
Sida la wada ogyahay waxay Madasha Qaranku u qoondaysey gobollada woqooyi ee dalka 11 xubnood oo u metala Aqalka Sare. Waxaa kale oo Madashu isku raacday in doorashada Barlamaanka beelaha deggan Somaliland ay yeelato hannaan u gaar ah isla markaana waxay Madashu u qoondaysay degaannada Sool, Bariga Sanaag iyo degmada Buhoodle saddex kursi sida ku cad war-murtiyeedka shirkii Madasha Hoggaanka Qarnka ee 2-9 August 2016. Iyadaoo la isu diyaarinayo hirgelinta hannaanka doorashooyinka u gaarka ah Gobollada waqooyi, ayaa Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Federaalka waxaa ka soo baxay qoraal uu ku tilmaamay hab-raac doorashada Aqalka Sare ee gobollada Waqooyi laakiin uu ku soo saaray go’aammo uu keli ku yahay oo aan Madashu la qabin, sida ay qoraal iyo Afba ugu caddeeyeen Xubnihii Madashu dhammaantood. Sidaa darteed Beelaha dega gobollada Sool, Sanag Bari iyo degmada Buhoodle, waxay si buuxda uga soo horjeedaan go’aamadaas sababaha soo socda awgood. Guddoomiyihii ee Barlamaanku wuxu si cad meesha uga saaray qoondadii degaannada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle in ay xubno ku yeeshaan Aqalka Sare sida ka muuqata dhismaha Guddiga Fulinta, iyo habraaca doorashada Aqalka Sare oo uu ku saleeyey 4.5 isaga oo si cad u’ baalmaray in xubnaha Aqalka Sare lagu saleeyo maamul goboleedyo. Guddoomiyaha Barlamaanku wuxu 10kii bishan Nofember magcaabay 7 xubnood guddiga Fulinta doorashooyinka dadban ee 2016 oo beel keliya ah wuxuna si cad uga reebay gobolka Sool, Sanaag Bari iyo Buuhoodle. Guddoomiyihii Baarlamaanku wuxu duubabka soo dooranaya ergooyinka doorashada ku koobay beel keli ah isaga oo si cad uga reebay saxiixayaasha ka soo jeeda Sool, Bariga Sanaag iyo Buuhoodle oo qaarkood joogaan magaalada. Guddoomiyuhu wuxuu si cad u baalmaray heshiiskii ahaa in Aqalka sare loo qaybsaday Maamulo iyo Degaan, isagoo u dhigay in beel gaar ahi qaadato iyo in uu ka tegey beelihii Harti woqooyi oo kala bar dega Gobollada Woqooyiga. Nooma suura-gelin guddomiye Maxamed Cisman Jawaari kala hadalno arrimahan isaga oo sidii caadadiisa ahayd, dalka ka dhoofay markuu go’aankan beenta ah soo saaray kuna faafiyey website-yada Maadaama Guddoomiyahu ka tallaabsaday sharciyaddii habraaca oo ay ahayd waxkastoo laga beddelayo heshiiska in ay madashu u wada dhan tahay, uuna si cad u marin habaabiyey Hannaankii doorashada , waxanu Madasha Hoggaanka Qaranka, Guddiga Doorashooyinka iyo Beesha caalamkaba ka cosaneynaa iney noo diyaariyaan sidii aannu u dooran lahayn 3dii Kursi ee loo qoondeeyey degaannada Sool, Sanaag Bari iyo Degmada Buuhoodle.
