full Article

 

MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?! Maqaal uu qoray Xildhibaan caana

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article

 

Daawo Xildhibaano Puntland Laaluush ka qaatay oo feer looga saaray baarlamaanka Galmudug ?

Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article

 

Topnews:- Madaxii Waaxda Gaadiidka Alshabab Gobalada Baay & Bakool oo Ka Mid Noqday Xildhibaanada Cusub

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada lagu soo doortay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed ayaa' dadka wax ka yaqaanno ku tilmaameen in uu yahay Shaqsi u shaqeeya Kooxda al Shabaab asagoo xilal kala duwan kasoo qabtay kooxdaasi. Full Article

 

[Daawo] kufsigii Farmaajo kula kacay Xildhibaanad Sacdiyo Careeys Ciise Kaarshe

Daawo kufsigii Farmaajo kula kacay Xildhibaanad Sacdiyo Careeys Ciise Kaarshe Full Article

 

[Daawo] Shoowgii Yurub Geenyo Xamar iyo heesta Muqdisho oo ay Xildhibaano madax la jiibiyeen

Daawo Shoowgii Yurub Geenyo Xamar iyo heesta Muqdisho oo ay Xildhibaano madax la jiibiyeen Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Netherlands Secure World Cup 2026 Spot in Style – Koeman Warns: "Victory Is Only the Beginning"

By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Somalia Defense Minister Threatens Opposition Leaders Ahead of Planned Protests

MOGADISHU, Somalia — Somalia's Defense Minister Ahmed Moalim Fiqi has sparked outrage after issuing strong threats against opposition leaders planning anti-government demonstrations in Mogadishu, warning that security forces would respond forcefully to any protests challenging the federal government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article