Guddigga la magacaabay ayaa qorshahii u gudbiyay Kheyre iyo Farmaajo laakiin markeey ka doodeen waxeey go’aansadeen in la kala hormariyo,waxeeyna isku raaceen in Habargidir la hormariyo sidoo kalena lagu soo daro kulanka Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi.
Markii Mr Taabit Cabdi lagu soo deray ayaa loo bandhigay qorshaha waxaana loo sheegay iney bartilmaameedsanayaan sidii beesha Habargidir loogu sameeyn lahaay Xilka dhigis,hubka dhigis, dhaqaale ka dhigis iyo dhul ka dhigis.
Mr Taabit Cabdi ayaa aad u soo dhaweeyay qorshahaas kadibna waxaa la kala qeeybsaday hoowlaha.
1- Mr Farmaajo wuxuu codsaday inaan isagga lagu soo derin qprshe hoowleedka,wuxuu walaac ka muujiyay beelaha Daarood qaarkood oo aan sirtiisa xafidi karin.
2- Fahad Yaasiin Xaaji Dahir ayaa loo xilsaaray inuu Al-Shabaab iyo beesha Daarood iyo Xildhibaanadooda ka soo iibiyo qorshaha loo degay Habargidir .waxaana loo xilsaaray inuu Al-Shabaab ka dhaadhiciyo sidii loo bartilmaameedsan lahaay ganacsiyadda Habargidir, Xildhibaanadooda iyo ergaddii soo dooratay.
3- Ra’isulwasaare Kheyre ayaa isagga sheegay inuu qorshaha ka dhaadhacsiin karo beesha Caalamka, Murusade iyo Xawaadle.
4- Gudoomiye Taabit Cabdi ayaa isaggana sheegay inuu ka adag yahay Abgaal ,sidaas darteedna uu qorshaha ka soo iibin doono.
Afarta Masuul waxeey isku raaceen dhinaca kale in Xildhibaanadda Habargidir kuwa ugu galaangalka badan lagu furo dacaayad,waxeeyna hoowlahaas u magacaabeen Xildhibaan Mustaf Dhuxulow iyo Xildhibaan CabdiShakuur Cali Mire ,iyadoo la siiyay lacagtii dacaayadda ee adeegsigga Warbaahinta.
Xildhibaanadda bartilmaameedka Habargidir in laga dhigto la go’aansaday waxeey kala yihiin , 1- Axmed Macalin Fiqi, 2- Mahad Salad, 3, Abshir Bukhaari, 4 Saabir Nur Lugeey, 5 Cabdiraxmaan Odowaa.
Ra’isulwasaare Kheyre ayaa xiriir la sameeyay beesha Caalamka ,wuxuuna Ergayga Qaramadda Midoobay Mr Keating u sheegay iney Xildhibaanadda beesha Habargidir wadaan qalalaase iyo qas ,isagoo tilmaamay iney Dowladnimadda hor taagan yihiin Habargidir 27 sano iyo ka badan.
Ra’isulwasaare Kheyre wuxuu ka codsaday Mr Keating in Qaramadda Midoobay soo saarto liiska Xildhibaanadda shanta ah ee Habargidir loona aqoonsado Qaswadayaal ka soo horjeeda Dowladnimadda.
Amb Keating ayaa qorshahii la hor tegay Safiiradda beesha Caalamka, waxaa madashii hadalka qaatay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somalia Mr Kamaladuun oo sheegay iney Habargidir ku tahay halis xasiloonidda,wuxuuna ka soo sheekeeyay ilaa Maxaakiimtii waxeey sameeyeen.
Amb Kamaaludiin wuxuu u dhashay beesha Hawiye Karinle ee Murusade ay walaalo yihiin,waana ninkii hubka dhigista Habargidir ku sameeyay xilligii Cabdullahi Yusuf iyadoo hubkii uu suuqa Bakaaro ka soo aruurshay loo qaaday Puntland.
Safiirka Mareykanka u fadhiya Somalia ayaa madasha ka istaagay,wuxuuna codsaday in la joojiyo dacaayadda nuucaasa,,wuxuuna Safiirka yiri "Colaaddii qabiiladda Somalia u dhaxeeysay ayaa ii muuqato,annagu dalka waa ka warqabnaa,sidaas darteed ma rabno inaan arrimaha qabiiladda u dhaxeeya dhexgalno.
Inta badan Safiiradda Reer Galbeedka ayaa ku raacay taladiisa,waxeeyna sheegeen ineysan aqbaleeyn u kala hiilinta qabiiladda Soomaaliyeed.
Ra’isulwasaare Kheyre wuxuu ku guuleeystay inuu beeshiisa Murusade qaar ka mida ka iibiyo qadiyadda sidoo kalena beesha Xawaadle wuxuu ka helay Sanbaloolshe oo la qaatay qadiyadiisa colaadinta Habargidir.
