HEADLINES:

Lacago lagu lunsaday Wasaarada Shaqada oo Musuq Maasuq hareeyay

0
Monday June 05, 2017 - 07:47:30 in Somali News by
  • Visits: 4338
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Lacago lagu lunsaday Wasaarada Shaqada oo Musuq Maasuq hareeyay

    Wasaaracda shaqada ee dowlada federaalka ayaa noqotay meel uu hareeyay musuq maasuq ba'an. Tan iyo markii uu yimid Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa soo wajahay wasaarada jahawareer dhaqaale iyo xatooyo lacageed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaracda shaqada ee dowlada federaalka ayaa noqotay meel uu hareeyay musuq maasuq ba'an. Tan iyo markii uu yimid Wasiir Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa soo wajahay wasaarada jahawareer dhaqaale iyo xatooyo lacageed.

Wasiir Saalax ayaa gabi ahaan la wareegay maamulka lacagta ee wasaarada asaga oo u dhiibtay C/risaaq Maxamed Maxamud. Lacagtii ugu horeysay ee uu Saalax kala baxay account-ka wasaarada ayaa aheyd 17 kun oo dollar oo kasoo xarootay Work Permit ka sida uu sheegay C/risaaq Macalin Cilmi oo ka shaqeeya wasaarada shaqada. Lacagtan ayaan la aqoon meel ay jaan iyo cirib dhigtay balse la og soon yahay in ay tahay mid ku maqan jeebka Saalax Axmed Jaamac.

 

Saalax ayaa sidoo kale waxaa uu wasaarada accountkeeda kala baxay lacag dhan 23 kun oo dollar taasoo ah lacag loogu talagalay dabaal dega maalinta shaqaalaha taasoo RW Xasan Kheyre ugu deeqay. Lacagtan ayaa waxaa la aaminsan yahay in aad uga yar ay ku baxday xafladii maalinta shaqaalaha adduunka.

 

Waxyaabaha shaqaalaha wasaarada ka yaabiyay ayaa waxaa ka mid ah in madaxii maamulka iyo maaliyada ee wasaarada Safiya Abuukar Karaani shaqada lagala wareegay oo aysan heynin, asana maamulin wax lacag ah gabi ahaan uuna wasiir saalax u dhiibto lacagta C/risaaq Maxamed Maxamud. Saalax ayaa ciyaarta uu dheelaya ay tahay in uu iska horkeeno C/risaaq iyo Safiyo oo isku qabiil kasoo jeeda.

 

Arrintii ugu yaabka badneed ayaa dhacday kadib markii uu wasiirka shaqada Saalax Axmed Jaamac weydiistay labada qof ee ku saxiixan account-ka wasaarada in ay u saxiixan jeegag maran si uu asaga lacag aysan ogeyn ugula baxo. Falkan ayaa ah musuq maasuq iyo maamul xumo lagula kacayo hantida dalka.

 

Accountka wasaarada ayaa waxaa horey ugu saxiixnaan jiray wasiir ku xigeenkii hore Cismaan Libaax, xoghayaha joogtada Xasan Shariif iyo madaxa maamulka maaliyada Safiya Abuukar Karaani. Maadama uu Cismaan Libaax ka wareegay wasaarada, Saalax waxaa uu hor istaagay in uu wasiir ku xigeenka wasaarada C/casiis Carmaan lagu badalo booskii Cismaan Libaax sida uu dhigayo nidaamka.

 

Saalax Axmed ayaa ka baqaya in haddii C/casiis Carmaan lagu qoro account-ka uu ka hor istaago lacagaha sida aan masuuliyada ku jirin loo lunsanaayo. 

Share on Social Media

DEG DEG DHAGEYSO: XILDHIBAANO LAGU XIRAY BAYDHABO IYO XIISAD AAD U KACSAN OO LAGA DAREEMAYO?

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac oo Isximbaar ku lug yeeshay

Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah. Full Article

 

Daawo SirCulus Jeneral Isaaqa oo lagu helay inuu Al-Shabaab yahay ?

Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article

 

[Daawo] Farmaajo oo xaflado iyo in la faansho lacago ku bixiyay iyo boqolaal u dhimatay gaajo

Daawo Farmaajo oo xaflado iyo in la faansho lacago ku bixiyay iyo boqolaal u dhimatay gaajo Full Article

 

[Daawo] isfaham waaga Somalida oo lagu cabiray sheeko filim qosol badan

Daawo isfaham waaga Somalida oo lagu cabiray sheeko filim qosol badan Full Article

 

[Daawo] heestii ugu shidneed Xamar lagu duubay

Daawo heestii ugu shidneed Xamar lagu duubay Full Article

 

[Daawo] banaanbaxii ugu weeynaay ee lagu diiday qabyaaladda Madaxweynaha HirShabelle

Daawo banaanbaxii ugu weeynaay ee lagu diiday qabyaaladda Madaxweynaha HirShabelle Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

24 Arrested After Protest Erupts Into Violence in The Hague

Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article

 

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article

 

EU Opens Door for Canada to Become Its First 'Associate Member'

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article

 

EU Moves Toward Landmark Social Media Ban for Children Under 13

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union is moving toward one of the world's toughest child-safety regimes for social media, with the European Commission proposing to prohibit children under 13 from holding social media accounts and impose strict safeguards on teenagers. Full Article

 

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article