HEADLINES:

[Topnews:-] Jabhadda SNM oo Fariin xasaasiya u dirtay Hawiye iyo Madaxweynaha Jibouti "Majeerteen in laga aargoosto"

0
Friday October 07, 2016 - 01:45:19 in Articles by Super Admin
  • Visits: 10178
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Jabhadda SNM oo Fariin xasaasiya u dirtay Hawiye iyo Madaxweynaha Jibouti "Majeerteen in laga aargoosto"

    Sarkaal ka tirsan Jabhadii SNM ayaa fariin xasaasiya u diray Jabhadii USC - Beelaha Hawiye iyo Madaxweynaha Jibouti. wuxuuna si caro leh uga hadlay duqeeyntii Ciidanka Mareykanka kula kaceen askartii iyo shacabka Galmudug iyadoo Puntland sheegatay xa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sarkaal ka tirsan Jabhadii SNM ayaa fariin xasaasiya u diray Jabhadii USC - Beelaha Hawiye iyo Madaxweynaha Jibouti. wuxuuna si caro leh uga hadlay duqeeyntii Ciidanka Mareykanka kula kaceen askartii iyo shacabka Galmudug iyadoo Puntland sheegatay xasuuqaas. wuxuu sarkaalkaas qoraalkiisa ku bilaabay sidaan :-
FARRIIN KA:   Ururka SNM.
KU SOCOTA:  Dadweynaha Galmudug, 
                      Cadawga Galmudug.
                      Sadexda Madaxweyneyaasha ee Samale.


Ujeedo:  Tacsi, wargalin iyo digniin.

                Anago ah Ururka SNM ee Somaliland. waxan tacsi uu direeynaa dadka walalaha  reer Galmudug. Waxan idinla daremeyna gardarada, waxan diyaar  nahay  garab iyo gargaar . Ururka SNM wuxuu diyaar uu yahay in uu yimaado goobaha wax ka dhaceen haddii aad noo bahataan oo aad noo yeertiin. 

(1) - Fariintayada koowaad waxey ku aadan tahay qolooyinka uu heysta in Galmudug kaligeed tahay ama ay tahay madi aan walaal iyo tol laheyn. Waxan idinka digeynaa in dadka Galmudug ey ka tirsan tahay qaran xoog leh , markii dhalasho timaado. oo USC iyo SNM wali jogaan haddii loo baahdo.

(2) - Fariintayada labaad waxa ey ku aadan tahay, Sadexdayda Madaxweyne ee maanta.

A ) -  Mudane Ismaciil Geelow, ma ilowday heybtaada, maxaad uga aamusan tahay kuwa loo colaadinayo heybta ay kula wadagaan, dhiiga odagii DIR ee ku dhalay, makaa suulay?

B ) -  Mudane Xasan Shiekh Maxamudow, Kumee ?  ma joogtide , xagee jirtaa ? Miyaad badashay heybtaad , mar haddii ey Somaliyi habar habar iyo bah bah noqotay.

C) -   Mudane Ahmed Maxamud Silanyo, Adiga inkasto aadan aqoonsi heysan, kuna gabeen kuwa maanta in aad uu hiiliso ka mudan, oo garan waayeen iney dantood ku jirto  in dawlad sadexaad tolkood yeesho iyo in iyagoo Somaliya ah hadana sida dalalka Carabta ama Kanada iyo Mareykan ey dan uu tahay in IRIR Samaale uu yeesho sadex dawladood, oo dawlada Xamar iyo Jabuuti ey helaan mid sadexaad oo la yiraaho Somaliland, Hase yeshee, Silaanyow ha ka aamusin arrin maanta meesha ey mareyso oo la isu soo baheysto Galmudug. Siilaanyow ku mee?

(3)-   Fariintayada sadexaad waxa ey uu socotaa ilma adeertaye Hawiye guud ahaan. Maanta waxanu taaganahay maalintii 1989. ee habar wacashada. Anagu ma waligaya ma ilowbeyno geesiyadii USC , Jeneraal Caydiid, Duliyihii dayaarada ee Abgaal Gashaanle sare Xuseen, iyo Talyihii tangiyada ee geesiga ahaa Dhame Dahir Yare iyo taarikhda ey ku leeyihiin halgankii aan la galnay Faqash iyo garabka ey ka geysteen. Hawiyow, Maantana waxan sidii oo kale USC iyo SNM ayey arrintu taagan tahay. Hase yeeshee, in cadawgiin idinka dhaadhiciyo hor istaag aqoonsiga Somaliland oo dalkiinii labaad ah, waxanu dareemeynaa doqonimo. ayagoo madax idinku weyneyey idinka madaxweyna ah , dib uga fakara. ogaada hiilkeena aan isku leenahay iyo iskaashigu waxa  ku samaan iyo xoog badanaan lahaa anagoo dawlada badan leh. ee ogaada.                             



