Naciima Cabdiraxman oo Waagacusub la soo xiriirtay ayaa sheegtay inuu laba habeen ka hor ka afduubtay Xaafadda Degmadda Hodan kadibna guri geeystay .
"Laba habeen kadib ayuu i soo daaye ,wuxuuna iga afduubtay xaafadeeyda meel ku dhaw” ayey tiri Naciima oo la rumeeysan yahay in kufsi lagula kacay mudadii ay gurigga Cabdifitaax Shaaweey joogtay.
Hooyo magaceeda ku sheegtay Faay Nune ayaa iyadoo ooynee tiri "Wiilkeeyga ayuu ka qafaashay Suuqa Xamarweyne ,wuxuuna geeyay Godka Jilicoow anigana ma heeysto lacagta uu Cabdifitaax Shaaweey i weeydiistay ee madax furashadda dhan shanta kun ee dollar”
Cabdifitax Shaaweey waxaa dhalay halyeey geesiya oo lagu magacaabi jiray Ibrahim Shaaweey ,wuxuuna soo noqday Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir ee dhinaca Nabadgelyadda hasse yeeshee wuxuu iska dhiibay Dalka Ingiriiska iyadoo sharcigga loo diiday.
Cabdifitaax Shaaweey oo lagu tilmaamo inuu yahay Saaxiibnimadda ku wanaagsan wuxuu weeraray Idaacadahii Shabelle iyo Sky Fm ,isagoo xabsiga u taxaabay Wariyeyaashii ka hoowlgelaaye hasse yeeshee markii dambe isaga laftiisa ayaa Xabsi guri la gelshay kadib markii xilkii hogaanka hoowlgaladda laga qaaday ayna isku dhaceen Taliyahii NISA Cabdiraxmaan Tuuryare.
Sikastaba ha ahaatee, kadib markii Jeneral Gaafoow loo magaabay Cabdifitaax Shaaweey wuxuu dib u bilaabay tacadiyadiisii laga nastay ,iyadoo gabdha badana ku eedeeyeen inuu kufsaday.
Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article
Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article
Daawo heestii ugu shidneed Xamar lagu duubay Full Article
Dhageyso Saraakiisha Ciidanka Emirate-ka ee Xamar oo sirtii aduunka kashifay iyo halista ka soo socota Full Article
Waa heestii ugu horeeysay ee ay wada qaadayaan shan ka mida Fanaaniinta ugu shidan Somalia ? Heesta amaan maahee waa leeys garaacayaa,oo hilfahaa leeysu qaadayaa. Gabadh nin hore soo xumeeyay ayaa hal xiraale waxeey ku weeydiisay afarta wiil "Haddii ruux daacadoo,niyadda horey looga dilay,hadana dawadiisa helin,hadduu dadka kaala baxo,maxaad ku dabiibi leeyd"? Afarta wiil mid walba sibuu isu xariifinayaa laakiin gabadha mid walba jawaab ayey siineeysaa ? Waxaa ugu daran sheekadda Khadar Keeyow oo ku leh, dalxiiskaad jeceshahee, damaashaad iyo farax baan geli laheyn,dibadaan kuu dhoofin laa ? Mudo dheer ayaan raadinaayey Fanaaniinta ku haboon ee soo qaadi kara ? ugu dambeeyn wuxuu go-aanku noqday shantaan ka shidan Muqdisho. HABIQLEYSO. Full Article
Waagacusub.net - Baabuur qaraxyo lagu raray ayaa ku qarxay halka lagu magacaabo Kaawo Godeey oo ka tirsan Degmadda Wadajir ee Muqdisho. Full Article
Daawo Shoowgii Yurub Geenyo Xamar iyo heesta Muqdisho oo ay Xildhibaano madax la jiibiyeen Full Article
Daawo heestii Yurub Geenyo Xamar u qaaday oo Cunsuriyiinta Somaliland ka muraala dilaaceen Full Article
Daawo Live banaanbaxii ugu weeynaay oo Xamar ka socda Full Article
Daawo wardegdega iyo kacdoonka Xamar ka curtay oo odayaashii soo xulay Baarlamaanka qasbay Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-]Cabdifitaax Shaaweey oo laba jibaaray tacadiyadiisii -kufsigii gabdhaha Xamar ?
Sarkaal ka tirsan Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Somalia oo lagu magacaabo CabdiFitaax Shaaweey ayaa lagu eedeeyay inuu laba jibaaray tacadiyadiisii uu ku beegsan jiray dadka Berimageydada.