HEADLINES:

Wardegdega Daawo Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab oo kullan qarsoodiya ku yeeshay Villa Somalia

0
Monday June 05, 2017 - 07:30:03 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 18391
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 6
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Wardegdega Daawo Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab oo kullan qarsoodiya ku yeeshay Villa Somalia

    Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Madaxtooyadda Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu xalay kulan qarsoodiya dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Madaxtooyadda Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu xalay kulan qarsoodiya dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab. Kulanka oo la sheegay iney si wadajira uga soo shaqeeyeen Dowladda Qatar,Agaasimaha cusub ee Madaxtooyadda Fahad Yaasiin iyo Marwadda Farmaajo ee lagu magacaabo Seynab Macalin ,oo Afhayeen Cali dheere adeer u yahay ayaan la oggeeyn wixii laga wada hadlay laakiin kulan laba saacadood socday kadib ayaa Afhayeenka dib loogu qaaday gobolka Shabeeladda hoose .
Sawirkaan waa Screenshot laga qaaday Video-ga kulanka Farmaajo iyo Cali Dheere 

 
Video lagu duubay kaamirooyinka loo yaqaan CCTV ayaa muujinaya iyagoo wada hadlaya ,oo Afhayeenka Al-Shabaab Mr Cali Dheere qoslaa.
ila wareedyo muhiima ayaa sheegay in todobaadkaan uu kullan kan la mida oo qarsoodiya ka dhici doono dalka Qatar.
Kulanka dhexmaray Afhayeen Cali Dheere iyo Madaxweyne Farmaajo ayaa ku beegan xilli Dowladaha Khaleejka xiriirka u jareen Dowladda Qatar oo lagu eedeeyay iney maalgelin dhaqaale siiso argagixisadda Al-Shabaab iyo ISIS.
Si kastaba ha ahaatee, waxeey Warbaahinta Waagacusub soo gudbin doontaa  xoggo dheeriya inshaa allaah.
Share on Social Media

Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article

 

Wardegdega:Midowga Yurub oo ansixiyay in sharcigga la siiyo qaxootigga dibna loo celin karin

Midowga Yurub oo ansixiyay in Qaxootiga la aqoonsaday oo idil la siiyo degganaansho 5 sanadood ah. Full Article

 

Sirculus:Xubnaha Urur Diimeedyadda ee ku milmay Dawladda Somalia?

Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article

 

Sirculus qorshahii Farmaajo +Kheyre+Fahad Yaasiin u degeen Habargidir iyo Abgaal +fashilka ?

23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article

 

Breaking News: 17 reported dead in Somalia restaurant attack another hostages held

Gunmen posing as military forces held an unknown number of hostages inside a popular restaurant in Somalia's capital in an attack that left 14 people dead and began when a car bomb exploded, police and a witness said Wednesday night. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo Qatar la safatay iyo sababta ?

Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaaraha Somalia ayaa markii ugu horeeysay si wadajira ula saftay Dowladda Qatar sida ay Waagacusub u sheegeen saraakiil ka hoowlgasha Villa Somalia iyo laba ka mida la taliyeyaasha Farmaajo. Full Article

 

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac oo Isximbaar ku lug yeeshay

Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah. Full Article

 

Topnews:- 10-kii qalad ee Farmaajo galay iyo heerkeey gaartay beentiisa aan qiilka laheyn ?

Waagacusub.net 1- Farmaajo wuxuu baarlamaanka uga khudbeeyay iney dhaqan xun tahay Madaxweyne iyo Ra'isulwasaare maalin kasta diyaarad saaran oo bishii seddex mar baxaayo,wuxuu ballanqaaday ineysan taas dhici doonin oo safaradda dibadda u diri doono Wasiir Khaarijiga laakiin isagga toban safar ayuu galay seddex bil gudahood ? Full Article

 

SIRCULUS: Qeybta 2-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

Thabid Cabdi oo isticmaalayo tasiilaadka safaaradda waxa uu hoos ka bilaabay in uu xiriir toos ah la sameeyo hay'ado iyo shaqsiyaad Maraykan ah oo uu ku qancinayo in mudane Xassan Shiikh uu yahay qof aan lagu sii aamini karin mas'uuliyadda qaranka. Isaga oo isticmaalayo magaca safaaradda Soomaaliya ayuu bilaabay burburinta dowlada Soomaaliya. Full Article

