HEADLINES:

[Topnews:-]Dhalinyaradda Habargidir iyo Murusade oo sheegay ineysan ka qeybgaleeyn daawashada Ciyaaraha ka furmay Muqdisho ?

0
Friday July 15, 2016 - 20:29:18 in Articles by Super Admin
  • Visits: 11551
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-]Dhalinyaradda Habargidir iyo Murusade oo sheegay ineysan ka qeybgaleeyn daawashada Ciyaaraha ka furmay Muqdisho ?

    Waagacusub.net - xiisadii ugu xooganeed ayaa Muqdisho ka aloosan kadib markii dhalinyaradda beelaha Habargidir,Duduble ,Murusade, Xawaadle, Udeejeen ,Reer Banaadiri iyo Jareerweyne shaaciyeen ineysan ka qeybgaleeyn daawashadda ciyaaraha ka furmay Muq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - xiisadii ugu xooganeed ayaa Muqdisho ka aloosan kadib markii dhalinyaradda beelaha Habargidir,Duduble ,Murusade, Xawaadle, Udeejeen ,Reer Banaadiri iyo Jareerweyne shaaciyeen ineysan ka qeybgaleeyn daawashadda ciyaaraha ka furmay Muqdisho ee loogu magacdaray isdhexgalka shacabka goboladda Somalia. Dhalinyaradda ayaa sheegay in ujeedku ciyaarta tahay mashruuc qabyaaladeeysan oo lacag aruurin loogu sameeynaa Xasan Garguurte iyo Xaaskiisa sidaas darteedna aysan hal dollar ku bixin doonin daawashadda ciyaara nuucaasa.
"Ciyaartooydii goboladda Somalia waxaa la dejiyay seddex Hotel oo ganacsato Abgaala leeyihiin,waxaana la dhahay Garoonka halagu galo shan dollar iyo laba dollar,lacagtana waxaa la siinayaa maamulka gobolka Banaadir oo ay shirkad la tahay xaaska Madaxweynaha" ayuu yiri Gudoomiyaha dhalinyaradda beesha Habargidir ee gobolka Banaadir Yoonis Cabdinur oo Waagacusub la hadlay.
Gudoomiyaha dhalinyaradda beesha Murusade Cabdirisaq Yusuf ayaa isagana ciyaartaas ku tilmaamay ciyaar qabyaaladeeysan oo shaqsiyaad u dhashay beesha Abgaal lagu naasnuujiyay.
"Dhalinyaradda beesha Murusade wuxuu go-aankoodu yahay inaan daawashadda ciyaartaas laga qeybgalin,waxaan leenahay ciddii qabiilkooda lagu naas nuujiyay ha daawadeen" ayuu yiri Gudoomiye Cabdirisaq Yusuf.
Qaar ka mida horjoogayaasha dhalinyaradda Udeejeen,Xawaadle,Duduble,Banaadiri iyo Jareer weyne ayaa iyagana xaalad amaan darteed codsaday inaan magacooda la xusin laakiin waxeey sheegeen ineysan u daawasho tegi doonin maadama ay tahay mid lacag aruurin loogu sameeynaa Xasan Garguurte.
Qaramadda Midoobay ayaa lacag badan ku bixisay ciyaarta nuucaana iyadoo odayaasha gobolka Hiiraan sheegeen in Caruurtoodii lagu xaday diyaarad UN-ka leeyahay sidaas darteedna ay qaadi doonaan masuuliyadda haddii wax la gaarsiiyo carurutooda.

Share on Social Media

XOG: Xildhibaano Odayaal Waxgarad Ku heyb ah RW Khayre oo Qorshe ka dhan Muqdisho ka wada?

Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article

 

Sirculus qorshahii Farmaajo +Kheyre+Fahad Yaasiin u degeen Habargidir iyo Abgaal +fashilka ?

23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article

 

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article

 

Topnews:- Madaxweyne Farmaajo oo beentii ugu weeyneed sheegay iyo Wariye caana oo ceebeeyay

Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article

 

Ra'iisal Wasaare Kheyre oo cambaareeyey qaraxyada ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, March 13, 2017------Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada saaka ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agagaaraha Warshadii hore ee Nac-naca oo fariisin u ah ciidamo ka tirsan kuwa XDS iyo qaraxa labaad ee lala beegsaday hotelka Wehliye. Full Article

 

[Daawo] Fadeexadda Duqa Muqdisho oo tuuganimo weyn ku kacay

Daawo Fadeexadda Duqa Muqdisho oo tuuganimo weyn ku kacay Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.

EXCLUSIVE: Sharma Boy Under Scrutiny Over U.S. Blackmail Allegations as Past Cases Resurface

MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.

Somalia Faces Growing Fears of Militarization as Political Crisis Deepens

MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.

Somali Investigative Journalist Dahir Alasow Named Humanitarian of the Year 2026

Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.

24 Arrested After Protest Erupts Into Violence in The Hague

Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article

 

IMF Warns Europe: AI Boom Could Reshape Jobs and Strain Power Grids

DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article

 

EU Opens Door for Canada to Become Its First 'Associate Member'

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article

 

EU Moves Toward Landmark Social Media Ban for Children Under 13

BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union is moving toward one of the world's toughest child-safety regimes for social media, with the European Commission proposing to prohibit children under 13 from holding social media accounts and impose strict safeguards on teenagers. Full Article

 

EU Deepens Greenland Ties With €200 Million Strategic Investment

The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article