HEADLINES:

Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

0
Tuesday June 20, 2017 - 10:25:23 in Articles by Super Admin
  • Visits: 11471
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

    Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa.

Markii aan maqlay dilkii Wasiir Siraaji, warkaasi sidan ayuu igu soo gaadhay.


1.Wasiir yarihii Siraaji oo geeriyooday

2. Ilaalada Hantidhawraha oo toogatay

3. In Wasiirku baabur nooca raaxada gacantiisa  

     Ku watay

4. In hal Askari ilaalo u ahaa oo xaga dambe

    Ka saarnaa Baabuurka wasiirku watay

5. In labada baabuur isku soo dhawadeen

6. In ilaalada Hanti dhawruhu ka shakiyeen

    gaadhigan yar ee ku soo dhawaaday.

7. In Ilaalada hati dhawrku marka xabad u digis ka dul rideen gaadhiga yar ee Wasiirku watay iyagoo uga danlahaa in u ka fogaado.

8. In Askarigii wasiirka la socday u rasaas baabuurkii hanti dhawraha huwiyey.

9. In ilaaladu xabadu ugu jawaabeen.

10. In wasiirku sidaa ku geeriyooday.


Markaan maskaxdayda yar la kaashaday warka 10 qodob ahaa.

Waxa ugu horeyn aan u arkay in qaladka dhacay ahaa


1. In Wasiirku gaadhiga gacantiisa ku kaxaysto, madama aynu ognahay in aan amaanka magaaladu sugnayn isla markaana anu tabo bar u lahayn sida la isku badbaadiyo marka xaalado adag yimadaan, waayo Dirawalada waxa la siiyaa tababar ay ku badbaadshan naftooda iyo cida ay ka masuulka yihiinba.


2. Gaadhiga u watay oo aan aheyn baabuur Masuul sare ku socdaalo oo ahaa noocan badanaa shicibku wataan isla markana looga shakiyi karo nooca mucaaridku qaraxyada ku geystaan.


3.In wasiirku wadan baabuur kale oo cover  ah iyo Ilaalo badan oo lagu aqoonsado in u yahay masuul qaran. 

4. In askariga kaliya ee wasiirku ka jawaabo xabadaa digitaanka aheyd.


marka u arrin sidaa yahay,


bal aynu eegno sida ay u jawaabi karaan ilaalada Hanti dhawrku.


1. Ilalada hanti dhawrk waxay ka shakiyeen baabuurka uso dhawaaday

2. Waxay ku rideen xabad ay ugu digayeen

3. Rasaas markii la huwiyey waxay u aqoonsadeen baabuurka wasiirka cadaw madama ay markii horeba ka shakisanayeen.


Marka arrin halka marayo

Maxaa dhici kara?


1. In ilaalada Hanti dhawruhu iska caabin galaan

2. Rasaas furaan

3. Isku dayaan in ugu horeyn iska dilaan dirawalka baabuurka laga soo xabadeeyey si aanay u suurto galin in bàabuurka yari soo beegsado baabuurka hanti dhawraha oo isqarxin u dhicin , isla markaana iska difacaan cida soo toogatay.


Marka sidaa arrin yahay.


 Hadaba suaashu waxay tahay in la isweydiiyo Ilaaladu khalad ma ku leedahay dhacdadaa madama self defence dilku ku yimid oo aanay arrintu aheyn dil si toosa loola beegsaday wasiirka oo qorshaysnaa.


Markan oo kale miyaan la odhan jirin #friendly fire ayaa  cidaasi ku dhimatay madama magaalada Mogadisho tahay goob dagaal.


MUXUU SE NOQONAYAA XUKUNKA LAGU RIDAY ASKARIGA LAGU EDEEYEY INU DILKA WASIIRKA GEYSTAY?

Share on Social Media

MUDANE MADAXWEYNE SOOMAALIYA XAGEE U SOCOTAA?! Maqaal uu qoray Xildhibaan caana

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article

 

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article

 

[Topnews:-] Fashilka Farmaajo? Al-Shabaab oo faafiyay Magacyadda dadkeey dileen intii Farmaajo Madaxweyne ka noqday Somalia

Waagacusub.net - Warbixin lagu faafiyey baraha Al shabaab ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay magacyada la dilay iyo goobaha kale ee la weeraryay inkastoo aysan si rasmi ah u sheegan dilalka qaar in ay masuuliyada iyaga leeyihiin Full Article

 

[Sirculus:-] Akhri Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay heshiis qiyaano qaran

Waagacusub.net - Madaxweyne Farmaajo wuxuu shacabka Soomaaliyeed u sheegay balanqaadyo duuduub ah oo Saudi Arabia u ballanqaadeen Soomaaliya, Madaxweyne Farmaajo isagu maxuu u balan qaaday Sacuudiga? Warbixino la helay! Full Article

 

[DHAGEYSO:] Afhayeenka Al-Shabaab oo si yaab leh u weeraray Madaxweyne Farmaajo, Sheegayna in...

Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage "Cali dheere" ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Mowqifkooda Dowlada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

EU Raises Alarm Over Reported US Diesel Export Ban

The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article

 

Ethiopia on the Brink as Tigray War Flares Again

Ethiopia is confronting its most dangerous northern military escalation since the 2022 Pretoria peace agreement, as renewed fighting spreads across Tigray, Amhara and Afar and raises fears that a country still carrying the scars of its last devastating war could be sliding toward another major conflict. Full Article

 

24 Arrested After Protest Erupts Into Violence in The Hague

Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article

 

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article

 

EU Opens Door for Canada to Become Its First 'Associate Member'

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article