Saraakiil ka tirsan NISA ayaa sheegay in gaarigga Xamuulka horkacayeen Ciidanka ilaaladda gaarka ee Wasiirka amniga Cabdirisaq Maxamed Cumar kuwaas oo gudbiyay dhawr jidgooyo.
Xaqiiqda weerarkii caawa:
Baabuur Dheyna ah oo ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa oo damaciisu ahaa inuu isku qarxiyo Hotelka SYL ayey ciidamadu ku celiyeen Checkpoint u dhaxeeya Taalada SYL ,Darbiga Iskaashatada gaadiidleyda iyo Beerta Nabada sababta loo celiyay baaburkan waxay ahayd inaan wadada loo ogoleyn inay maraan baabuurta Xamuulka ah iyo Bajaajta, balse ciidamadu ma aysan ka warqabin inuu qarax wado waxayna ku hor jareen Baabuur cabdi bile ah markii ciidamadu ay u diideen inuu wadada maro baaburka ayuu qarxay, waxyar kadib koox hubeysan oo ka degtay baabuur nuuca raaxada ah oo 4 dagaalyahan gaaraysay ayaa hotel Syl weerar ku qaaday, ciidamada hotelka wey is difaaceen waxaana u suurta gashay in dadka Hotelka laga saaro dhabarka dambe, halkaana lagu dilo dagaalyahanadii.
Beerta Nabada khasaaraha soo gaaray waxa uu ka dhashay Qaraxa baaburka dheynaha oo aad u xooganaa. Weerarkan waxaa sheegtay alshabab. Inta la xaqiijiyay 20 ruux ayaa ku dhimatay oo ay kujiraan haween Khaat ku hor iibinaye kasoo horjeedka Taalada SYL oo darbigii xarunta Akadeemiyada Qaranka uu kusoo dumay.
FG: Dowladu horay ayey wadada Maka Almukarama ugaga mamnuucday inay maraan babuurta xamuulka ah kadib markii Hotel Jazeera lagu weeraray sanadkii hore baabuur nuuca xamuulka qaada ah oo waxyaabaha aarxa laga soo buuxiyay.
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah. Full Article
Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article
Waagacusub.net - Wariye Ismail Mukhtar Omar Oronjo oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ayeey Illaaladda Gud Aqalka Sare, C/xaashi ku jirdileen Albaabka Hoygiisa. Iyagoo wata Macawiso. Una muuqda Maleeshiyaad. Waxaana falkan uu meesha ka saarayaa Rajadii ay Wariyayaal badan uga fadhiyeen Masuuliyiintan oo loo arkayay Wadaniyiin ka fogaan kara Tacadiyadda Shacabka. Full Article
Daawo Wasiirka Isaaq ugu gobsan oo Siilaanyo iyo kooxdiisa ceebaayay Full Article
Xog hoose ayaan ka helnay kulankii dhax maray Todobaadkii Hore Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed kaas oo ahaa Mid Xasaasi ah loogana hadlay Arrimo la xiriira Soo magacaabista Ra'isul wasaaraha Dowlada Cusub. Full Article
hordhac Full Article
Daawo Odayaashii Isaaqa oo baarlamaanka isku dhex garaacay iyo xiisad ka taagan Hargeysa Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Wardegdega]: Ilaaladda Wasiirka amniga oo gudbiyay gaarigii isku qarxiyay -Xaqiiqada
Waagacusub.net - Laba daqiiqo kadib markii baabuur isku miidaamiyay albaabka Hotel Syl Muqdisho ayuu gilgilay qarax labaad oo dhawaaqiisu ka xoog badan yahay kii hore.