Gudoomiye Taabit Cabdi ayaa kullan la qaatay Labadda Wasiir ee beesha Abgaal Cismaan ,Wasiirka Amnigga Mr Ducaale iyo Wasiirka Warfaafinta Mr Yariisow.
Wasiirka Amnigga ayaa diiday qorshaha Taabit,wuxuuna sheegay in Habargidir yihiin awoodda beesha Hiraab sidaas darteedna aysan qaadan karin in si gaara loo colaadiyo.
Wasiirka Warfaafinta Mr Yariisow ayaa aqbalay qorshaha ku saabsan in Habargidir la colaadiyo .
Fahad Yaasiin Xaaji Dahir ayaa la kulmay xubna ka tirsan beesha Daarood laakiin kalama kulmin soo dhaweeyn wanaagsan marka laga reebo shaqsiyaad u dhashay beesha Mareexaan.
Safiiradda Reer Galbeedka ayaa markii dambe u yeeray Xildhibaano ka tirsan beesha Habargidir ,waxeeyna u sheegeen qorshaha uu wato Ra’isulwasaare Kheyre iyo moowqifka ay ka qaateen.
Sheekaddii ayaa suuqa gashay iyadoo xiisadii ugu xumeeyd ka dhalatay laakiin weli Farmaajo iyo Kheyre waxeey dagaal ugu jiraan iney Habargidir iyo Abgaal hubka dhigis ku sameeyaan laakiin Wasiirka AmniggaXildhibaan Ducaale ayaa diidan qorshaha ay wataan.
Ra’isulwasaare Kheyre wuxuu doonayaa inuu shaqadda ka eryo Wasiirka Amnigga laakiin taas lafteeda waxaa hor taagan caqabado badan.
Ra’isulwasaare Kheyre wuxuu galay musuqmaasuq xoogan mudadii uu joogay Xafiiska laakiin isagga ma ogga iney Xildhibaano badan dabba joogaan oo Mooshinkiisa la diyaariyay laguna lifaaqay dhamaan waxyaabaha lagu heeysto ee cadeeynta leh.
Sikastaba ha ahaatee, Kulanka baarlamaanka wuxuu dib u furmayaa 5 July 2017 ,waxaana Ra’isulwasaare Kheyre laga diyaariyay mooshin xilka looga tuuri doono bisha Augusto iyadoo haddii xaaladda wax iska bedeli waayana bisha February 2018 guud ahaan la riddi doono Madaxweyne Farmaajo.
Fiiro gaara: Warbixintaan waxaan ka soo turjunay Warbixin Sirdoonka reer Galbeedka qoreen oo English ku qoran sidaas darteed waxaan ka gaabsanay inaan guud ahaan xusno xigashooyinka xogtaan maadama ay xasaasi tahay xaalad amaan darteed.
Waxaa turjumay Dahir Alasow
Regional Leaders Set Conditions For Meeting Farmaajo Full Article
horde Full Article
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article
Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article
Waagacusub.net - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi oo Muqdisho looga bixiyay Taabit Gorgoro ayaa fadeexadii afaarad wajahay kadib markii uu ku hungoobay ,oo shaqeeyn waayey amar uu ku mamnuucay in shacabka lacag ku galaan Beerta loo dalxiis tago ee Beerta Nabadda Muqdisho. Full Article
Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article
Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article
Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Madaxtooyadda Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu xalay kulan qarsoodiya dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab. Full Article
Waagacusub.net 1- Farmaajo wuxuu baarlamaanka uga khudbeeyay iney dhaqan xun tahay Madaxweyne iyo Ra'isulwasaare maalin kasta diyaarad saaran oo bishii seddex mar baxaayo,wuxuu ballanqaaday ineysan taas dhici doonin oo safaradda dibadda u diri doono Wasiir Khaarijiga laakiin isagga toban safar ayuu galay seddex bil gudahood ? Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:
The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.
Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article
Western Intelligence Agencies Oppose the Democratization of Somalia Intelligence Services (NISA) History documents the strong character of the Somali people associated with messy democratic rule that cherishes individual liberty, freedom of expression and opinion, Justice, and private entrepreneurship rather than with autocratic rule. British explorer, Sir Richard Burton wrote in 1856, "the Somalis are fierce race of republicans, constantly changing political loyalties – the Somalis lived in what amounted to a state of chronic, political schizophrenia, verging on of anarchy. Every freeborn man holds equal to his ruler and allows no loyalties or prerogatives to abridge his birthright of liberty." However, Somalis are docile to discipline and obedience if social mediation applied fairly. The appropriate model of government for Somalia is the democratic rule. Full Article
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account. Full Article
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Sirculus qorshahii Farmaajo +Kheyre+Fahad Yaasiin u degeen Habargidir iyo Abgaal +fashilka ?
23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay