Ciidanka la tababaray waxeey dhan yihiin seddex dufcadood oo tiradooda gaareeyso 850 Askari . Waxaana lagu tababaray Xerro Agoon oo ka soo horjeedaa Damaanyo.
Ciidanka oo loo qeeybiyay shan harumood waxaa laga qoray beelaha Raxanweyn, Dirta Koofureed iyo Jareerweyne.
"Qabiiladda qoran kara Askarinimadda waa Raxanweyn ,Jareerweyne iyo Dir koofureed,lamana ogola Hawiye qof u dhashay inuu ka mid noqdo”sidaasi waxaa yiri Sarkaal ka tirsan Ciidanka tababarka dhameeystay una dhashay beesha Hawiye balse sheegtay inuu yahay Biyomaal.
Askarta tababarka la siiyay waxaa lagu waardiyeeyaa Xeradda loo yaqaan Xerro Agoon ,waxaana dusha ka ilaaliya Ciidan Uganda u dhashay .
Askartu ma yaqaaniin waxeey yihiin iyo waxa loo tababaray tusaale iney Boliis yihiin, Iney Melleteri yihiin iyo iney Nabadsugid yihiin.
Qoryaha lagu tababaro nuucoodu waa Cali Shucaac [VZ58] Iyo qori kale oo nuuciisa yahay VZ59. Waana qori ku cusub Somalia .
Gudaha xeradda waxaa ku taal Maqaayad laga cunteeyo oo markiiba ay fariisanayaan afar boqol oo Askari.
Askarta dawadooda waa lacag la-aan ,xitaa waalidkood waxeey leeyihiin xaquuq in loo daweeyn karo.
Askarta looma oggola iney su-aalo weeydiiyaan Saraakiisha tababarka siineeyso.sidoo kalena Xeradda gudaheeda telefoon looma oggola laakiin fasax ayey qaadan karaan.
Ciidanka ay tababareen Emirate-ka 55% waxeey u dhasheen beesha Biyomaal.
"Ma oggi meel la ii wado ,waana dhameeystay tababarkii Ciidan ,waxaan ku jiraa wax cun ,cab ,seexo” sidaasi waxaa yiri Askari xalay fasax uga soo baxay Xeradda oo wareeysi siiyay Waagacusub Media.
Askarta Somalida ee Emirate-ka tababaraan Waxeey Mushaar u qaataan bishii 200$ Laba boqol oo dollar.Waana Ciidan dhameeystay tababarkii laakiin xero lagu ilaaliyo laba sano iyo bilooyin halkii ay aheyd iney iyagu amaanka la wareegaan oo Nabadgelyadda gacan ka geeystaan.
Dowladda Somalia lafteeda waxeey sheegeen ineysan wax badan ka ogeeyn Ciidankaa waxa loo diyaarshay iyo waxeey qaban doonaan laakiin la yaabku wuxuu yahay iney Dowladda Emirate-ka hadda biloowday qoris Ciidan Kumaandoos ah kuwaas oo qoritaankooda uu ka socdo Xeradda Nabadsugidda Dhagaxtuur ee Muqdisho.
Ciidanka cusub ee la dhisaayo ayaa sidoo kale laga ilaaliyay Askarta u dhalatay beesha Hawiye.
Farsamooyinka ay isticmaalayaan Emirate-ka waxaa ka mida iney qofka ku leeyihiin yaad tahay haddii uu sheegto Hawiye,waxeey ugu jawaabayaan "Maanta maaha maalintii Hawiye la qoraayey ee maalin kale soo laabo” .
Sikasaba ha ahaatee,inkastoon dib ka soo gudbin doono warbixin ku saabsan Ciidanka Emirate-ka Carabta tababareen iyo kuwa cusub ee kumaandooska hadana Sarkaal ka tirsan Safaaradda Emirate-ka ee Muqdisho wuxuu sheegay in Ciidankaan lagu fashilin doono Mashaariicda Turkiga ee Muqdisho iyo Saldhigga Melleteri ee Turkiga uu ka furanaayo Somalia.
La soco xogtaan inshaa allaah.