 

SIRCULUS: Qeybta 1-aad Jaajuusnimada iyo qiyaanadii uu xilka ku helay Taabit Cabdi iyo sida loo qiyaanay Farmaajo

Waagacusub.net - Waxaa mudo laga joogo afar asbuuc la magacaabay Gudoomiyaha ahna Duqa Magaalada Muqadishu, Mudane Thabid Cabdi Maxamed, dad badan ayey ku noqotay yaab iyo fajac sababta keentay in will dhalinyaro ah oo aan khibrad u lahayn howlaha maamulka gobolka aqoontiisa tacliimeedna ay aad u gaaban tahay in mas'uuliyad balaaran oo ka wayn loo magacaabo. Sababo badan ayaa ka danbeeyo magacaabista Thabid Cabdi waxeyna salka ku haysaa arrimo siyaasadeed iyo mid qabiil. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Breaking News: 17 reported dead in Somalia restaurant attack another hostages held

Gunmen posing as military forces held an unknown number of hostages inside a popular restaurant in Somalia's capital in an attack that left 14 people dead and began when a car bomb exploded, police and a witness said Wednesday night.

Somali MP Duhulow "A self proclaimed faulty political tour guide"

MP Duhulow undermining the Somali PM credibility ?

Somali People's dream was lost in thin air

Somali president is overrated by con artists '

President of twitter and facebook not of Somalia.

Waagacusub.net - Mohamed Abdullahi Farmaajo who was elected by Somali parliament after vote buying is becoming "master of showoff" who ignores the reality on the ground.

Somali president's honeymoon is over after failed promises, and lies, observers

Waagacusub.net - The Somali president made huge promises based on emotional patriotism that could not be fulfilled by clannish element like him.

Cadaalada Madaxweyne Farmaajo? Dilkii Siraaji iyo Xukunka toogashadda Askari Caydiid

Ugu horeyn Alle ha u naxariisto Siraaji. Waxanan halkan ku cadeynayaa in aan ka xumaaday dhacdadaa lagu waayey wiilka da'da yaraa ee mustaqbalka fiican lahaa. Full Article

 

Wardegdega:Midowga Yurub oo ansixiyay in sharcigga la siiyo qaxootigga dibna loo celin karin

Midowga Yurub oo ansixiyay in Qaxootiga la aqoonsaday oo idil la siiyo degganaansho 5 sanadood ah. Full Article

 

Sirculus:Xubnaha Urur Diimeedyadda ee ku milmay Dawladda Somalia?

Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article

 

Sirculus qorshahii Farmaajo +Kheyre+Fahad Yaasiin u degeen Habargidir iyo Abgaal +fashilka ?

23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article

 

Breaking News: 17 reported dead in Somalia restaurant attack another hostages held

Gunmen posing as military forces held an unknown number of hostages inside a popular restaurant in Somalia's capital in an attack that left 14 people dead and began when a car bomb exploded, police and a witness said Wednesday night. Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. Full Article

 

Suspected Shabab Security officer elected by Somali senate.

Sunatimes.com - The vast majority of the Somali people were dismayed by the selection of Abshir Mohamed Bukhari who is well known for his radical views and unlimited support for the terrorist group Al-Shabab, a Somali based terror group that have links to Al-Qaeda and newly founded ISIS. Full Article

 

As ISIS Struggles for Influence in Somalia, al-Shabab Remains the Main Threat

The so-called Islamic State received some modest good news recently from Somalia, in what has otherwise been a dismal stretch of losses for the jihadi group. In October Full Article

 

Amid dwindling donor support, one million displaced Somali refugees grow hopeless, UN agency warns

UNHCR Special Envoy Mohamed Abdi Affey (second, right) listens to a Somali refugee in Dadaab, Kenya, who has opted to return home under a voluntary repatriation programme. Photo: UNHCR/Modesta Ndubi Full Article