HEADLINES:

[Topnews:]Garguurte oo Jeneral-kii Daud Abgaal xilkii ka xayuubshay -Abaalka Wacbuudhan ahaa ?

0
Friday July 29, 2016 - 00:41:17 in Articles by Super Admin
  • Visits: 18956
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:]Garguurte oo Jeneral-kii Daud Abgaal xilkii ka xayuubshay -Abaalka Wacbuudhan ahaa ?

    Waagacusub.net - Shalay Hotel City Palace waxaa iskuugu tegay dad u badan beesha Wacbuudhan Abgaal iyagoo madasha ka sheegay iney taageersan yihiin Madaxweyne Garguurte oo horey u dhibaateeyay una liiday laakiin maanta ayuu hiilkoodii si degdega uga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Shalay Hotel City Palace waxaa iskuugu tegay dad u badan beesha Wacbuudhan Abgaal iyagoo madasha ka sheegay iney taageersan yihiin Madaxweyne Garguurte oo horey u dhibaateeyay una liiday laakiin maanta ayuu hiilkoodii si degdega uga jawaabay wuxuuna xilkii ka xayuubshay Taliyahii seddexda gobol ee Shabeeladda dhexe,Shabeeladda hoose iyo Banaadir Jeneral Saneey oo u dhashay beesha Da-ud Wacbuudhan.

Jeneral Qaafoow ayuu sidoo kale eryay isagoo ku magacaabay xil Warshadaha ku saabsan iyadoon dalkaba Warshad laheyn.

Madaxweyne Garguurte oo cadaawadii weerarka Wadajir u qabay Da-ud wuxuu Ciidankii beesha Da-ud Abgaal ka  dagaal geliyay Ruun nirgood iyadoo aysan hogaanka sare ee Ciidanka qofna ka warqabin halkaas oo lagu dhameeyay kadib markii Al-Shabaab dhabar jibin ku sameeyeen.

Xasan Garguurte wuxuu ku duulay Degmadda Wadajir isagoo laayay Ciidankii beesha Da-ud sidoo kalena Xabsiga dhigay Gudoomiyahii Degmadda Korneyl Axmed Daaci.

Mr Garguurte waxaa xabsiga ugu jira Masuuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyahii degaanka Jasiira Abshir Baakaati .

Intaas oo tacadi iyo xadguduba iney Odayaasha beesha Daud Wacbuudhan saf u galaan una baraanburto waxeey ka dhigan tahay "DA-UD IGAAR WAA QABYAA ILEEYSE ODAYAAL HOOWGA TASHAN”

Sikastaba ha ahaatee , xilka qaadista uu Madaxweyne Garguurte ku sameeyay Jeneral Saneey waxeey ka dhigan tahay inuu Wacbuudhan Abgaal uga abaalguday nacamleeyntoodii shalayto.

Share on Social Media

Sirculus qorshahii Farmaajo +Kheyre+Fahad Yaasiin u degeen Habargidir iyo Abgaal +fashilka ?

23-kii April 2017,Saacadu markeey aheyd 10:30-kii fiidnimo ayey kulan albaabadda u xiran yeesheen guddi ay magacaawdeen Farmaajo iyo Kheyre ,iyadoo kullanka uu ka qeybgalay Fahad Yaasiin Xaaji Dahir. Kulanka ayaa lagu dejiyay qorshe nuxurkiisu yahay sidii lagu wiiqi lahaay awoodda Habargidir iyo Abgaal si gacantooda looga bixiyo gobolka Banaadir . Full Article

 

Akhri Dad caana oo Muslim aheyn ayaa qiray in Nabbi Muxamad NNKH ahaay ?

Qoraalo ay sameeyeen dad caan dunidan ka ah laakiin aan Muslim ahayn ayaa waxay qirayaan in qofki ugu saameynta badnaa uguna waynaa xaga Caqliga, Maskaxda, Hogaaminta iyo Akhlaaqdaba uu ahaa Nabbi Muxamed ( SCW ) waxaana raggaas ay kala yahiin kuwan. Full Article

 

[Daawo] Somaliland oo aqbashay ka mid ahaanshaha Somalia

Daawo Somaliland oo aqbashay ka mid ahaanshaha Somalia Full Article

 

[Topnews] Soma Oil and Gas oo si degdega u shaacisay in Ra'isulwasaaraha cusub baabi'iyay saamigii uu Shirkadda ku lahaay ?

Shirkadda Soma Oil and Gas ee fadhigeedu yahay dalka UK, ayaa u dhaqaaqday inay durba iska fogeyso Xasan Cali Kheyre, saacado kadib markii loo magacaabay ra'iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya. Full Article

 

[XOG XASAASIYA:] Ahmed Madoobe oo qaab cajiiba uga Hortagay Shirqool Siyaasadeed oo xilka looga tuuri lahaa

Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliya ee Jubbaland ayaa wajahaya mowjado siyaasadeed kadib markii ay ku kaceen xildhibaanada maamulkaas. Full Article

 

[XOG CUSUB:Sirdoonka Ethiopia] iyo Warbaahinta Kenya oo ku Fashilmay Qorshe Faarax Macalin lagu Weerari lahaa…

Gudoomiye Kuxigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya Faarax Macalin Dawaara,oo maalimihii u danbeeyey Socdaal ku joogay Magaalada Garissa ee Xarunta gobolka Garissa ayaa waxaa lagu bilaabay ol ole ay iska Kaashanayaan Full Article

 

[Daawo] Fanaan Dayax dalnuurshe oo sheegay in Dahir Alasow Abtigiis ahaay laakiin hadda adeerkiis noqday?

Daawo Dayax dalnuurshe oo sheegay in Dahir Alasow Abtigiis ahaay laakiin hadda adeerkiis noqday Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.

The killer,the kidnapper of Somalia, entered in the US as a migrant

In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Somalia army and Jubaland forces edge closer to conflict

Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article

 

Somalia accuses Ethiopia of weapons smuggling for fourth time

Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article

 

Villa Somalia and Jubaland now teeter on the edge of full-blown war

Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article

 

The killer,the kidnapper of Somalia, entered in the US as a migrant

In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article

 

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article