HEADLINES:

[Topnews:-]Fadeexad iyo qabyaalad - Maamulka Banaadir oo Ciyaartooydii dejiyay Hotelo hal beel - Xaaska Madaxweynaha ?

0
Friday July 15, 2016 - 20:00:22 in Articles by Super Admin
  • Visits: 12943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-]Fadeexad iyo qabyaalad - Maamulka Banaadir oo Ciyaartooydii dejiyay Hotelo hal beel - Xaaska Madaxweynaha ?

    Waagacusub.net - Maamulka gobolka Banaadir iyo Marwadda Madaxweynaha Sahra Indhayar ayaa markii ugu horeeysay Muqdisho ka muujiyay qabyaalad cad iyo isku dir beelaha wada degan gobolka Banaadir kadib markii ay ciyaartooydii ka kala yimid goboladda So

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Maamulka gobolka Banaadir iyo Marwadda Madaxweynaha Sahra Indhayar ayaa markii ugu horeeysay Muqdisho ka muujiyay qabyaalad cad iyo isku dir beelaha wada degan gobolka Banaadir kadib markii ay ciyaartooydii ka kala yimid goboladda Somalia wada dejiyeen Hotelo ay leeyihiin ganacsato u dhashay beesha Abgaal Cismaan.

Ciyaartooydii ka koobneed 150 Ciyaartooy waxaa dhamaantood la dejiyey Hoteelada Waqooyiga Muqdisho ee kala ah Global, Mogadishu Inn, iyo Oriental waxaa kulligood leh Abgaal, lacagta jiifkooda, gaadiidka iyo diyaaradaha waxaa bixinaya UN-ka, waxaa intaas dheer in gobolka Banaadir uu qaatey lacagta garoonka ka soo xaroonaysa oo ah $ 5 VIP dhanka kataangaha waa $2..

Inta badan bulshadda ayaa iska diiday iney u daawasho tagaan ciyaaraha taas oo ka dhigtay garoonka inuu Nus ka mida noqdo Faaruq ama cidlo aysan cidna fadhin.

Cayaaraha gobolada ee Muqdisho ka furmay cayaartoydii iyo dadkii la socdey ee gobolada ka yimid waxey ahaayeen  4 maamul goboleed oo maamul kasta ay ka yimaadeen min 25 Ciyaartooy, halka Hiiraan ,Shabeeladda dhexe iyo Banaadir ay ka socdeen 50 Ciyaartooy.  waxeyna isku noqdeen 150 qof.

Shacabkii u dhashay beelaha degan Muqdisho ayaa ciyaaraha ka baaqsaday kadib markii ay xaqiiqsadeen in maamulka Banaadir uu noqday mid ciyaaraha u maamulaayo qaab qabyaaladeeysan. 

Shacabka ,Ganacsatadda iyo siyaasiyiinta Muqdisho waxeey isweeydiinayaan "Aaween Hoteeladii kale, maxaase hoteello hal qabiil loo seexiyey cayaartoyda gobolada ka timid haddii laga rabay isdhexgal bulsho sideey ahaan jirtey, dhanka kale maxaa gobolka Banaadir u galiyey gacmaha lacagha garoonka.. 

waxaa intaas lagu daray in lacagta Garoonka ay share ama Saami ku yihiin Marwadda Madaxweynaha Sahra indhayar iyo Gudoomiyaha Gobolka Banadir ayadaana soo dhameysey arintaas.sida ay Waagacusub u sheegeen ila wareedyo muhiima.

Sikastaba ha ahaatee, Ciyaaraha ka furmay Muqdisho laguma tilmaami karo isdhexgal bulsho waxeeyna ka dhigan yihiin isku dir iyo kala fogeeynta shacabka Banaadir maadama laga dhigay mashruuc qabiileeysan.

Share on Social Media

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article

 

Ra'isulwasaare Kheyre oo la kulmay haweenka iyo Maamulka Banaadir

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xasan Jimcaale , Haween iyo Xildhibaanada Haweenka ee ku jira labada aqal ee Baarlamaanka. Waxana jeedka kulankani ahaa mid looga hadlayay wada shaqayn dhex marta Dawladda iyo Haweenka Soomaaliyeed, isla markaana looga xaajoonayay sidii wadajir looga qeyb noqon lahaa gurmadka Shacabka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen. Full Article

 

[Daawo] ceebta ku dhacday Farmaajo kadib Filimqaadayaal uu qabyaalad ku shaqaaleeysiiyay

Daawo ceebta ku dhacday Farmaajo kadib Filimqaadayaal uu qabyaalad ku shaqaaleeysiiyay Full Article

 

[Daawo] banaanbaxii ugu weeynaay ee lagu diiday qabyaaladda Madaxweynaha HirShabelle

Daawo banaanbaxii ugu weeynaay ee lagu diiday qabyaaladda Madaxweynaha HirShabelle Full Article

 

[Topnews:-] Madaxweynaha boqol kun - Taliyaha NISA toban kun ? madax aan iska warqabin oo kala socota iyo ceebta hareeysay

Waagacusub.net - Madaxweynaha Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Taliyahiisa Ciidanka NISA Jeneral Gaafow ayaa qaraxii kadib hadalo iska hor imaanaya u sheegay shacabka. Full Article

 

[Daawo] Farmaajo oo gefkii iyo qabyaaladii ugu xumeeyd ku kacay

Daawo Farmaajo oo gefkii iyo qabyaaladii ugu xumeeyd ku kacay Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.

The killer,the kidnapper of Somalia, entered in the US as a migrant

In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Somalia army and Jubaland forces edge closer to conflict

Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article

 

Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article

 

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article

 

The killer,the kidnapper of Somalia, entered in the US as a migrant

In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article

 

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article