HEADLINES:

[Topnews:-] Axmed Madoobe oo ku hanjabay inuu Dowladda xiriirka u jari doono haddii aan Jaajuus Ethiopia laga dhigin Wasiir ?

0
Tuesday March 07, 2017 - 02:46:58 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 15551
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 3 1
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Axmed Madoobe oo ku hanjabay inuu Dowladda xiriirka u jari doono haddii aan Jaajuus Ethiopia laga dhigin Wasiir ?

    Waagacusub.net - Madaxweynaha ku meel gaarka ee Maamulka Jubaland Mr Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu xiriirka u jari doono Dowladda Somalia haddii aan Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta loo magacaabin Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia oo la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Madaxweynaha ku meel gaarka ee Maamulka Jubaland Mr Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu xiriirka u jari doono Dowladda Somalia haddii aan Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta loo magacaabin Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia oo lagu magacaabo Mohamed Jama Mursal [Mr Geelle]

Sarkaal ka tirsan Xafiiska Madaxweyne Farmaajo oo Waagacusub la hadlay ayaa yiri " Axmed Madoobe wuxuu buuxiyay booskii Jeneral Gabre,wuxuuna u dhaqmayaa sidii Sarkaal Ethiopian ah maxaa yeelay wuxuu noogu hanjabay inuu Dowladda xiriirka u jari doono haddii aan Wasiir loo magacaabin Mr Geelle oo la ogyahay inuu yahay Jaajuus Ethiopia”

Axmed Madoobe oo dad badan rajo ka qabeen inuu Somalinimo u dhiman doono ayaa ugu dambeeyn soo baxay Jaajuus Amxaaro isagoo ku gefay Somalinimadda iyo Diinta Suuban ee Islaamka.

Sikastaba ha ahaatee,waxaa la sugayaa hanjabaadda Axmed Madoobe iyo jawaabta uu ka bixiyo Ra’isulwasaare Kheyre.

Share on Social Media

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 

Topnews:- Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Full Article

 

Daawo SirCulus Jeneral Isaaqa oo lagu helay inuu Al-Shabaab yahay ?

Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilo laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA. Full Article

 

Daawo Akhri taxanaha Jaajuus Ethiopia jago kama waayo Somalia qeybta 1-aad

Waa kuma Garyaqaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)..? Raysalwasaare Xigeenka Cusub ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ah nin Sharci yaqaan, macalin sharciga ka ahaa Jaamacada Hargeisa. Full Article

 

Akhri Liiska Wasiiradda cusub magacyadooda iyo qabiiladda

Waagacusub Media waxeey idiin soo gudbineysaa Liiska Wasiiradda cusub ee loogu magacdaray Liitayaasha beelaha Soomaaliyeed, magacyadooda iyo qabiiladda. Full Article

 

[Topnews:-] Wasiiru Dowlaha Madaxtooyadda Somalia oo fadeexadaha Farmaajo iyo qiyaanooyinkiisa kashifay

Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Somalia Xildhibaan Mahad Salaad oo si geesinimo leh u garbaashay Farmaajo iyo fadeexadda hareeyay ,isagoo sheegay in Xildhibaanaduna sugayaan dhamaantood Wasiiro oo aysan kaba hadli karin xadgudubyadda sii kordhaya. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Somalidii Sacuudiga duqeeyay oo reer Somaliland iyo reer Khaatumo u badan

Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article

 

[Daawo] Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar

Daawo Wasiirka Arrimaha dibadda UK oo Xamaali ka noqday Airport-ka Xamar Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somali MP Duhulow "A self proclaimed faulty political tour guide"

MP Duhulow undermining the Somali PM credibility ?

Somali People's dream was lost in thin air

Somali president is overrated by con artists '

President of twitter and facebook not of Somalia.

Waagacusub.net - Mohamed Abdullahi Farmaajo who was elected by Somali parliament after vote buying is becoming "master of showoff" who ignores the reality on the ground.

Somali president's honeymoon is over after failed promises, and lies, observers

Waagacusub.net - The Somali president made huge promises based on emotional patriotism that could not be fulfilled by clannish element like him.

Somalia:"flagrant violation of free expression" after sentencing of an independent journalist in Somaliland

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has strongly condemned a court verdict against independent journalist Abdimalik Muse Oldon in Somaliland's capital Hargeisa who was today sentenced to two (2) years of prison.

Somali MP Duhulow "A self proclaimed faulty political tour guide"

MP Duhulow undermining the Somali PM credibility ? Full Article

 

Somali People's dream was lost in thin air

Somali president is overrated by con artists ' Full Article

 

President of twitter and facebook not of Somalia.

Waagacusub.net - Mohamed Abdullahi Farmaajo who was elected by Somali parliament after vote buying is becoming "master of showoff" who ignores the reality on the ground. Full Article

 

AFEX Denounces Two-Year Jail Sentence of Independent Journalist in Somaliland

April 11, 2017: The African Freedom of Expression Exchange (AFEX) joins its member, the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) to strongly condemn the sentencing of independent journalist, Abdimalik Muse Oldon to two years in prison by the Marodi Jeeh Regional Court in Somaliland's capital Hargeisa. Full Article

 

Somali president's honeymoon is over after failed promises, and lies, observers

Waagacusub.net - The Somali president made huge promises based on emotional patriotism that could not be fulfilled by clannish element like him. Full Article

 

Ethiopian professor writes about Ethiopia's policy of destabilizing Somalia

Ethiopian foreign policy and the Ogaden War: the shift from "containment" to "destabilization," 1977–1991 Full Article

 

Ethiopian military and political backing for sale by a corrupt officer called Gabre Part 1

The most Ethiopian corrupt military officer who is called Haile Gabre known by Somalis as General Gabre becoming extremely wealthy from the huge sums of money that he is getting from opportunistic Somali politicians who want to buy the sympathy of Addis Ababa, one of his juniors told Waagacusub anonymously. Full Article

 

Suspected Shabab Security officer elected by Somali senate.

Sunatimes.com - The vast majority of the Somali people were dismayed by the selection of Abshir Mohamed Bukhari who is well known for his radical views and unlimited support for the terrorist group Al-Shabab, a Somali based terror group that have links to Al-Qaeda and newly founded ISIS. Full Article

 

As ISIS Struggles for Influence in Somalia, al-Shabab Remains the Main Threat

The so-called Islamic State received some modest good news recently from Somalia, in what has otherwise been a dismal stretch of losses for the jihadi group. In October Full Article

 

Amid dwindling donor support, one million displaced Somali refugees grow hopeless, UN agency warns

UNHCR Special Envoy Mohamed Abdi Affey (second, right) listens to a Somali refugee in Dadaab, Kenya, who has opted to return home under a voluntary repatriation programme. Photo: UNHCR/Modesta Ndubi Full Article