HEADLINES:

Topnews:-Laaluush Jaceylka Ciise Dheere iyo Tumashada Gaafoow "Hay'ad Jufo mise mid Qabiil"

2
Friday July 10, 2015 - 08:57:31 in Articles by Super Admin
  • Visits: 17519
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Topnews:-Laaluush Jaceylka Ciise Dheere iyo Tumashada Gaafoow "Hay'ad Jufo mise mid Qabiil"

    Hogaanka jinsiyadaha Somalia oo isku bedeley Cabdala shideeye ku nool Laaluushka?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaanka jinsiyadaha Somalia oo isku bedeley Cabdala shideeye ku nool Laaluushka?

Madaxa daabacada basaborada Ciise Cali Dheere oo ah sarkaal ka tirsan NISA Waa Gaashaanle laakiin wuxuu astaan u noqday musuqmaasuq iyo laaluush ku shaqeeyn.

Qofka Muwaadinka ma heli karo baasaboor ilaa uu ka bixiyo lacag laaluusha.

Ciise Cali dheere waa nin awood badan balse xadgudubyada uu geeystay waxaa ugu daran in qof baasaboorkiisa sugo shan bilood halka qofka bixiyo boqol dollar oo laaluusha uu ku siiyo baasaboorka hal maalin ,maalinta uu xareeystay kadib.

Waxyaabaha yaabka badan waxaa ka mida in Baasabooradda uu bixiyo lagu arkay rag loogu qoray Female halka dumarkana loogu qoray Male kuwaas oo dhamaantood aan heeyno cadeeymo ama Baasaboor Copy.

Ciise waxaa uu daabacaa baasaboorada kala duwan ee dalka uu leeyahay sida diblomaasiga midka shaqaalaha Dowladda. Iyo midka muwaadinka caadiga xaqqa ugu leeyahay. Ciise waa shaqsi Aan garaneynin waajibaadkiisa iyo dunuubta uu kagalaayo mujtamac Soomaaliyeed iyo qaranimada dalkeena. 

Ciise Xafiis loogu hagaago malaha sidoo kale taleefon loogu hagaago majiro in kabadan 20 taleefan ayuu leeyahay. Ciise uma diyaarsana shaqadiisa si xirfadi ku dheehan tahay inuu u guto ummada gacansiiyo oo uu u fududeeyo baasaboorada ey xaqqa u leeyihiin. 

Hogaanka socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliya ayaa qorsheynaya in isbadal weyn uu ku sameeyo dhamaan laamaha jinsiyad bixinta. Qaasatan Ciise Caajis meesha uu joogo waana Tallaabo in la bogaadiyo mudan. 

Ciise waxaa naasnuujin u sameeya Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadda Gaashaanle Cabdullahi Gaafoow kaas oo halkii looga fadhiyay horumarinta Hay’ada ku mashquulsan tumasho .

"Immigration-ka dadka ka shaqeeya 95% waa Jufadiisa, inta kalana waa qabiiladda kale ee Somalia”ayuu yiri Sarkaal ka tirsan hay’ada Laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha.

Sarkaalka oo ka yaabay dadka ku sheego Hay’ad qabiil wuxuu yiri "Waa Hay"ad Juffo ee ma ahan Hay'ad Qabiil”

"Fartuun Libya waxey ahayd gabar la qabo ,Gaafoow dartiis ayaa ninkeedii masayr  Aashito ugu shubay”ayey tiri Sacdiya Suusu oo ka mida gabdhaha uu Cabdullahi Gaafoow la tunto.

Warbaahinta Waagacusub waxeey bilaabeeysaa taxane cadeeymo wato taas oo lagu lafa guri doono Ciise Cali Dheere iyo laaluush ku shaqeeyntiisa ka baxsan sharciga laanta socdaalka iyo jinsiyadaha maxaa yeelay qofka muwaadinka xaq uma laha inuu bixiyo lacag ka badan tan baasaboorka ?

Share on Social Media

Broken promises force al Shabaab recruits to return home

Broken promises force al Shabaab recruits to return home Full Article

 

DIB U DHIS CIIDAN MISE BOOB DADBAN!

