HEADLINES:

[SirCulus] Haweeneey la shaqeysa ajnabiyiinta Xalane oo Laaluush badan ka qaadatay Galmudug

0
Thursday December 01, 2016 - 20:29:34 in Articles by Super Admin
  • Visits: 20750
  • (Rating 2.6/5 Stars) Total Votes: 5
  • 1 30
  • Share via Social Media

    [SirCulus] Haweeneey la shaqeysa ajnabiyiinta Xalane oo Laaluush badan ka qaadatay Galmudug

    Haweeneey lagu magacaabo Sahro Maxamed kuna faanta iney ka amar qaadato koox ajnabiyiina oo degan xeradda Xalane ee ku dhaw Garoonka Muqdisho ayaa lacago badan oo Laaluusha ka qaadatay shaqsiyaad damaaciyay iney ka mid noqdaan Baarlamaanka cusub ee S

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweeneey lagu magacaabo Sahro Maxamed kuna faanta iney ka amar qaadato koox ajnabiyiina oo degan xeradda Xalane ee ku dhaw Garoonka Muqdisho ayaa lacago badan oo Laaluusha ka qaadatay shaqsiyaad damaaciyay iney ka mid noqdaan Baarlamaanka cusub ee Somalia balse ku guuldareeystay ,sida Axmed Ducale Geelle Xaaf. ,Cabduqadir Jaahweyn,Cabdi Casiis Sheekh Yusuf iyo Guure

"Sahro Maxamed oo aheyd Madaxa kooxda guddigga khilaafaadka Galmudug waxeey lacago laaluusha ka qaadatay shaqsiyaad ku hungoobay iney kursigga Xildhibaanimadda helaan sida Ex Xildhibaan Xaaf oo siiyay boqol kun oo dollar” ayuu yiri xubin ka mida guddigga khilaafaadka oo Waagacusub la soo xiriiray.


Sahro Maxamed oo u dhalatay qabiilka Wadalaan Gorgaate uuna qabo Taliyaha Ciidanka Cirka Dable Biliote Waxaa laga soo eryay Galmudug ayadoo lagu eedeeyey in ay iska horkeen iyo fidno ku dhex abuurtay beelaha Galmudug taasoo ay si ula kac ah ugu takrifashay awoodii la siiyey

"Sahro Maxamed waxeey ugu hanjabeeysaa dadka iney ku xiran tahay diblomaasiyiinta reer Galbeedka ee degan Xalane ,waxeey u gudbisay dacwado been abuura, waxeey sidaas lacag uga qaadatay Musharaxiin ku guuldareeystay iney guuleeystaan laakiin wuxuu dhaqankeeda ceeb ku yahay Dowladaha reer Galbeedka iyo Xafiiska UNSOM” ayuu yiri masuul ka tirsan guddigga doorashooyinka Qaranka Somalia.

Sikastaba ha ahaatee, Masuuliyiin ka tirsan bulshadda rayidka oo Waagacusub la soo xiriiray waxeey Sahro Maxamed ku eedeeyeen iney tahay qof musuqmaasuqa ka dhigatay Caado iyadoo falkaasna Maxkamad lagu geeyn karo haddii cadeeymo buuxa lagu helo.

Share on Social Media

Daawo Xildhibaano Puntland Laaluush ka qaatay oo feer looga saaray baarlamaanka Galmudug ?

Waagacusub.net - Kalafadhigii baarlamaanka Galmudug ayaa guul ku dhamaaday kadib markii Xildhibaanadda u codeeyeen in doorashadda Madaxweynaha Galmudug la qabto 10 April 2017. Full Article

 

Topnews:- Ra'isulwasaare Kheyre oo ku ceeboobay Magacaabista Nin lacag badan ka dhacay Musharaxiintii guuldareeystay ?

Ra'isulwasaare Xasan Kheyre ayey magac xumo weyn ka soo gaartay nin ka tirsan Urur diimeedka Al Itixaad kaas oo lagu magacaabo Saciid Xuseen Ciid. Full Article

 

[Topnews:-] Magacyadda Somalidii Sacuudiga duqeeyay oo reer Somaliland iyo reer Khaatumo u badan

Waagacusub.net - Dadkii Sucuudigu Marin biyoodka Baabal-mandabka Ku duqeeyey waxay u badnaayeen kuwo u dhashay Burco iyo laascanod ,Hargeysa dhawr qof ayaa kaga jira. Full Article

 

[Daawo] Fanaanad Somalia oo Kastuumo iyo Funaanad kaliya hees ku soo qaaday muuqaal yaab badan

[Daawo] Fanaanad Somalia oo Kastuumo iyo Funaanad kaliya hees ku soo qaaday muuqaal yaab badan Full Article

 

[Daawo] Riwaayadda qosolka badan ee Qooto qooto qeybta 31 aad

Daawo Riwaayadda qosolka badan ee Qooto qooto qeybta 31 aad Full Article

 

