HEADLINES:

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac oo Isximbaar ku lug yeeshay

0
Tuesday May 30, 2017 - 22:05:34 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 10280
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac oo Isximbaar ku lug yeeshay

    Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah.

Wasiirka oo maanta u safraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya si ugu sii baxo halkaasi uuna magaalada Geneva ee dalka Switzerland ugu qeyb gala kulan weynaha hay’ada shaqada adduunka ee ILO ayaa waxaa uu wafdigiisa kusoo daray shaqsi lagu magacaabo Caydaruus Saalax Yuusuf oo aan ka shaqeyn Wasaarada Shaqada.

 

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa waxaa ay xaqiijiyeen in Caydaruus Saalax Yusuf uunan ka shaqeynin wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada balse uu yahay shaqaale ka shaqeeya Wasaarada Arrimaha Dibadda, waxaana uu qaabilsan yahay qeybta arkiiviyada ama keydinta documentiyada.

 

Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa ku wadaya Caydaruus in uu yahay gacan yaraha wasiirka sida ku cad qoraal ay wasaarada shaqada u dirtay hay’adda ILO. Arrintan ayaa ah mid uu Wasiir Saalax Axmed kaga been sheegayo shaqada uu rasmiyan Caydaruus hayo ayadoo gacanyaraha wasiirka ee sida rasmiga ah loo yaqaano uu yahay nin lagu magacaabo Cabdiraxiin.  

 

Baaris ay sameysay Waagacusub ayaa waxaa soo baxaya in Caydaruus Saalax Yusuf uu ka mid ahaa dadkii sida weyn ugu ol-oleynaayay Saalax Axmed Jaamac in uu xildhibaan noqdo, ayna tahay safarkan loo wadayo Caydaruus mid loogu abaal gudayo abaalkii Wasiir Saalax Axmed Jaamac loo galay.

 

Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa sidoo kale la sheegay in ay isku heyb yihiin Caydaruus Saalax Yusuf ayna kasoo wada jeedaan magaalada Ceri Gaabo ee gobolada waqooyi galbeed Soomaaliya.

 

Wadi taanka Caydaruus Saalax ee loo wadayo magaalada Geneva si uu ugu qeyb galo shir caalami ah asaga oo matalaya wasaarad uunan si rasmi ah uga shaqeynin, halkii laga wadi lahaa shaqaalaha kale ee wasaarada shaqada ee aqoonta u leh waxyaabaha shirka looga hadlaayo ayaa ku abuurtay dareen xoog leh shaqaalaha wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada.

 

Falkan uu ku lug yeeshay Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa muujinaya heerka uu marayo maamul xumida & nin jecleysi ka dhex jira wasaarada shaqada.

Share on Social Media

Lacago lagu lunsaday Wasaarada Shaqada oo Musuq Maasuq hareeyay

Wasaaracda shaqada ee dowlada federaalka ayaa noqotay meel uu hareeyay musuq maasuq ba'an. Tan iyo markii uu yimid Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa soo wajahay wasaarada jahawareer dhaqaale iyo xatooyo lacageed. Full Article

 

Wardegdega Daawo Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab oo kullan qarsoodiya ku yeeshay Villa Somalia

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Madaxtooyadda Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu xalay kulan qarsoodiya dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab. Full Article

 

Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka oo la kulmay Guddiga Arrimaha Badda.

Muqdisho, 2017-05-31.....Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Badaha, waxana warbixino ku saabsan xaaladda aminiga, kheyraadka iyo maamulka Badda laga dhageystay Wasaaradaha Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda iyo Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda. Full Article

 

[Daawo] Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar

Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article

 

[Daawo] Wasiirka Isaaq ugu gobsan oo Siilaanyo iyo kooxdiisa ceebeeyay

Daawo Wasiirka Isaaq ugu gobsan oo Siilaanyo iyo kooxdiisa ceebaayay Full Article

 

[Topnews:-] Axmed Madoobe oo ku hanjabay inuu Dowladda xiriirka u jari doono haddii aan Jaajuus Ethiopia laga dhigin Wasiir ?

Waagacusub.net - Madaxweynaha ku meel gaarka ee Maamulka Jubaland Mr Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu xiriirka u jari doono Dowladda Somalia haddii aan Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta loo magacaabin Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia oo lagu magacaabo Mohamed Jama Mursal [Mr Geelle] Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

24 Arrested After Protest Erupts Into Violence in The Hague

Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article

 

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article

 

EU Opens Door for Canada to Become Its First 'Associate Member'

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article

 

EU Moves Toward Landmark Social Media Ban for Children Under 13

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union is moving toward one of the world's toughest child-safety regimes for social media, with the European Commission proposing to prohibit children under 13 from holding social media accounts and impose strict safeguards on teenagers. Full Article

 

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article