Dib u dhiska ciidanka xooga dalka Soomaaliya qof kasta Soomaali ah oo awooda inuu wax ku darsado ka qeyb qaato way tahay balse ciidamada xooga dalka la dhisayo ma kuwa haatan golaha amniga qaranka Muqdisho ku shiraya isku heystaan qaab qabiil haloo qeybsado iyo qaab maamul goboleed haloo qeybsado miyaa? Full Article

 

Somali president's honeymoon is over after failed promises, and lies, observers

Waagacusub.net - The Somali president made huge promises based on emotional patriotism that could not be fulfilled by clannish element like him. Full Article

 

[Daawo] kufsigii Farmaajo kula kacay Xildhibaanad Sacdiyo Careeys Ciise Kaarshe

Daawo kufsigii Farmaajo kula kacay Xildhibaanad Sacdiyo Careeys Ciise Kaarshe Full Article

 

[Daawo] heesta cusub ee Dayax Dalnuurshe MA SIYAASAD MISE JACEYL

Daawo heesta cusub ee Dayax Dalnuurshe MA SIYAASAD MISE JACEYL Full Article

 

[Daawo] Dowladdii Governo Sacad iyo boqorkii Majeerteen markii uu Cabdullahi Ciise ka eryay Wasiirkii Daaqiliga

Daawo Dowladdii Governo Sacad iyo boqorkii Majeerteen markii uu Cabdullahi Ciise ka eryay Wasiirkii Daaqiliga Full Article

 

[Jeneral Gaafoow] oo AL-Shabaab laaluush ka qaatay iyo Sirdoonka reer Galbeedka oo baaraya sababta loo xiray ?

Sirdoonka Dowladaha Reer Galbeedka ee degan Xarunta Xalane ayey la yaab ku noqotay kadib markii ay maqleen in Taliyaha Sirdoonka Somalia Jeneral Gaafoow amray in Xabsiga loo taxaabo Askarigii toogtay darawalkii argagixisadda ee waday gaarigii isku qarxiyay Hotel SYL Muqdisho. Full Article

 

[Daawo] Wasiir la weeydiiyay Damujadiid ma Urur diimeed baa mise waa Xisbi siyaasadeed iyo Jawaabtuu bixiyay?

Daawo Wasiir la weeydiiyay Damujadiid ma Urur diimeed baa mise waa Xisbi siyaasadeed iyo Jawaabtuu bixiyay? Full Article

 

[Sir culus ]Akhri Liiska Jeneral Gaafoow oo derajooyin ku tixay Wiilashii Murusade ?

Waagacusub.net - Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ayaa markii ugu horeeysay ku dhiiraday qabyaalad qaawan isagoo guul taariikhiya u soo hooyay beeshiisa kadib markii uu cagta saaray dhamaan Saraakiishii NISA ee beelaha Soomaaliyeed u kala dhashay halka uu derajooyin ku tixay kuwa u dhashay qabiilkiisa Murusade Hawiye. Full Article

 

[Daawo Video] laga duubay Xildhibaankii Isaaq ee Xamar isku qarxiyay "Muxuu Hargeysa iyo Burco iskuugu qarxin waayey mise Hawiye intaa isma weydiin"?

Daawo Video laga duubay Xildhibaankii Isaaq ee Xamar isku qarxiyay "Muxuu Hargeysa iyo Burco iskuugu qarxin waayey mise Hawiye intaa isma weydiin"? Full Article

 

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.

Somalia Condemns Israeli Foreign Minister's Visit to Hargeisa as Violation of Sovereignty

The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.

President Donald Trump Revokes Deportation Protections for Somalis in Minnesota, Sparking Tension and Fear

Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article

 

Somalia Faces Human Rights Test Ahead of June 4 Protests

MOGADISHU, Somalia – As Somalia approaches planned demonstrations on June 4, concerns continue to grow over the state of human rights, freedom of expression, and civic space in the country. Full Article

 

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation. Full Article

 

Turkey's Expanding Influence in Somalia Raises Regional Concerns

MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article

 

Mass Evictions and Political Tensions Push Somalia Deeper Into Crisis

Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article