
1- inuu ka aamuso heshiiska UAE la gashay Maamulka Somaliland oo dekeda Berbera iyo saldhig milateri uga sameysanayso magaalada Berbera
2- Dhaqdhaqaaqyadda hawlaha Turkey Somalia kawado tartiib dawladda Somalia u joojiso, sida dekeddda iyo garoonka Muqdisho looga wareejiyo Turkey-ga muddo 6 ilaa 12 bilood ah. Saldhiga Milateri oo Turkey Somalia ka furanayo la joojiyo.
3- Dekedaha Soomaaliya sida Muqdisho, Boosaaso iyo Kismaayo lagu wareejiyo dawladda UAE oo ka wakiil ah Golf Cooperation Council GCC.
4- Dawladda Soomaaliya gacan siiso ama ka aamusto hawlahha UAE ka wado Soomaaliya hawlahaa oo lagu wiiqayo midnimada iyo qaranimada Somalia, sida UAE inay sii xoojiso tababarka iyo qalabeynta ciidamada dawlad goboleedyada iyada imaaraadka isticmaalayaan company -yo sida Saracen oo Puntland marine gacanta ku haysa. Dawladda Somalia taageerto qorshaha UAE magaalada muqdisho ugu aruurinayso, tababareyso ciidamo aan kasoo jeedin beesha Hawiye.
Dhamaan qodobadaa ayuu madaxweyne Farmaajo soo aqbalay soona saxiixay.
Mogadishu (Waagacusub Media) – Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo arrived in Mogadishu on Thursday morning, marking his first visit to the capital in several months. Farmaajo and his delegation landed at Aden Adde International Airport, where they were received by members of parliament, political figures, and sections of the public who had gathered to welcome him. Full Article
Regional Leaders Set Conditions For Meeting Farmaajo Full Article
horde Full Article
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article
Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
Waagacusub.net - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi oo Muqdisho looga bixiyay Taabit Gorgoro ayaa fadeexadii afaarad wajahay kadib markii uu ku hungoobay ,oo shaqeeyn waayey amar uu ku mamnuucay in shacabka lacag ku galaan Beerta loo dalxiis tago ee Beerta Nabadda Muqdisho. Full Article
Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
By Dahir Alasow – Investigative Journalist, Waagacusub Media Mogadishu | Waagacusub.net | November 2025 A new political alliance is taking shape in Somalia as nine influential political figures — drawn from different parties, civic movements, and government backgrounds — have united under one banner known as the Union for National Dignity (Midowga Haybad Qaran). The coalition, announced through a joint press statement in Mogadishu, aims to create a unified political front capable of "restoring national cohesion, governance integrity, and public confidence in Somalia's democracy."
Somalia's political reorientation in the Gulf region is becoming increasingly visible, as Qatar's Ministry of Foreign Affairs confirmed a high-level meeting in Doha with Somali officials — just days after the Somali government announced it had terminated key security and cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE). Full Article
By Dahir Alasow | Waagacusub.net — Opinion / Analysis Mogadishu — The Federal Government of Somalia's decision to annul all cooperation agreements with the United Arab Emirates (UAE)—including security and defence-related arrangements—represents one of the most consequential foreign-policy turns Somalia has taken in years. Full Article
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity. Full Article
ANKARA, Turkey — Libya's Chief of Staff, General Mohammed Ali Ahmed Al-Haddad, along with four senior military officials, was killed Tuesday night when the private jet carrying them crashed shortly after taking off from Ankara's Esenboğa Airport in Turkey, Libyan and Turkish authorities confirmed. Reuters +1 Full Article
Across Europe, North America, and other regions, Somali communities living in the diaspora are increasingly confronting a serious and troubling challenge: the widespread use of online blackmail and digital abuse targeting women and children on social media platforms. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Sirculus:-] Akhri Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay heshiis qiyaano qaran
Waagacusub.net - Madaxweyne Farmaajo wuxuu shacabka Soomaaliyeed u sheegay balanqaadyo duuduub ah oo Saudi Arabia u ballanqaadeen Soomaaliya, Madaxweyne Farmaajo isagu maxuu u balan qaaday Sacuudiga? Warbixino la helay!