
1- Halgamaagi u halgamay xoriyada Reer Hindiya Mahatma Gandhi wuxuu yiri sidan:
" Markii aan dhameeyay akhriska qaybti labaad ee taarikhda Nabbi Muxamed scw, waxaan yaqiinsaday inuu ahaa qof muran la'aan ku hanan kara quluubta malaayiin qof"
2- Taarikhyahan caan ah oo u dhashay dalka Faransiiska oo la yiraahdo Gustav Lobon wuxuu yiri;
" Nabbi Muxamed Scw wuxuu ahaa shakhsigi ugu weynaa ee taariikhda bini aadanka soo mara"
3- Qoraaga la yiraahdo Michael Hart wuxuu qoray buuga boqolka qof ee ugu saameynta badan dunida wuxuu kaalinta koowaad ka dhigay Nabbi Muxamed Scw, kadib ayaa su'aallo laga weydiyay sababti uu kaalinta koowaad uga dhigay Nabbi Muxamed Scw wuxuu ku jawaabay;
"Muxamed Wuxuu ahaa Ninka kaliya ee taarikhda aduunka soo maray ee ku guulaystay dhan Diin Iyo Dhan Aduunyo labadaba"
4- Qoraa caan ah oo u dhashay dalka Ruushka oo la yiraahdo Leo Tolstoy wuxuu yiri;
" Shareecada Muxamed waxay xukumi doontaa aduunka oo idill, iyadoo ku xukumi doonta Maskax iyo Xikmad"
5- Gabyaa u dhashay dalka Ingiriiska George Bernard Shaw wuxuu yiri;
" Aduunka Maanta wuxuu u baahanyahay Nin Nabbi Muxamed oo kale ah, wuxuu xalin lahaa dhibaatooyinka aduunka ka taagan oo idil, wuxuuna ka dhigi lahaa aduunka mid lagu wada noolaado Amni iyo Farxad"
6- Jean-Louis Michon oo ah aqoonyahan Faransiis ah wuxuu yiri;
" Islaamka amray jihaad ka waa mid u cafiya xittaa dadka diimaha kale haysta, maxaa yeelay Cumar bin khadaab oo Ardaygii Muxamed Ahaa marki uu qabsaday Qudus muusan dhibaateeyn Kiristaanki ku noolaa Qudus"
Nabbi Muxamed Scw wuxuu ahaa mid u naxariista dadka oo idil wuxuu ahaa mid anaga oo idil naga fikira dhibta iyo cadaabtana naga ilaaliya, Habeen ayuu Aad u ooyay Nabiga Scw, Allah aya Jibriil usoo diray wuxuu yiri orad u tag Muxamed ee waxaad waydiisaa Maxaa kaa oysiinaya?
Nabbiga isaga oo ooynaya ayuu yiri; Illaahow Ummaddayda, Illaahow Ummaddayda, Illaahow Ummadaydda Badbaadi, Markaas Ayuu illaahay ku yiri Aamus marnaba illaahay kuma hoojinaye..
Illaahow ducada Nabigeena Noo Aqbal, Nabbi Allow waan ku jecelnahay waana kuu xiisa qabnaa ee illahay janada hanagu kaa tuso. Amiin Yaa rabbi
American Muslims have made political history once again — this time at the very heart of the United States — after Zohran Mamdani was elected as the Mayor of New York City, defeating former Governor Andrew Cuomo and Republican candidate Curtis Sliwa in a landslide victory. Full Article
Laila Elmi Becomes First Muslim Woman To Be Elected To Swden's Parliament Full Article
Meet Ramla Ali – The First British Female Muslim Boxing Champion Full Article
Warbaahinta Waagacusub ayaa heshay tiro Wasiiro ah oo seefta xilka qaadista haleeshay iyo kuwa cusub ee lagu bedelay xilalka laga qaaday ,waxeeyna kala yihiin sidaan inta la xaqiijiyay. Full Article
Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinayaa maqaal aan ugu talo galay inaan ku iftiimiyo qayb kamid ah qaladaadka joogtada ah ee qaar kamid ah Madaxda Qaranku ka galayaan Dalkii iyo Dadkii ay mas'uuliyada uhayeen. Si loo saxo, Dowladuna aysan dhumin kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed u muujiyeen Doorashadii Madaxweynaha, Magacaabistii Ra'iisul Wasaaraha iyo Dhismihii Xukuumada. Kalsoonidaas oo hadii aan la'dabo qaban ay suurtogal tahay in ay noqoto LA MOOD NOQONSE WEYDAY! Full Article
Liiska Wafdiga u xilsaaran Mashaariicda Saudi Arabia ka fulineyso Soomaaliya: Full Article
Waagacusub.net 1- Farmaajo wuxuu baarlamaanka uga khudbeeyay iney dhaqan xun tahay Madaxweyne iyo Ra'isulwasaare maalin kasta diyaarad saaran oo bishii seddex mar baxaayo,wuxuu ballanqaaday ineysan taas dhici doonin oo safaradda dibadda u diri doono Wasiir Khaarijiga laakiin isagga toban safar ayuu galay seddex bil gudahood ? Full Article
Xalay waxaan si toos ah u daawanayey khudbad Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu u jeedinayey Soomaalida ku dhaqan Nairobi. Full Article
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article
Hungary has ordered 10 Russian diplomats to leave the country over activities Budapest says were incompatible with their diplomatic status, triggering an angry response from Moscow and marking one of the clearest signs yet of Hungary's dramatic foreign-policy realignment. Full Article
BERLIN — September 8, 2026 — Germany has entered a new period of political uncertainty after the far-right Alternative for Germany, AfD, scored a historic landslide victory in Saxony-Anhalt, dealing a severe blow to Chancellor Friedrich Merz and his governing coalition. Full Article
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States. Full Article
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
Akhri Dad caana oo Muslim aheyn ayaa qiray in Nabbi Muxamad NNKH ahaay ?
Qoraalo ay sameeyeen dad caan dunidan ka ah laakiin aan Muslim ahayn ayaa waxay qirayaan in qofki ugu saameynta badnaa uguna waynaa xaga Caqliga, Maskaxda, Hogaaminta iyo Akhlaaqdaba uu ahaa Nabbi Muxamed ( SCW ) waxaana raggaas ay kala yahiin kuwan.