HEADLINES:

Sirculus:Xubnaha Urur Diimeedyadda ee ku milmay Dawladda Somalia?

0
Saturday June 17, 2017 - 06:42:09 in Articles by Super Admin
  • Visits: 14467
  • (Rating 4.8/5 Stars) Total Votes: 6
  • 8 0
  • Share via Social Media

    Sirculus:Xubnaha Urur Diimeedyadda ee ku milmay Dawladda Somalia?

    Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia.

Xafiiska Madaxwaynaha ayaa dhawaan waxaa loo magacaabay Agaasime Guud oo laga dhigay Fahad Yaasiin oo ka tirsan Urur Diimeedka Akhwaanul Muslimiin ee ay taageerto Qadar. Waxaana Ku Xigeen looga dhigay Cabdirisaaq Shoole oo la tuhunsan yahay inuu ka tirsan yahay Urur Diimeedka Saaciduun Bil Xaq ee ay wal walka ka muujiyeen Culumadda Soomaaliyeed oo isna ay taageerto Dawladda Qadar.

Haddaba waa Kuma Fahad Yaasiin


Fahad Yaasiin Waa Wariye ka tirsanaa Telefeshinka Aljazeera. waxaana uu xiriir dhaw la leeyahay Dawladda Qatar oo la aaminsan yahay inuu u qaabilsan yahay Arrimaha Somalia. Waxaana Fahad Awoodiisa Siyaasadeed ay soo ifbaxday markii uu door ku yeeshay Doorashadii 2012 ee uu ku soo baxay Xasan Sheekh Maxamuud oo la aaminsan yahay inuu ahaa Shaqsigii fududeeyay Dhaqaalaha Doorashadda ay ku galeen Xisbiga Damuljadiid, laakiin markii la doortay Xasan Sheekh ayeey kala boodeen Fahad oo isku diyaarinayay inuu Dawladda daaha gadaashiisa ka maamulo.

Fahad waxa uu mar kale soo muuqday 2016-kii markii la isku diyaarinayay Doorashadda Madaxtinimadda Somalia oo uu taageerayay Madaxwaynaha hadda taladda haya Maxamad Cabdulaahi Farmaajo oo uu xooggaa dhaqaale ah uga keenay Dawladaha Qadar iyo Iiraan oo ka caraysan Go'áankii uu Xasan Sheekh xiriirka ugu jaray Iiraan.

Fahad waxa uu sidoo kale marar dhawr ah Dhaqaale si qarsoodi ah u soo gaarsiiyay Ururka Alshabaab oo ay taageerto Dawladda Qatar. Waxaana uu Fahad sidoo kale sabab u ahaa in Hogaamiyihii Ururkii Argagixisadda ee Xisbul Islaam, Cumar Iimaan Abuubakar, iyo Maxamad Siciid Atam oo ka tirsanaa Alshabaab ay Magan galyo siiso Dawladda Qatar, isagoo sidoo kale gar wadeen ka ahaa Qorshe ay Dawladda Qatar ku doonaysay in Sheekh Xasan Daahir Aways isna la dajiyo Qatar, taasoo ay diiday Dawladda Somalia.

Fahad waxay Xogta Waagacusub heshay muujinaysaa inuu la shaqeeyo Sirdoonka Qatar. Waxaana uu yahay Il Wareed ay Macluumaadka Somalia ka qaataan, una dirsadaan Hawlaha ay ka rabaan Alshabaab. haddana waxa uu ku darsaday Dawladda Somalia oo isagu hadda uu si dadban u maamulo.


Dad badan ayaa aaminay in Siyaasiga Fahad uu taageero uu noqonayo Madaxwayne. laakiin Dadka Siyaasadda u dhuun duleela waxay aaminsan yihiin in Fahad uu yahay Dulaal Dawladda Qatar ee uusan saamayn ku lahayn Siyaasadda Somalia. Waxayna Xeel Dheerayaashu ku doodayaan in Fahad uu sabab u noqon doono Fashilka Farmaajo oo haddaba ka tuuray haadaan markii uu ku qasbay inuu taageero Qatar, dhabarkana xejiyo Imaaraadka iyo Sucuudiga oo Xiriir Ganacsi la leh Somalia, taageerana siinayay Dawladihii isaga dambeeyay Somalia.

