HEADLINES:

[Sirculus] Diyaarado qarsoodiya oo habeenkii isticmaala garoonka Muqdisho ?

0
Tuesday August 02, 2016 - 00:50:39 in Articles by Super Admin
  • Visits: 14785
  • (Rating 4.7/5 Stars) Total Votes: 6
  • 5 0
  • Share via Social Media

    [Sirculus] Diyaarado qarsoodiya oo habeenkii isticmaala garoonka Muqdisho ?

    Waagacusub.net - Habeen walba waxaa Garoonka diyaaradaha Muqdisho ka dega kana duulo qiyaastii 10 diyaaradood sida ay Waagacusub u sheegeen Saraakiil ka tirsan Nabadsugidda iyo Boliiska Garoonka iyo diblomaasiyiin ku nool Xeradda Xalane.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.net - Habeen walba waxaa Garoonka diyaaradaha Muqdisho ka dega kana duulo qiyaastii 10 diyaaradood sida ay Waagacusub u sheegeen Saraakiil ka tirsan Nabadsugidda iyo Boliiska Garoonka iyo diblomaasiyiin ku nool Xeradda Xalane.

Diyaaradahaan oo ka dega garoonka oo mugdiya waxaa la rumeeysan yahay iney qaarkood qaataan Maxaabiis lagu soo wareeysto Maraakiibta badweynta taagan halka kuwa kalena lagu xado Dahab iyo Macdan.

Mogadishu Airport waxaa la xiraaa shanta galabnimo ,iyadoo habeenkii uusan shaqeeyn Garoonka.

Saraakiisha Amaanka Dowladda Muqdisho ayaan ka hadli karin kadib markii uu xumaaday xiriirka siyaasadeed iyo kan Amni ee Madaxweyne Xasan Garguurte iyo Dowladda Mareykanka.

Diyaaradaha badankood ka soo duula Jibouti iyo Maraakiibta Badweynta taagan ayaa todobaad ka hor waxeey garoonka gudahiisa ka shideen Leeyrar shacabkii Muqdisho argagixiyay kuwaas oo loo qaatay inuu Cir gaduud xun dhacay.

Sikastaba, Diyaaradaha Ciidan ee habeen walba isticmaala garoonka waxeey halis ku yihiin amniga,waxaana dhici karta iney socdaan hoowlgalo qarsoodiya sida in Maxaabiista Soomaaliyeed lagu soo jirdilo dibadda ama la xado hantidda Qaranka oo aan maain cad laga dhoofin karin Garoonka Muqdisho.

Share on Social Media

XOG: Xildhibaano Odayaal Waxgarad Ku heyb ah RW Khayre oo Qorshe ka dhan Muqdisho ka wada?

Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article

 

Wardegdega Daawo Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab oo kullan qarsoodiya ku yeeshay Villa Somalia

Saraakiil ka tirsan Sirdoonka Madaxtooyadda Somalia ayaa Waagacusub u xaqiijiyay inuu xalay kulan qarsoodiya dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Afhayeenka Al-Shabaab. Full Article

 

[Daawo] fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay

Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article

 

Ra'iisal Wasaare Kheyre oo cambaareeyey qaraxyada ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, March 13, 2017------Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada saaka ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agagaaraha Warshadii hore ee Nac-naca oo fariisin u ah ciidamo ka tirsan kuwa XDS iyo qaraxa labaad ee lala beegsaday hotelka Wehliye. Full Article

 

[Daawo] Fadeexadda Duqa Muqdisho oo tuuganimo weyn ku kacay

Daawo Fadeexadda Duqa Muqdisho oo tuuganimo weyn ku kacay Full Article

 

[Daawo] Shoowgii Yurub Geenyo Xamar iyo heesta Muqdisho oo ay Xildhibaano madax la jiibiyeen

Daawo Shoowgii Yurub Geenyo Xamar iyo heesta Muqdisho oo ay Xildhibaano madax la jiibiyeen Full Article

 

[Dhageyso] Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Mohamed Tobanle oo heestii ugu macaaneed u qaaday Muqdisho

Dhageyso Fanaaniinta Yurub Geenyo iyo Mohamed Tobanle oo heestii ugu macaaneed u qaaday Muqdisho Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article