[Daawo] Riwaayad qosol badan Nasteexo Indho -Laki Xaaji iyo Xuseen Shire

Daawo Riwaayad qosol badan oo Xille gube loogu magacdaray Full Article

 

[Daawo] isfaham waaga Somalida oo lagu cabiray sheeko filim qosol badan

Daawo isfaham waaga Somalida oo lagu cabiray sheeko filim qosol badan Full Article

 

[Daawo] iscasilaadda Madaxweynahii Galmudug oo India berri qaliin ku geli doona

Daawo iscasilaadda Madaxweynahii Galmudug oo India berri qaliin ku geli doona Full Article

 

[Daawo] hees waxaan ahay Darwiish oo fariin qiimo badan xambaarsan

Daawo hees waxaan ahay Darwiish oo fariin qiimo badan xambaarsan Full Article

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government.

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account.

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million.

UGANDA: New Cabinet Members and Ministers of State

I hereby inform the country that By virtue of the Authority given to the President of Uganda by Articles: 108(2), 108A(1), 113(1) and 114(1) of the 1995 Constitution of the Republic of Uganda, I hereby appoint H.E. the Vice President, Rt. Hon. Prime Minister, Honourable Cabinet Ministers and other Ministers as indicated below:

Journalists barred from covering Somali leaders' meeting

The Associated Somali Journalists is deeply concerned that journalists were today barred from covering the meeting of the leaders of the Federal Government of Somalia and Federal Member States (FMSs) as well as the Governor and Mayor of Mogadishu.

Somalia:War to Defeat Al Shabab Militarily

President HSM's Proclamation to Defeat Al-Shabab by Force in Somalia To overcome the complex problems of civil war, state fragility, and underdevelopment, the Somali people supported risky political changes for a government that promotes freedom, justice, peace, and prosperity in Somalia. For example, the Islamic movements enjoyed popular support to end the brutal reigns of warlords and the military occupation of Ethiopia and establish new government. Full Article

 

It secretly and unlawfully recruited about 7,500 young Somalis sent to Eritrea

Western Intelligence Agencies Oppose the Democratization of Somalia Intelligence Services (NISA) History documents the strong character of the Somali people associated with messy democratic rule that cherishes individual liberty, freedom of expression and opinion, Justice, and private entrepreneurship rather than with autocratic rule. British explorer, Sir Richard Burton wrote in 1856, "the Somalis are fierce race of republicans, constantly changing political loyalties – the Somalis lived in what amounted to a state of chronic, political schizophrenia, verging on of anarchy. Every freeborn man holds equal to his ruler and allows no loyalties or prerogatives to abridge his birthright of liberty." However, Somalis are docile to discipline and obedience if social mediation applied fairly. The appropriate model of government for Somalia is the democratic rule. Full Article

 

Somalia:$17 million external support has not been channeled through the country's single treasury account

Waagacusub.net -Auditor General Mohamed Ali alias Afgoi has exposed missing millions of dollars from key departments within the Federal Government of Somalia [FGS], in what could raise questions about government expenditures. In his report, Afgoi said 25 entities and three embassies have been audited. Unsupported expenditure amounts to $9M; contracts worth $31M not registered with auditor general's office, the existence of unauthorized bank accounts outside the Treasury Single Account. Full Article

 

Al-qaida Share ,IBS bank Somalia launches Visa Card Payment

Waagacusub.net - IBS Bank Somalia, which is believed to have the largest amount of money, Al-Qaeda Finance Secretary Fazul Abdallah from Comoros has started issuing Visa Card Payments for the first time. Al-Shabaab's finance secretary confirmed that Mohamed Ali Warsame had $ 157 million in cash, according to Khalif Ereg, who was later bribed with $ 2 million. Full Article

 

"UGANDA'S FIGHT AGAINST COVID 19 VIRUS, MAY DWINDLE OR SPARK UNLESS EMBRACED"

Waagacusub.net - Globally, scientists are camping in Laboratories to find a solution to the Covid-19 pandemic. Sometime in 2020, Dr Patrick Engeu Ogwang, an associate professor of Pharmacy at Mbarara University of Science and Technology (MUST) in Uganda, and a team of other researchers under PHARMABIOTRAC developed a herbal biomedical invention called Covidex. This innovation is said to be a broad spectrum natural remedy intended to manage and treat the Covid-19- Corona virus. Full Article

 

Hormuud telecom and Al-Shabaab's Strategy of Destroying Mobile Communication Masts

Hormuud's Assault on African Peacekeepers Figure 14: African Peace Keepers Hormuud launched a scorching public campaign against the Kenyan military forces in AMISOM in late August 2019. Full Article

 

Former Intel official stripped from NISA membership

Former Intel official stripped from NISA membership Full Article

 

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS.

PM KHEYRE USELESS AND COSTY OVERSEAS TRIPS. Full Article

 

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights

Abiy says 'New Year' will be celebrated in Eritrea, Ethiopian Airlines to resume flights Full Article

 

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa

Massive rise in Islamist militant attacks in Africa Full Article