                                                                                                                                 Wa bilaahi towfiiq. Halgan wali ma dhamaan guul.
                                                                                                                                 Horjooge. Cali Guleed Cige.    SNM.
Share on Social Media

Djibouti:Protect Jailed Air Force Pilot's Rights

Allow Peaceful Protests, Protect Media Freedom Djibouti's authorities should impartially investigate alleged mistreatment of a detained former air force pilot and ensure that his due process rights are respected, Human Rights Watch said today. The authorities have repressed peaceful protests that broke out in response to the pilot's detention. Full Article

 

Ethiopia, Somalia urge dialogue to resolve Eritrea, Djibouti dispute

Ethiopia, Somalia urge dialogue to resolve Eritrea, Djibouti dispute Full Article

 

Hassan Sheikh "SFG Leadership Should Review Its Stance on The Djibouti-Eritrea Dispute

Hassan Sheikh "SFG Leadership Should Review Its Stance on The Djibouti-Eritrea Dispute Full Article

 

Ethiopia Working to Resolve Eritrea-Djibouti Impasse

Ethiopia Working to Resolve Eritrea-Djibouti Impasse Full Article

 

DEG DEG DHAGEYSO: XILDHIBAANO LAGU XIRAY BAYDHABO IYO XIISAD AAD U KACSAN OO LAGA DAREEMAYO?

Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugida Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ku Xayirey Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed kuwaasi oo ka Tagay Magaalada Muqdisho. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Maxaabiista Ethiopia ku wareejisay Kheyre oo si sharciya u dhameeystay Xabsiyadii lagu xukumay ?

Dawladda Itoobiya ayaa ku wareejinaysa Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre Maxaabiis Soomaali ah oo tiradoodu gaarayso 120 Maxbuus, kuwaas oo ku xirnaa Xabsiyo ku yaala Dalkeeda, loona haystay Dambiyo ay ka mid yihiin Aragixisanimo. Full Article

 

Akhri Liiska qabiiladda Wafdiggii Saudi Arabia tegay iyo sida Hawiye looga ilaalshay.

Liiska Wafdiga u xilsaaran Mashaariicda Saudi Arabia ka fulineyso Soomaaliya: Full Article

 

[Topnews:-] Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir

Waagacusub.net - Liiskii ugu yaabka badnaay ee ay ka soo dhexmuuqdeen gabdho Saaxiibo la ah Wasiiradda iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa soo baxay. Full Article

 

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo ku guuldareeysatay Mashruucii Mareykanka ee Malaayiinta dollar kadib markii Puntland diiday ?

DAWLADDA FARMAAJO OO KAMID NOQOTAY MAAMUL GOBOLEEDYADA. SHAQADA XILDHIBAANADA IYO SENATORS -KANA MEEL UGA DHACDAY! Waagacusub.net - Shirkii Qeybsiga Kaluunka Tunada Badweynta Hindiya oo u dhaxeeyey wasiiradda Kaluumeysiga Maamul Goboleedyada iyo dowladda Dhexe oo Guuldarro ku soo dhamaaday! Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

President Mahad Salaad: the Only Guarantor for Galmudug's Security and Prosperity

Galmudug State is not just the geographic heart of Somalia but the quintessential soul of the Somali nation. Within Galmudug, all the major Somali clan lineages- the Hawiye, Dir, Darood and Madhibaan are represented. No other Somali region or state is home to such diverse and influential clans with such extensive historical significance in Somalia as found in the Galmudug territory. Economically, Galmudug in 2024 is set to be the first location for the offshore oil and gas that the Somali Federal Government in partnership with the Houston-based American company, Coastline Exploration have commenced work on off the Hobyo coast since 2021. Full Article

 

Somalia's leader mourns death of Namibia president

Waagacusub.net - Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday mourned the death of Namibia President Hage G. Geingob and sent condolences to the government of the African country. Full Article

 

Somalia's ex-president warns of risk of 'political crisis' over plans to overhaul constitution

Waagacusub.net - Somalia's former President Mohamed Abdullahi Farmajo on Monday warned of the risk of political crisis over plans by the incumbent President Hassan Sheikh Mohamud to overhaul the constitution. Full Article

 

Egyptian President says will protect Somalia against anz threat

Waagacusub.net - Egyptian President Abdel Fattah el-Sissi said his country will protect Somalia against any threat in what can be described as an indirect response to recent Ethiopia's move to access the seaport of Somaliland. Full Article

 

Egypt Condemns Suicide Bomber Attack in Somalia

Egypt on Tuesday condemned a suicide bomber attack in Somalia that killed at least 20 soldiers. The attack took place at a training camp in the Somali capital, Mogadishu, on Monday. The al-Shabab terrorist group claimed responsibility. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article