ANIGA & DABAGEED:
Annagoo ku guda-jirna munaasabaddii caleemo saarka Ugaas Xasan ee ka dhaceysey magaalada Beledweyne si wacanna u dhageysaneyna khudbadihii duubabka ka soo qeybgalay munaasabaddaas, ayay akhyaartii safka midig ee ugaaska fadhiday waxaa soo abbaaray nin madow oo haraad ka muuqdo kaasoo ku dhawaaqaya Fiqi aawey?
Martidii oo yaabban ayaa soo tilmaamey, waxeyna indhihii dadkii nawaaxigaas ka ag-dhowaa la socdeen ninka iyo dhaqaaqiisa, wuxuu yimid safkii aan fadhiyey oo ahaa kan saddexaad asagoo si indho la'aan ah u soo dardaray akhyaartii horteyda fadhiday oo isugu jirey xildhibaanno qaran, musharixiin madaxweyne & marti sharaf kale!
Gacanta ayuu ii soo taagay waan salaamay, Fiqi ma adigaa ayuu daba dhigay? haa ayaan iri, adna ayaan ugu jawaabay? waa guddoomiyaha gobolka Dabageed! soo dhowow ayaan iri guddoomiye! Wuxuu yiri: " Illaa iyo xalay magaalada Beledweyne magacaada & xisbiga Daljir ayaa la waday"is-daji guddoomiye! maxaa qaldan ayaan ku iri? wuxuu yiri meeshaan xisbi ugama baahnin! waxaan ugu jawaabay, guddoomiye waa lagu soo qalday, warbixin qaldanna waa lagu soo siiyey, ismana naqaan oo waa adigii i weydiinayay dadka, waxaa ila quman marti badan baa kuu joogtee inaad hawlahooda iska xilsaartid, cidda ku soo dirteyna waa qiyaasi karaa, waajibkiina waad gudatay ayaan u sii raacshey!! intaas markaan isweydaarsannay ayaa akhyaartii meesha fadhiday ku qayliyeen illaa meeshii laga dejiyey asagoo sii guraabaasaya.
Wasiirka amniga, Xildhibaanadii Qaran ee reer Hiiraan, odoyaashii iyo akhyaartii kale ayaa raalli galin iga siiyey dhacdadaas.. waana uga mahadceliyey si weyn..
Gobolka Hiiraan wuxuu caan ku ahaa soo saarista madaxdii qaranka Soomaaliya, waana hubaa iney weli buuxaan kuwa la mid ah, laakin marnaba looma qabanayo habdhaqankii guddoomiyaha gobolkaas ee shalay.
horde Full Article
Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah. Full Article
Waagacusub.net - Madaxweynaha ku meel gaarka ee Maamulka Jubaland Mr Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu xiriirka u jari doono Dowladda Somalia haddii aan Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta loo magacaabin Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia oo lagu magacaabo Mohamed Jama Mursal [Mr Geelle] Full Article
Afhayeenka Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage "Cali dheere" ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Mowqifkooda Dowlada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Full Article
Daawo Live Caleemasaarka Madaxweyne Farmaajo oo 120 Dowladood ka qeybgaleen Full Article
hordhac Full Article
hordhac Full Article
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa si hoose ugu sheegay xildhibaannada Jubbaland inuu isaga taageersan yahay musharrax Maxamed C/laahi Farmaajo kadib qiimeyn uu sameeyey. Full Article
Musharaxa madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame oo khudbad ka hor jeediyay labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa si weyn u weeraray madaxweyne Xasan Sheekh iyo waxqabadkii dowladii uu hogaaminayay. Full Article
Musharrax Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay si aan gambasho lahayn waxa uu weerar afka ah ugu qaadey musharraxiin isaga uu aad uga cabsi qabo in meesha ay kala wareegaan. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-]Gudoomiyaha Hiiraan oo madashii Caleemasaarka Ugaaska Xawaadle ku weeraray Axmed Macalin Fiqi ?
Xoghayaha Xisbigga Daljir Axmed Macalin Fiqi ayaa warbixin uu ku qoray bartiisa Facebook ku sheegay inuu fagaare isagoo fadhiya kala kulmay hanjabaad Gudoomiyaha Hiiraan Yusuf Dabageed.