
"Shoowga waxaa ka soo baxay 12 kun oo dollar laakiin Fanaan BK ayaa lacagtii qaatay wuxuuna sida qof martiya laba kun siiyay Axmed Biif” ayuu yiri Fanaan goobjoog ka ahaay wixii ka dhacay shoowgii Hargeysa.
Fanaan Axmed Biif oo caawa la hadlay Waagacusub isagoo jooga Emirate-ka ayaa ku jawaabay " Waa run wuxuu Fanaan BK i siiyay laba kun oo dollar, aniga ayaana shoowgaas lahaay ,lacagtii kale isaga ayaa qaatay laakiin anigu waxaan ka raacayaa gobanimadda ,lagamana yaabo inaan wax qalada ku sameeyo”
Fanaan Axmed Biif wuxuu tibaaxay inuusan shoowga Mohamed BK ee Emirate-ka kala qeyb qaadan doonin isagoo ku eedeeyay inuu mar labaad xumeeyay oo lacagtii ka soo baxday shoowgii Hargeysa isaga kala baxsaday.
"Walaal Shoowgu waxaa loogu magacdaray xaalmarinta Axmed Biif,waxaa ka soo baxday 12 kun oo dollar sidaas darteed ma xaqbaa inuu walaalkeey sida qof martiya iga siiyo laba kun oo dollar” ayuu yiri Axmed Biif.
Sikastaba ha ahaatee, waxeey ila wareedyo muhiima sheegayaan inuu hadda xoogeeystay dagaalka u dhaxeeya BK iyo Biif iyadoo uusan salaan ugu tegin markii uu BK ka degay Dubai.
horde Full Article
Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa tibaaxaya in Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac uu ku guda jiro sidii uu magaca wasaarada ugu dhoofin lahaa dad marka uu ka qeyb galayo shirarka caalamiga ah. Full Article
Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayey magac xumo weyn ka soo gaartay nin ka tirsan Urur diimeedka Al Itixaad kaas oo lagu magacaabo Saciid Xuseen Ciid. Full Article
Muqdisho, March 13, 2017------Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada saaka ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agagaaraha Warshadii hore ee Nac-naca oo fariisin u ah ciidamo ka tirsan kuwa XDS iyo qaraxa labaad ee lala beegsaday hotelka Wehliye. Full Article
Daawo Rag Cadaana oo Hargeysa ku afduubtay gabdho ay kelyaha iyo beerka kala baxeen iyo gabadh Fanaan caana dhalay oo ka badbaaday Full Article
Waagacusub.net - Madaxweynaha ku meel gaarka ee Maamulka Jubaland Mr Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu xiriirka u jari doono Dowladda Somalia haddii aan Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta loo magacaabin Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ethiopia oo lagu magacaabo Mohamed Jama Mursal [Mr Geelle] Full Article
Daawo falkii ugu naxdinta badnaay ee Hargeysa ka dhacay kadib markii Nin laga dhigay gabadh Malxiisa Full Article
Daawo sidii loo xiray Wariye Coldoon oo Hargeysa ka degay Full Article
hordhac Full Article
Daawo Odayaashii Isaaqa oo baarlamaanka isku dhex garaacay iyo xiisad ka taagan Hargeysa Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology.
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence.
MOGADISHU / MINNEAPOLIS — Somali rapper Sharmarke Abdinasir Mohamed, widely known as Sharma Boy, is facing renewed scrutiny following allegations that he used threats, blackmail and sustained pressure to obtain thousands of dollars from a Somali-American woman in the United States.
MOGADISHU — Concerns are growing among Somali intellectuals, civil society organizations, retired military officers, and democracy advocates that Somalia is entering a dangerous period of political instability marked by increasing militarization and shrinking space for democratic participation. The concerns come amid escalating confrontations in Mogadishu and reports of civilian casualties, displacement, and destruction resulting from recent clashes between government forces and opposition-aligned groups.
Prominent Somali investigative journalist and philanthropist Dahir Abdulle Alasow has been honored with the prestigious Humanitarian of the Year 2026 Award, recognizing his growing humanitarian impact through the international charity organization Alasow Foundation.
Dutch riot police arrested 24 people on Saturday after a demonstration in The Hague descended into violence, with protesters throwing fireworks and other objects at police officers. Full Article
DUBLIN (Waagacusub.net) — The International Monetary Fund has warned European policymakers that the rapid expansion of artificial intelligence could boost economic productivity while also disrupting labour markets, widening inequality, straining electricity networks and increasing Europe's dependence on foreign technology. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union has opened the door to an unprecedented new relationship with Canada, with European Commission President Ursula von der Leyen proposing that the country become the bloc's first-ever "associate member." The proposal, announced on September 16, could significantly deepen cooperation between Canada and the 27-member European Union in defence, energy, critical minerals, artificial intelligence and digital trade. Full Article
BRUSSELS (Waagacusub.net) — The European Union is moving toward one of the world's toughest child-safety regimes for social media, with the European Commission proposing to prohibit children under 13 from holding social media accounts and impose strict safeguards on teenagers. Full Article
The European Union is dramatically expanding its economic and strategic engagement with Greenland, committing another €200 million as the Arctic island becomes an increasingly important arena of competition over security, critical minerals, infrastructure and geopolitical influence. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Topnews:-]Fanaan BK oo mar labaad Hargeysa ku dhacay Axmed Biif iyo dagaalkii ugu xumaay ?
Fanaanka Axmed Biif ayaa markii ugu horeeysay shaaca ka qaaday inuu Fanaan Mohamed BK mar labaad ku dhacay kuna xumeeyay Hargeysa kadib markii uu ka qaatay lacagtii laga helay bandhig faneedkii loogu magacdaray Xaalmarinta Axmed Biif.