HEADLINES:

[Daawo] Wariye u shaqeeya Dowladda oo si xun ay u jirdileen ilaaladda Gudoomiyaha aqalka sare

0
Sunday March 12, 2017 - 03:49:50 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 21073
  • (Rating 4.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 0
  • Share via Social Media

    [Daawo] Wariye u shaqeeya Dowladda oo si xun ay u jirdileen ilaaladda Gudoomiyaha aqalka sare

    Waagacusub.net - Wariye Ismail Mukhtar Omar Oronjo oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ayeey Illaaladda Gud Aqalka Sare, C/xaashi ku jirdileen Albaabka Hoygiisa. Iyagoo wata Macawiso. Una muuqda Maleeshiyaad. Waxaana falkan uu meesha ka saarayaa Rajadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Wariye Ismail Mukhtar Omar Oronjo oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ayeey Illaaladda Gud Aqalka Sare, C/xaashi ku jirdileen Albaabka Hoygiisa. Iyagoo wata Macawiso. Una muuqda Maleeshiyaad. Waxaana falkan uu meesha ka saarayaa Rajadii ay Wariyayaal badan uga fadhiyeen Masuuliyiintan oo loo arkayay Wadaniyiin ka fogaan kara Tacadiyadda Shacabka.

Halka lagu jirdilay Wariyaha ayaa waxaa dhawaan soo dagay Cabdi Xaashi. Iyadoo illaaladiisuna ay ka billaabeen Xaafadda handadaad iyo Tacadiyo ay u gaysanayaan Dadkii uga soo horeeyay Xaafadda.

Wariye Ismaaciil ayeey illaaladdu garaaceen isagoo ku qaylinaya inuu u shaqeeyo Warbaahinta Dawladda.

Ficilkan waxashnimada ah ee loogu xadgudbay Wariyaha Gurigaaga ma gali kartid waa dhaqan Ugub ah oo hadda billowday.





Kooxda Maleeshiyadda ah ayaa Wariyaha u xiray Garbaduub. Kadibna wiil uu dhalay Cabdi Xashi ayaa Bastoolad uga garaacay Jilbaha. Halka Maleeshiyaadka kalana ay Qoriga Liifkiisa ku garaacayeen. Waxaana Wariyaha Maanta la waxyeeleeyay uu badalay C/casiis Afrika oo Warbaahinta Dawladda uga warami jiray Arrimaha Ammaanka. Kaasoo Dabayaaqadii Sannadkii hore ay Ciidamo ka tirsan Dawladda ku dhaawaceen Muqdisho.

Share on Social Media

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 

Topnews:- Fadeexadii 4aad oo hareeysay Gudoomiyaha Dowladda Fudeed Farmaajo ?

Waagacusub.net - Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mr Taabit Cabdi oo Muqdisho looga bixiyay Taabit Gorgoro ayaa fadeexadii afaarad wajahay kadib markii uu ku hungoobay ,oo shaqeeyn waayey amar uu ku mamnuucay in shacabka lacag ku galaan Beerta loo dalxiis tago ee Beerta Nabadda Muqdisho. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo Qatar la safatay iyo sababta ?

Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaaraha Somalia ayaa markii ugu horeeysay si wadajira ula saftay Dowladda Qatar sida ay Waagacusub u sheegeen saraakiil ka hoowlgasha Villa Somalia iyo laba ka mida la taliyeyaasha Farmaajo. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Full Article

 

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article

 

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article

 

[Daawo] Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar

Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Europe on High Alert as NATO Warns Russia, EU Imposes Sweeping Sanctions and Ukraine Ceasefire Comes Under Strain

NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts.

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

DR Congo Faces New Political Crisis as Former President Joseph Kabila Forms Alliance With M23 Rebels Against Tshisekedi

Former President Joseph Kabila announces a new opposition coalition involving armed groups, raising fears of renewed conflict and threatening fragile peace efforts in eastern Congo. GOMA, DEMOCRATIC REPUBLIC OF CONGO — October 13, 2026 The Democratic Republic of Congo is facing a potentially dangerous political and security confrontation after former President Joseph Kabila announced the creation of a new coalition bringing together political opponents and armed groups, including the powerful M23 rebel movement. Full Article

 

US Federal Agents Search Congresswoman Ilhan Omar's Washington Home, Sparking Political Controversy Ahead of Midterm Elections

The Somali-American lawmaker denounces the federal investigation as politically motivated, while authorities confirm a court-authorised search amid growing tensions over immigration, congressional independence and the November elections. Full Article

 

EU Leaders Face Critical Brussels Summit as Energy Crisis, Budget Disputes and Security Threats Deepen

European Union leaders prepare for high-stakes negotiations on soaring energy prices, a controversial long-term budget, support for Ukraine and Europe's economic future. Full Article

 

Europe on High Alert as NATO Warns Russia, EU Imposes Sweeping Sanctions and Ukraine Ceasefire Comes Under Strain

NATO declares its readiness to defend allied territory as the European Union targets nearly 1,600 Russian individuals and companies, while fresh attacks on Ukraine raise doubts about Washington's diplomatic efforts. Full Article

 

EU Raises Alarm Over Reported US Diesel Export Ban

The European Union has expressed concern over reported plans by the United States to temporarily restrict diesel exports, warning that such a move could have economic consequences on both sides of the Atlantic at a time when Europe is already facing elevated energy costs. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article