HEADLINES:

Topnews:- Madaxii Waaxda Gaadiidka Alshabab Gobalada Baay & Bakool oo Ka Mid Noqday Xildhibaanada Cusub

0
Wednesday March 22, 2017 - 22:18:57 in Articles by Nur Ismail
  • Visits: 8255
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Topnews:- Madaxii Waaxda Gaadiidka Alshabab Gobalada Baay & Bakool oo Ka Mid Noqday Xildhibaanada Cusub

    Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada lagu soo doortay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed ayaa' dadka wax ka yaqaanno ku tilmaameen in uu yahay Shaqsi u shaqeeya Kooxda al Shabaab asagoo xilal k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada lagu soo doortay Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Koonfur Galbeed ayaa' dadka wax ka yaqaanno ku tilmaameen in uu yahay Shaqsi u shaqeeya Kooxda al Shabaab asagoo xilal kala duwan kasoo qabtay kooxdaasi.

Idris cabdi dhaqtar wuxuu ahaan jirey Gudoomiyaha Waaxda Gaadiidka Alshabab ee UGUS Gobalada ay iyo Bakool oo Xiligaasi ay Igu yeeri Jireen Waaliga Gaadidka Bay iyo Bakool Idris Cabdi Dhaqtar.

wuxuu usoo qabtay shaqooyin badan kooxda al shabaab 'ayaga markii danbe markii laga saaray Magaalada Baydhabo Al shabaab wakiil ugu dhigtay Xabsiga Baydhabo' kasii deynta dadka loogu xiro halkaasi isaga oo sida la rumaysan yahay tiro maxaabiis aad u badan oo shabaab ku eedeysanaa 'dilal ka shaqeeyay sii deyntooda' Taliyihii saldhiga Baydhabo Xiligaas Aadan Biid oo aay ina Adeer ahaayeen kaasoo uu siiyaay lacag laaluush ah kadibna maxaabiistii inta la daayey habeen madoow la yiri subaxdii waa baxsadeen.

idris wuxuu gudoomiye unoqdey Jaamacad Baydhabo ku taalo oo kooxda amniyaadka  Gabaad ka dhigan jireen laguna Soo qarinayey Aaladaha hubka ay wax kudilaan kooxdaasi shabaab wuxuu ahaa dhagar maleege waxaana lagu eedeeyaa' ilaa dhowr qofood inuu ufududeeyey shabaab qaabkii loo diley.

idris ku soo bixitaankiisa xildhibaanimada waxaa gacan weyn ka geystay kooxda shabaab waxayna ay ka danleeyihiin inuu dhagaro badan ka maleego Magaalada Muqdisho iyo xarumaha dowladda dhexe.

Idiris Shaley wuxuu ahaa waaliga Gaadiidka Alshabaab ee Gobalada Bay iyo Bakool haatana waa Mudane katirsan Baarlamaanka Wuxuuna sidoo kale u xanqal taagayaa in Xil Culus oo kale loo dhiibo Si umadda iyo Xildhibaanadaba Maalin Waliba uqarxiyo.

Share on Social Media

Topnews:- Xildhibaan Abtidoon Yare oo dilay Nabadoonkii Reer Faarax Rooble !

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Somalia ee NISA Iyo Amniyaat-ka Al-Shabaab ayaa si wadajira ugu xog waramay in Xildhibaan Abtidoon Yare abaabulay dilkii lagu khaarijiyay Nabadoonka beesha Reer Faarax Rooble, Saleebaan Habargidir Shire Jimcale Aakhiro oo 13 April 2017 lagu dilay Xaafadda Labadhagax ee Degmadda Wardhiigleey Muqdisho. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo Qatar la safatay iyo sababta ?

Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaaraha Somalia ayaa markii ugu horeeysay si wadajira ula saftay Dowladda Qatar sida ay Waagacusub u sheegeen saraakiil ka hoowlgasha Villa Somalia iyo laba ka mida la taliyeyaasha Farmaajo. Full Article

 

Topnews:- Lacag loo qoray Tv-yadda idaacaddaha iyo Website-yadda bil walba ?