Waa Kuma Cabdirisaaq Shoole


Cabdirisaaq Maxamuud Shoole Waa Agaasime Ku Xigeenka Madaxtooyadda Somalia waxa uu horay Maamule uga soo noqday Markaz Daarul Culuum oo ay ka soo baxeen inta badan Dhalinyaradda Alshabaab. Waxaana uu Markazkaasi ahaa goob lagu tababaro Xagjiriinta oo ay maalgaliso Dawladda Qatar. kadib waxa uu Cabdirisaaq ka mid noqday Xubno ku dhawaaqay Ururka Saaciduun Bil Xaq oo isna ay maalgalinayso Qatar.

Shoole waxa uu gacan saar la leeyahay Ururka Alshabaab oo ah Koox Argagixiso ah oo ka dagaalanta Geeska Afrika. Waxaana hadda ka soo muuqashadiisa Madaxtooyadda Somalia ay walaac galisay Sirdoonka Reer Galbeedka oo shaki ka muujinaya sida loola wadaagi karo Macluumaad Dawlad ay Xafiisyadeedii ugu sareeyay ka arrimayaan Shaqsiyaad gacan saar la leh Alshabaab.

Gunaanad

Dawladda Somalia oo la filayay kadib doorashadii Madaxwayne Farmaajo inay noqon doonto Dawlad aysan ku baraxnayn Urur Diimeedyo ayaa hadda Rajadaasi meesha ka baxday. Waxaana ay la mid noqotay Dawladihii ka horeeyay oo ay maamulayeen Urur Diimeedyadda Aala Sheekh iyo Damul Jadiid.

W.Q:- Cismad Caynte

Share on Social Media

TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw. Full Article

 

Topnews:- Urur diimeedkii maalgeliyay Farmaajo oo markii ugu horeeysay shaaciyay iney gaalo yihiin dadka aaminsan Dastuur

Urur diimeedkii Maalgeliyay Madaxweyne Farmaajo xilligii doorashadiisa ayaa markii ugu horeeysay banaanka u soo baxay. Urur diimeedkaan oo Somalia looga yaqaan Tagfiir ayaa 40 sano ka shaqeeynaayey sideey lacag badan u tacban lahaayeen iyagoo la wareegay guud ahaan goobaha Waxbarashadda dalka. Agaasime ku xigeenka Madaxtooyadda Somalia Cabdirisaq Shoole ayaa ka mida Urur diimeedkaan oo qorshahoodu yahay iney taladda kala wareegaan Farmaajo. Full Article

 

[TOP NEWS:Guddoomiye Jawaari] oo oo Seeftiisa la soo baxay Go'aano deg deg +Xasan Sh oo Villa Soomaaliya Xamaan Urursanaya

Gudoomye Jawaari oo niyada ku haya dhibaatada dalka iyo waxa laga filayo,ayaa Weerar Culus ku qaaday SHirkii Madasha Wadatashiga qaran ee Habeen hore dhexmaray Madaxda Maamul goboleedada dalka,wuxuuna gaashaanka ku dhuftay oogu horaynba in uu ka qayb galo Shirkaas. Full Article

 

[Daawo] Ururka doqomadda Somalia oo sharuudo yaab badan ku xiray in lagu biiro

'Waa is aruursannay, war maxaan qaadannaa: Ururka Sawirrada Ummadda Soomaaliyeed baan qaadannay.' - Waa Xasan Cilmi, Gudoomiyaha Ururka Dabbaallada. 'We met and decided to take the title: The Organisation of the 'Stupid' People of Somalia.' Xasan Cilmi, Leader of the 'Stupid' Group. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

EU Raises Alarm Over Reported US Diesel Export Ban

The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article

 

Ethiopia on the Brink as Tigray War Flares Again

Ethiopia is confronting its most dangerous northern military escalation since the 2022 Pretoria peace agreement, as renewed fighting spreads across Tigray, Amhara and Afar and raises fears that a country still carrying the scars of its last devastating war could be sliding toward another major conflict. Full Article

 

24 Arrested After Protest Erupts Into Violence in The Hague

Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article

 

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article

 

EU Opens Door for Canada to Become Its First 'Associate Member'

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article