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article
Mudaneyaal ka kala tirsan Baarlamanka Fedaraalka Somalia Iyo Maamulka Galmudug Kuna heyb ah ra'isal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay Olole logu mucaaradayo Xukumadiisa. Full Article
Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Dowladda Uganda iney Ciidankooda jooga Somalia iska bixi karaan xilli kasta kadib markii uu Dowladda Ethiopia ka helay 50.000 oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga dalkaas kuwaas oo caawa gaaray degaanka Leego ee gobolka Shabeeladda hoose ,sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Amisom iyo maamulka Shabeeladda hoose. Full Article
Waagacusub.net - Xildhibaan Mustafe Dhuxuloow oo ka mida seddexda qof ee daaha gadaashiisa ka maamula Xafiiska Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayaa safar degdega ugu baxay dalka Emirate-ka Carabta kadib markii sida la xaqiijiyay uu ku guuleeystay fashilinta Xukumadda Ra'isulwasaare Kheyre. Full Article
DALKAAN LAGUMA MAAMULI KARO WAREEGTO IYO WARSAXAAFADEED! Full Article
Dib u dhiska ciidanka xooga dalka Soomaaliya qof kasta Soomaali ah oo awooda inuu wax ku darsado ka qeyb qaato way tahay balse ciidamada xooga dalka la dhisayo ma kuwa haatan golaha amniga qaranka Muqdisho ku shiraya isku heystaan qaab qabiil haloo qeybsado iyo qaab maamul goboleed haloo qeybsado miyaa? Full Article
Liiska Wafdiga u xilsaaran Mashaariicda Saudi Arabia ka fulineyso Soomaaliya: Full Article
Daawo fadeexadda dhalinyaraddii Mareykanka uu ka masaafuriyay Duqa cusub ee Muqdisho oo afka furtay Full Article
Waagacusub.net - Admiral Maksimov oo ahaa taliyaha Ciidamadda Badda ee Ruushka qaybta Waqooyi oo warbixin sira ku kashifay in Ciidamada badda ee dunida ee ku qulqulayeey badda Somalia iyo gacanka carbeed iyagoo ku gabanayey la dagaalanka budhcad badeeda ,iyo argagixisada u arrinkaas ahaa Been abuur lagu daboolayey dilaac weeyn oo badda kala baray iyo God weyn oo albaab u eg oo ka furmay badda u dhaxaysa Somalia iyo Yemen . Full Article
Muqdisho, March 13, 2017------Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa cambaareeyey qaraxyada saaka ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka kala dhacay agagaaraha Warshadii hore ee Nac-naca oo fariisin u ah ciidamo ka tirsan kuwa XDS iyo qaraxa labaad ee lala beegsaday hotelka Wehliye. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation.
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown.
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa.
President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.
Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.
Waagacusub.net- Somalia's army and Jubaland forces are teetering on the edge of conflict, as the military buildup intensifies daily and tensions show no signs of de-escalating, Caasimada Online news website reported on Monday. Full Article
Somalia's government on Sunday accused Ethiopia of smuggling arms into the country for the fourth time this year, further alleging its involvement in supporting regional officials, subject to court warrants and actively pursued, in efforts to destabilize the nation. Full Article
Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and Jubaland leader Ahmed Madobe, previously allies in the nation's political landscape, now find themselves on the brink of war after a divisive National Consultative Council meeting revealed profound rifts, prompting both sides to mobilize for a possible showdown. Full Article
In July 2009, Mahad Ibrahim Hamarow kidnapped French officers Denis Allex and another officer who escaped from the Sahafi Hotel in Mogadishu and then joined Al Shabaab. In the same year, he fled to Kenya, this was confirmed by Hizbul Islam Spokesman Mr Aydarus. - In 2010, Mahad Hamarow went to South Africa for migration, that's how we found out in the investigation, we were also told by Mohamed Isse and his brother Somaney who lives in Johannesburg South Africa. Full Article
Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[Sir halisa:-] Emirate-ka oo Muqdisho ku tababaray Ciidan laga ilaaliyay qabiilka Hawiye iyo halista ku xeeran ?
Dowladda Emirate-ka Carabta ayaa Muqdisho ku tababartay Ciidan la rumeeysan yahay in loo diyaarshay iney ka hortagaan danaha Dowladda Turkiga ee Somalia.sida ay Waagacusub u sheegeen Saraakiil ka tirsan Hay'adda Sirdoonka NISA.