Warbaahinta madaxabanaan ee ka hoowlgasha gudaha Somalia iyo qaar ka mida Website-yadda Afka dheer ee Somalida ayaa bil walba waxeey Dowladda Somalia ka qaadan doonaan lacag Laaluush ah. Full Article

 

Topnews:- 10-kii qalad ee Farmaajo galay iyo heerkeey gaartay beentiisa aan qiilka laheyn ?

Waagacusub.net 1- Farmaajo wuxuu baarlamaanka uga khudbeeyay iney dhaqan xun tahay Madaxweyne iyo Ra'isulwasaare maalin kasta diyaarad saaran oo bishii seddex mar baxaayo,wuxuu ballanqaaday ineysan taas dhici doonin oo safaradda dibadda u diri doono Wasiir Khaarijiga laakiin isagga toban safar ayuu galay seddex bil gudahood ? Full Article

 

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Full Article

 

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article

 

Topnews:- Urur diimeedkii maalgeliyay Farmaajo oo markii ugu horeeysay shaaciyay iney gaalo yihiin dadka aaminsan Dastuur

Urur diimeedkii Maalgeliyay Madaxweyne Farmaajo xilligii doorashadiisa ayaa markii ugu horeeysay banaanka u soo baxay. Urur diimeedkaan oo Somalia looga yaqaan Tagfiir ayaa 40 sano ka shaqeeynaayey sideey lacag badan u tacban lahaayeen iyagoo la wareegay guud ahaan goobaha Waxbarashadda dalka. Agaasime ku xigeenka Madaxtooyadda Somalia Cabdirisaq Shoole ayaa ka mida Urur diimeedkaan oo qorshahoodu yahay iney taladda kala wareegaan Farmaajo. Full Article

 

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Breaking News: 17 reported dead in Somalia restaurant attack another hostages held

Gunmen posing as military forces held an unknown number of hostages inside a popular restaurant in Somalia's capital in an attack that left 14 people dead and began when a car bomb exploded, police and a witness said Wednesday night.

Somali MP Duhulow "A self proclaimed faulty political tour guide"

MP Duhulow undermining the Somali PM credibility ?

Somali People's dream was lost in thin air

Somali president is overrated by con artists '

President of twitter and facebook not of Somalia.

Waagacusub.net - Mohamed Abdullahi Farmaajo who was elected by Somali parliament after vote buying is becoming "master of showoff" who ignores the reality on the ground.

Somali president's honeymoon is over after failed promises, and lies, observers

Waagacusub.net - The Somali president made huge promises based on emotional patriotism that could not be fulfilled by clannish element like him.

Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article

 

Wardegdega:Midowga Yurub oo ansixiyay in sharcigga la siiyo qaxootigga dibna loo celin karin

Midowga Yurub oo ansixiyay in Qaxootiga la aqoonsaday oo idil la siiyo degganaansho 5 sanadood ah. Full Article

 

Sirculus:Xubnaha Urur Diimeedyadda ee ku milmay Dawladda Somalia?

Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article

 

Sirculus qorshahii Farmaajo +Kheyre+Fahad Yaasiin u degeen Habargidir iyo Abgaal +fashilka ?

23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article

 

Breaking News: 17 reported dead in Somalia restaurant attack another hostages held

Gunmen posing as military forces held an unknown number of hostages inside a popular restaurant in Somalia's capital in an attack that left 14 people dead and began when a car bomb exploded, police and a witness said Wednesday night. Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. Full Article

 

Suspected Shabab Security officer elected by Somali senate.

Sunatimes.com - The vast majority of the Somali people were dismayed by the selection of Abshir Mohamed Bukhari who is well known for his radical views and unlimited support for the terrorist group Al-Shabab, a Somali based terror group that have links to Al-Qaeda and newly founded ISIS. Full Article

 

As ISIS Struggles for Influence in Somalia, al-Shabab Remains the Main Threat

The so-called Islamic State received some modest good news recently from Somalia, in what has otherwise been a dismal stretch of losses for the jihadi group. In October Full Article

 

Amid dwindling donor support, one million displaced Somali refugees grow hopeless, UN agency warns

UNHCR Special Envoy Mohamed Abdi Affey (second, right) listens to a Somali refugee in Dadaab, Kenya, who has opted to return home under a voluntary repatriation programme. Photo: UNHCR/Modesta Ndubi Full Article