Guddigga uu magacaabay ayaa lagu wadaa iney maanta ama berri kulan la yeeshaan Odayaal been abuura oo la huwiyay magaca Odayaasha dhaqanka Mudulood kuwaas oo sheegi doono ineysan gobolka Banaadir xaquuq ku laheyn Murusade iyo Habargidir ,sidoo kalena waxeey afar jeeblayaashaas ku hadaaqi doonaan iney taageersan yihiin Madaxweyne Garguurte.
Inkastoo Xasan oo kaashanaya Gudoomiyaha gobolka Banaadir uu olole xoogan ugu jiro inuu dagaal beeleed ka dhex rido beelaha Muqdisho wada degan si uu taageero uga helo shacabka beesha uu ka dhashay oo taageeri waaye hadana guddigga uu ololahiisa cusub u magacaabay oo ka kooban 15 xubnood ayaa kala ah:-
Guddiggaan oo dhowr mar kulmay, ayaa kii ugu danbeeyay waxaa lagu qabtay hoyga Shirkadda SMART (shirkada canshuuraha ka aruurusa xamar) oo ku yaalo Km4., dhawaan lagu wareejiyay Xasan Shiikh.
Kulanka uu shir gudoominayay, Wasiir Cabdullahi M Nuur waxaa la isku waafaqay in la sameeyo kulan balaaran oo la isugu yeerayo beelaha Mudulood oo lagu muujinayo tageero Xasan Shiikh. Kulankaan waxaa lagu martiqadayaa Odoyaasha beesha Mudulood sida dad ay ka mid yihiin Cali Mahdi.
Atintaan waxa ay salka ku haysaa in laga been abuuro lana burburyo shirkii laga baajiyay in lagu qabto Hotel Maka-Al Makurama. Waxaa kaloo ujeedadu tahay in la abuuro caaadifad qabiil oo la isaga hor-keenayo dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho.
Mar aan la xiriirnay Mudane Cali Mahdi ayuu inoo sheegay inuusan kulan noocaasa ka qayb gali doonin.
Muse Cadow oo ka mid ah odayaasha nala soo xiriiray ayaa inoo sheegay in guddiggan been abuurka ah ay isku bahaysteen dad lagu yaqaan in hantida qaranka ay lunsadeen. Waxaa yaab ah buu yihi, Muse, in Xasan Shiikh uu naf ka raadiyo kuwa dhacay hantidii qaranka. Waxaa kaloo dadka la yaaban yihiin in Gudoomyihii Gobolka Horseed ka noqdo hurinta Colaado beeleed.
Laakiin dhinaca kale waxeey dad badan iswaydinayaan waxa ku kalifay Radio Dalsan iyo Universal TV iney qayb ka noqdaan kulan lagula dagaalamayo shacabka Muqdisho ?.
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article
Liiska Wafdiga u xilsaaran Mashaariicda Saudi Arabia ka fulineyso Soomaaliya: Full Article
Muqdisho, 2017-05-31.....Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Badaha, waxana warbixino ku saabsan xaaladda aminiga, kheyraadka iyo maamulka Badda laga dhageystay Wasaaradaha Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda iyo Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda. Full Article
Muqdisho, 31 May 2017 - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tagey Xarunta Booliiska iyo Akademiyada Jeneral Kaahiye ee Muqdisho si uu ugu kuurgalo xaalada Booliiska ay ku howlgalaan iyo inuu dardargeliyo dadaalka ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed. Full Article
Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article
Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Sir culus:-]Madaxweyne Garguurte oo ku dhaartay inuu Habargidir iyo Murusade ka tir tiri doono Muqdisho iyo Liiska guddi uu arrintaas u magacaabay ?
Waagacusub.net - Madaxweyne Xasan Garguurte ayaa magacaabay guddi uu rajo ka qabo iney beelaha Habargidir iyo Murusade ka tirtiraan Gobolka Banaadir kuwaas oo dhamaantood heeyb ahaan u dhashay beesha Abgaal hasse yeeshee aan heeysan taageeradda bee