HEADLINES:

[Dowlad] Yahoo.com ka xaday 'Hal bilyan' macluumaad macaamiisheedu lahaayeen

0
Thursday December 15, 2016 - 20:09:40 in Articles by Super Admin
  • Visits: 8224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Dowlad] Yahoo.com ka xaday 'Hal bilyan' macluumaad macaamiisheedu lahaayeen

    Shirkadda Yahoo ayaa sheegtay in burcad dhanka internetka ah oo "dawlad taageero ka haysta" ay xadeen macluumaadka 500 milyan oo ciwaan, taas oo u muuqata in ay tahay xatooyadii ugu baaxad waynayd ee la shaaciyo marka laga hadlayo taariikhd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda Yahoo ayaa sheegtay in burcad dhanka internetka ah oo "dawlad taageero ka haysta" ay xadeen macluumaadka 500 milyan oo ciwaan, taas oo u muuqata in ay tahay xatooyadii ugu baaxad waynayd ee la shaaciyo marka laga hadlayo taariikhda xatooyada dhanka internetka.

Xatooyadaas waxaa ka mid ah macluumaad badan oo shaqsiyaad leeyihiin oo ay ku jiraan magacyo, email-lo iyo waliba "su'aalaha iyo jawaabaha ay shirkaddu ku xaqiijiyo in qofku uu yahay midkii saxda ahaa ee lahaa email-ka."

Xatooyadaasi waxay dhacday sanadkii 2014 laakiin hadda unbaa la shaaciyay.

Waaxda sirdoonka ee dalka Maraykanka ee FBI ayaa sheegtay in ay baarayso sheegashadaas.

Yahoo waxay sheegtay in waxyaabaha la xaday aysan ku jirin macluumaadka kaararka bangiyada balse ay ku kooban yihiin ciwaanno email, maalmaha dhalashada, iyo furaha sirta ah ee lagu galo e-mail-lada ama (password).

Shirkaddu waxay sheegtay in macluumaadkaas ay xadeen dad taageero ka haysta dawlad balse ma aysan sheegin dawladda masuulka ka ah arrintaas.

Waxaa lagu baaqay in furaha sirta ah la badalo

Warka tilmaamaya in weerar wayn lagu qaaday shirkadda wuxuu soo baxay markii burcad magacooda ku sheegay "Peace" ay u muuqdeen in ay isku dayayeen in ay iibiyaan macluumaadka 200 milyan oo ruux.

Khamiistii ayay shirkaddu xaqiijisay in xatooyada loo gaystay ay ka baaxad wayntahay sidii ay filayeen markii hore.

Yahoo macaamiisheeda oo dhan waxay kula talisay in ay badalaan furahooda sirta ah haddii aysan sidaas samaynin wixii ka dambeeyay 2014-kii.

10-kii xatooyo ee ugu cuslaa dhacdadan ka hor

  • MySpace accounts - 359 milyan
  • LinkedIn accounts - 164 milyan
  • Adobe accounts - 152 milyan
  • Badoo accounts - 112 milyan
  • VK accounts - 93 milyan
  • Dropbox accounts - 68 milyan
  • tumblr accounts - 65 milyan
  • iMesh accounts - 49 milyan
  • Fling accounts - 40 milyan
  • Last.fm accounts - 37 milyan

Xigasho - haveibeenpwned.com

Share on Social Media

[Daawo] Xildhibaanad xaday gabadh 5 jira oo ka mid noqotay aqalka sare Somalia iyo hooyadda dhashay oo ooysay

Daawo Xildhibaanad xaday gabadh 5 jira oo ka mid noqotay aqalka sare Somalia iyo hooyadda dhashay oo ooysay Full Article

 

[Daawo Live] Boliiska Los Angels iyo Nin Baabuur xaday wixii kala qabsaday ?

Police Chase Reckless Driver In Stolen SUV Los Angeles Full Article

 

[Daawo:- Haweeney boorso] laga xaday oo halis gelisay nafteeda

[Daawo:- Haweeney boorso] laga xaday oo halis gelisay nafteeda Full Article

 

[Wardegdega:] Maamulka Puntland oo dhacay Baabuur Galmudug ka degsatay Dekadda Boosaaso oo Boliiska lahaayeen ?

Waagacusub.net - Maamulka Puntland ayaa la wareegay todobo baabuur oo Ciidanka Booliska Galmudug u socday iyo baabuur nuuca aan xabadda karin ah kuwaas oo laga dejiyay Dekadda Boosaaso. Full Article

 

[Daawo] fadeexad ruxday Ninka Fartun Birimo oo hees uu xaday ku amaanay Xaaskiisa

Daawo fadeexad ruxday Ninka Fartun Birimo oo hees uu xaday ku amaanay Xaaskiisa Full Article

 

[Xog:]Sawiro Ninkii Sawiradda ku xaday Madaxweyne Garguurte oo noqday Majeerteen u shaqeeya Mareykanka ?

Baaris Warbaahinta Waagacusub sameeysay ayaa lagu xaqiijiyay in ninkii gaarigga ku waday Madaxweyne Garguurte ee sawiradda ka qaaday isagoo hurdaa lagu magacaabo Faysal Xasan una dhashay beesha Majeerteen. Full Article

 

[Daawo] ceebtii aduunka - Xaaska Donald Trump oo xaday khudbadii Marwadda Madaxweyne Obama

Daawo ceebtii aduunka - Xaaska Donald Trump oo xaday khudbadii Marwadda Madaxweyne Obama Full Article

 

[Daawo] dhalinyaro Somali iyo Oromo ah oo cagta mariyay shir ay lahaayeen madaxda Ethiopia iyo Cabdi Iley oo naftiisa la baxsaday ?

Daawo dhalinyaro Somali iyo Oromo ah oo cagta mariyay shir ay lahaayeen madaxda Ethiopia iyo Cabdi Iley oo naftiisa la baxsaday ? Full Article

 

[Daawo] SHIRIB-Yaa xaday xoolahii dadoow hadana xukuntoo xalaalsahaa?

Daawo SHIRIB-Yaa xaday xoolahii dadoow hadana xukuntoo xalaalsahaa? Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article