WA BILLAAHI TOWFIIQ
Waagacusub.net - Dawladda Somalia oo uu hogaanka u hayo Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo aan ka mid ahayn Urur Diimeedyadda ka jira Somalia ayaa markii ugu horaysay waxaa la dareemayaa in Xafiisyadda Maamulka ay awood ku yeelanayaan Xubno ka socda Urur Diimeedyadda Somalia. Full Article
Waagacusub.net - Wariye Ismail Mukhtar Omar Oronjo oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka ayeey Illaaladda Gud Aqalka Sare, C/xaashi ku jirdileen Albaabka Hoygiisa. Iyagoo wata Macawiso. Una muuqda Maleeshiyaad. Waxaana falkan uu meesha ka saarayaa Rajadii ay Wariyayaal badan uga fadhiyeen Masuuliyiintan oo loo arkayay Wadaniyiin ka fogaan kara Tacadiyadda Shacabka. Full Article
Daawo Fanaanadda Nasteexo Indho oo Xawaare sare ku duushay sanadkaan Full Article
Waagacusub.net - Madaxweynaha cusub ee Somalia Mohamed Farmaajo ayaa saakay Ra'isulwasaare u magacaabay ninkii ugu khaa-insanaa Somalia ,taas oo ka dhigan iney rajadii Somalia god dheer ku dhacday. Full Article
Daawo Lama arkaan oo sheegay sir ku saabsan sida loo dili rabo Madaxweyne Farmaajo Full Article
Kooxda AlShabaab ayaa si lama filaan ah uga hadlay Doorashadii Madaxweyne Farmaajo, iyo Sababta ay shacabku ugu dabaal degeen. Full Article
Madaxweynaha cusub ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa marki ugu horeysay Ka hadlay arrimo kala duwan oo ay kujiraan qorshihiisa 100-ka maalmood ee soo socda iyo Raysal wasaaraha uu soo Magacaabi doono. Full Article
Musharaxii xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Cali Xaaji Warsame oo looga guuleystay doorashada ayaa eedeyn u jeediyay madaxda maamul goboleedka Puntland. Full Article
hordhac Full Article
Waxgarada iyo siyaasiyiin kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan inuu muddo 7 maalmood ah xilka uga dego, iskuna casilo. Full Article
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups.
The Federal Republic of Somalia has issued a strong diplomatic condemnation following an unauthorized visit by Israel's Minister of Foreign Affairs to Hargeisa, declaring the move a grave violation of Somalia's sovereignty, territorial integrity, and political unity.
Washington – U.S. President Donald Trump has announced the immediate cancellation of deportation protections for Somali nationals living in the state of Minnesota, sending shockwaves through one of the largest Somali diaspora communities in the world. In a strongly worded post shared online, President Trump stated: "Somali gangs are terrorizing the people of that great State, and BILLIONS of Dollars are missing. Send them back to where they came from. It's OVER!" The message has triggered widespread fear among Somali immigrants and families in Minnesota, many of whom have lived in the United States for decades and built stable communities.
By Dahir Abdulle Alasow – Investigative Sports Journalist Amsterdam – 18 November 2025 =The Dutch national football team is celebrating a historic achievement after officially qualifying for the FIFA World Cup 2026 with a dominant 4–0 victory over Lithuania in Amsterdam on Monday night.
Addis Ababa, Ethiopia – In a move highlighting Ethiopia's growing focus on Gulf partnerships, Prime Minister Abiy Ahmed has appointed Ambassador Jamal Bakar, a senior diplomat from the Somali Regional State, as the country's new Ambassador to the United Arab Emirates (UAE).
MOGADISHU, Somalia — Turkey's growing political, military, and economic influence in Somalia is increasingly drawing attention across the Horn of Africa and Red Sea region as geopolitical competition intensifies between regional and international powers. Full Article
Somalia is facing a deepening humanitarian and political crisis following widespread forced evictions, deadly security operations, and escalating tensions between the federal government and opposition groups. Full Article
MOGADISHU, Somalia — Somalia's Defense Minister Ahmed Moalim Fiqi has sparked outrage after issuing strong threats against opposition leaders planning anti-government demonstrations in Mogadishu, warning that security forces would respond forcefully to any protests challenging the federal government. Full Article
The Associated Somali Journalists (ASOJ) has expressed concern over what it describes as growing pressure, intimidation, and suppression targeting independent media and freedom of expression in Somalia. Full Article
MOGADISHU, SOMALIA — Turkey is increasingly emerging as the dominant foreign diplomatic force in Somalia following the failure of political talks previously supported by the United States, the United Kingdom, and international partners, highlighting a major shift in influence inside Somalia's political landscape. Full Article
Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article
Former Intel official stripped from NISA membership Full Article
PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article
Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article
Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article
[WAR SAXAAFADEED] KU SAABSAN DOORASHADA XUBNAHA AQALKA SARE EE GOBOLLADA WAQOOYI
Waxa manta oo taariikhdu tahay 15.11.2016 shir isugu yimid Garaado, cuqaal, xildhibaanno, aqoonyahan, ganacsato iyo wakiillo ka socda ururada bulshada Harti Woqooyi oo ku sugan magaala madaxda Muqdisho. Waxay ka tashadeen sidii ay uga hortigilahhayee