HEADLINES:

Topnews:- Dowladda Somalia oo Qatar la safatay iyo sababta ?

0
Sunday June 11, 2017 - 03:34:09 in Articles by Super Admin
  • Visits: 14543
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Topnews:- Dowladda Somalia oo Qatar la safatay iyo sababta ?

    Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaaraha Somalia ayaa markii ugu horeeysay si wadajira ula saftay Dowladda Qatar sida ay Waagacusub u sheegeen saraakiil ka hoowlgasha Villa Somalia iyo laba ka mida la taliyeyaasha Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaaraha Somalia ayaa markii ugu horeeysay si wadajira ula saftay Dowladda Qatar sida ay Waagacusub u sheegeen saraakiil ka hoowlgasha Villa Somalia iyo laba ka mida la taliyeyaasha Farmaajo.

Wafdi uu hogaaminaa Wasiiru dowlaha Arrimaha dibadda Qatar Suldaan Bin Saad ayaa berri ku wajahan Muqdisho si ay ula kulmaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isulwasaare Kheyre sida uu Waagacusub u xaqiijiyay Agaasimaha Madaxtooyadda Fahad Yaasiin.

Dowladda Qatar ayaa horey ugu guuleeysatay in Agaasimaha Madaxtooyadda Somalia loo magacaabo Fahad Yaasiin Xaaji Dahir oo ka tirsan Saraakiisha sare ee xiriirka Al-Shabaab u qaabilsan Dowladda Qatar .

Dowladda Saudi Arabia oo ka carootay iney Madaxda Somalia si toosa ula safteen Dowladda Qatar oo lagu eedeeyay iney maalgeliso xagjiriinta iyo argagixisadda Caalamka ayaa todobaadkaan albaabadda ka xiratay Wafdi ka socday Dowladda Somalia oo heer Wasiir iyo Saraakiil Ciidan iskuugu jiray.

"Saudi Arabia markii aan u tagnay inaan kala saxiixano heshiis Mashaariicyo kala duwan waxaa nagu dhacday la yaab kadib markii Boqortooyadda diiday iney nala kulanto ,kadibna waxaan is aragnay Shirkaddo ganacsi” ayuu yiri Wasiir ka tirsan Wafdigga Dowladda ee tegay Riyadh.

Dowladda Qatar waxeey dalaal ka tahay soo saarista Shidaalka Somalia ,sidoo kalena waxeey ku hoowlan tahay iney heshiiso Argagixisadda Al-Shabaab iyo Dowladda Farmaajo waloow la rumeeysan yahay in Ra’isulwasaare Kheyre xilliyo badan taageero dhaqaale siin jiray Al-Shabaab.

By Dahir Alasow

[email protected]

Share on Social Media

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Somalia:beggar Minister and Con Artist MP

Is Minister Yariisow a government official or a beggar ? Full Article

 

Topnews:- Daawo Dowladda Farmaajo oo sharuudaha shaqo bixinta ku dartay qofka qabiilkiisa ?

Waagacusub.net Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Xaquuqul Insaanka Dowladda Farmaajo ayaa boggeeda Internet-ka ku soo xayeysiisay jagooyin ka bannaan Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquul Insaanka iyo sharuudaha qofka shaqa doonka ee soo codsanaya jagooyinkaas ku dartay qabiilkiisa iyo jufadiisa hoose . Full Article

 

Topnews:- Farmaajo oo Ciidanka Uganda fasaxay Amnigana ku wareejiyay Ethiopia .

Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article

 

Topnews:- Baarlamaanka Somalia oo maanta shaqadda ka eryi doona Wasiir Xoosh kadib markii ?

Waagacusub.net - Wasiirka Dastuurka Federalka Somalia Abuukaate Cabdi Xoosh ayaa shalay ka dhoofay Muqdisho isagoo diiday inuu hortago baarlamaanka Somalia oo su'aalo rabay iney weeydiiyaan. Full Article

 

Somalia: Government's PR Strategy Mocked As Hashtag Igu Sawir Goes Viral

Waagacusub.net - Hip Hop Artiste IlKacase Song "Igu Sawir" Goes Viral As Somalia Govt is Mocked Over Photo PR Stunts. Full Article

 

Topnews:- Xildhibaan Dhuxulow iyo Gudoomiye Taabit oo rajo ka qabo kursiga Ra'isulwasaaraha "Socdaalkiisa Emirate-ka"

Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article

 

Somalia: The diplomat with no diplomatic immunity

Under the international law, the diplomatic passport holders are granted all immunity and privilege guaranteed under diplomatic status, making it easier for them to carry out their duties without restrictions. Full Article

 

TOPNEWS:- TURKEY IYO EMIRATE OO SOMALIA KU HARDAMAYA! "Dawladda Somalia oo saaxiib iyo cadaw kala aqoon"

Waagacusub.net - Dawladda Turkey iyo UAE ayaa ku hardamaya Somalia, dalkaa oo ay kajirto dawlad tabar daran, oo ay hogaanka u hayaan masuuliyiin aan kala saari karin saaxiib iyo cadaw. Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:beggar Minister and Con Artist MP

Is Minister Yariisow a government official or a beggar ?

Somalia: Government's PR Strategy Mocked As Hashtag Igu Sawir Goes Viral

Waagacusub.net - Hip Hop Artiste IlKacase Song "Igu Sawir" Goes Viral As Somalia Govt is Mocked Over Photo PR Stunts.

Child Rights Training for Journalists concluded in Mogadishu

The National Union of Somali Journalists supported by UNICEF have successfully concluded a three day training on child rights in Mogadishu on Monday.

Somalia: The diplomat with no diplomatic immunity

Under the international law, the diplomatic passport holders are granted all immunity and privilege guaranteed under diplomatic status, making it easier for them to carry out their duties without restrictions.

Breaking News: 17 reported dead in Somalia restaurant attack another hostages held

Gunmen posing as military forces held an unknown number of hostages inside a popular restaurant in Somalia's capital in an attack that left 14 people dead and began when a car bomb exploded, police and a witness said Wednesday night.

Somali President authorized killing of 7 innocent people - one Family

The statement from Somali Minister of information is not true because the Somali Government are bombing 7 innocent people who where sleep at her home in Jilib of Lower Jubba Somalia. This is the false statement from Somali Government. Full Article

 

Turkey:Joint Statement of HAK-İŞ-FESTU Bilateral Meeting

A high-level Bilateral Meeting of the Federation of Somali Trade Unions (FESTU) and the Confederation of Turkish Real Trade Unions (HAK-İŞ) took place in Ankara, Turkey, on 14-15 August 2-17. HAKIS President, Mahmut Arslan and FESTU General Secretary, Omar Faruk Osman, led the respective delegations. This was the first such comprehensive bilateral meeting. Full Article

 

Topnews:- Amisom oo hub siisay beel xasuuq ka wada Somalia ?

Waagacusub.net - Saraakiil ay ka mid yihiin Afhayeenka Amisom Jeneral Subagle oo u dhashay qabiilka Ciisaha Jibouti ee Dirta ayaa hub iyo gabaad siiyay Maleeshiyaad beesha Biyomaal u dhashay oo xasuuq baahsan kula kacay dad rayida oo u dhashay beelsha Hawiye. Full Article

 

Topnews:- Dowladda Farmaajo oo shaqaaleysiineysa Laba kun qof oo ka soo jeeda Puntland iyo Jubaland.

Waagacusub.net - Dowladda Federaalka Somalia ayaa qorsheysay in 2,000 (Laba kun) qofood oo u dhashay beelo cayiman lagu kordhiyo shaqaalaha Dowladda Federaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir. Full Article

 

Somalia:beggar Minister and Con Artist MP

Is Minister Yariisow a government official or a beggar ? Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. Full Article

 

Suspected Shabab Security officer elected by Somali senate.

Sunatimes.com - The vast majority of the Somali people were dismayed by the selection of Abshir Mohamed Bukhari who is well known for his radical views and unlimited support for the terrorist group Al-Shabab, a Somali based terror group that have links to Al-Qaeda and newly founded ISIS. Full Article

 

As ISIS Struggles for Influence in Somalia, al-Shabab Remains the Main Threat

The so-called Islamic State received some modest good news recently from Somalia, in what has otherwise been a dismal stretch of losses for the jihadi group. In October Full Article

 

Amid dwindling donor support, one million displaced Somali refugees grow hopeless, UN agency warns

UNHCR Special Envoy Mohamed Abdi Affey (second, right) listens to a Somali refugee in Dadaab, Kenya, who has opted to return home under a voluntary repatriation programme. Photo: UNHCR/Modesta Ndubi Full Article